OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profileg
OPM Somalia 🇸🇴

@SomaliPM

Official @X page for the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

ID:1144935463

linkhttp://opm.gov.so calendar_today03-02-2013 11:31:00

5,7K Tweets

629,3K Followers

3 Following

OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku bogaadiyey Shaqaalaha Soomaaliyeed hawlkarnimadooda iyo dhabar adaygga ay muujiyeen

Muqdisho, 01, May 2024:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Shaqaalaha

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ku bogaadiyey Shaqaalaha Soomaaliyeed hawlkarnimadooda iyo dhabar adaygga ay muujiyeen Muqdisho, 01, May 2024:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Shaqaalaha
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Prime Minister Hamza: 'Operation Atalanta has been instrumental in enhancing the safety and security of the Somali maritime domain.'

Mogadishu, April 30, 2024: The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Hamza Abdi Barre , has highlighted the strategic importance

account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Today, in , Prime Minister Hamza Abdi Barre officially inaugurated the launching event of the National Reconciliation Framework as part of the government's six-pillar tasks to achieve genuine reconciliation among the Somali people and advance the goal of a peaceful and

Today, in #Mogadishu, Prime Minister @HamzaAbdiBarre officially inaugurated the launching event of the National Reconciliation Framework as part of the government's six-pillar tasks to achieve genuine reconciliation among the Somali people and advance the goal of a peaceful and
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Deputy Prime Minister Salah Jama chaired a ministerial subcommittee meeting on stabilization, focusing on key government priorities for delivering vital services and development projects to the communities in liberated areas, which is the government's main task.

The Deputy Prime

Deputy Prime Minister @SalahJama chaired a ministerial subcommittee meeting on stabilization, focusing on key government priorities for delivering vital services and development projects to the communities in liberated areas, which is the government's main task. The Deputy Prime
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Ma Aqbalayno in markale aan ku laabano Doorashadii Teendhada”

Muqdisho, 30, Abriil 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Ma Aqbalayno in markale aan ku laabano Doorashadii Teendhada” Muqdisho, 30, Abriil 2024:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay mudnaanta siinayso hirgelinta
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Daahfuray Geeddi Socodka Hirgelinta Hannaanka Dhab-u-heshiin Qaran oo diiradda saaraya lix tiir oo ay saldhig u tahay sidii ummadda Soomaaliyeed si dhab ah uga heshiin lahaayeen

Today, H.E. Prime Minister Hamza Abdi Barre reviewed the outline of the pivotal approach for the Somali Government to take responsibility for food security data collection, analysis and reporting. Following a briefing on the challenges in the implementation of the Memorandum of

Today, H.E. Prime Minister @HamzaAbdiBarre reviewed the outline of the pivotal approach for the Somali Government to take responsibility for food security data collection, analysis and reporting. Following a briefing on the challenges in the implementation of the Memorandum of
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan gaara kaasi oo looga hadlaayey hannaanka sugidda badqabka cuntada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhageystay warbixin ku saabsan hab cusub oo ay dowladda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan gaara kaasi oo looga hadlaayey hannaanka sugidda badqabka cuntada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhageystay warbixin ku saabsan hab cusub oo ay dowladda
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee hannaanka casriyeynta dowladnimada.

Muqdisho, Abriil 29, 2024; Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey doorka warbaahinta hey’adaha dowladdu ay ka qaadan karaan hirgelinta

Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee hannaanka casriyeynta dowladnimada. Muqdisho, Abriil 29, 2024; Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey doorka warbaahinta hey’adaha dowladdu ay ka qaadan karaan hirgelinta
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda.

Golaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u dhexeeya heerarka kala duwan ee hey’adaha dowladda. Golaha
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Prime Minister Hamza Abdi Barre inaugurated the highly anticipated Somalia Investment Summit today in the capital city. This key event, aimed at showcasing Somalia’s robust investment potential, was strategically timed to capitalize on recent economic advancements, including

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya

Muqdisho, 24, Abriil 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayey sidii looga faa’iideysan lahaa fursadaha

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya Muqdisho, 24, Abriil 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Maalgashiga Soomaaliya oo lagu soo bandhigayey sidii looga faa’iideysan lahaa fursadaha
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan casho sharaf ah ku maamuusay Saraakiisha iyo Taliyeyaasha Ciidamada Turkiga ee saarnaa markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Turkiga oo maanta soo gaaray dalkeenna, kaas oo qeyb ka

Muqdisho, 23, Abriil 2024:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay Heshiis lagu mideynayo qaar kamid shirkadaha korontada bixiya ee Muqdisho, si shacabku u helaan koronto qiimo jaban, awood leh, la iskuna

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Xubno ka tirsan Baarlamaanka EAC .

Muqdisho, 21, Abriil 2024:- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Xubno ka tirsan Baarlamaanka EAC . Muqdisho, 21, Abriil 2024:- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Urur
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Prime Minister Hamza Abdi Barre met with Vladimir Orlié, Serbian Presidential Envoy for the Horn of Africa at his office today.

They discussed strengthening bilateral relations and cooperation between and .

PM Hamza expressed his gratitude to the Serbian

Prime Minister @HamzaAbdiBarre met with Vladimir Orlié, Serbian Presidential Envoy for the Horn of Africa at his office today. They discussed strengthening bilateral relations and cooperation between #Serbia and #Somalia. PM Hamza expressed his gratitude to the Serbian
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Somali Government extends deep condolences to the President and People of the Republic of . Our thoughts and prayers are with Kenya during this heartbreaking time. Together, we stand in solidarity and support.
Please read the statement 👇🏾

Somali Government extends deep condolences to the President and People of the Republic of #Kenya. Our thoughts and prayers are with Kenya during this heartbreaking time. Together, we stand in solidarity and support. Please read the statement 👇🏾
account_circle
OPM Somalia 🇸🇴(@SomaliPM) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane Salah Jama , ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha ka hortagga iyo la dagaallanka afkaarta xagjirka ah ee rabshadaha wadata, kaas oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Qaran ee Tubsan.

Ra’iisul Wasaare

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XJFS Mudane @SalahJama , ayaa furay shirka saddex biloodlaha ah ee Madasha isku xirka hawlaha ka hortagga iyo la dagaallanka afkaarta xagjirka ah ee rabshadaha wadata, kaas oo ay soo qaban qaabisay Xarunta Qaran ee Tubsan. Ra’iisul Wasaare
account_circle