Somali Civil Aviation Authority (SCAA) (@som_caa) 's Twitter Profile
Somali Civil Aviation Authority (SCAA)

@som_caa

The Official @X account for Somali Civil Aviation Authority -SCAA.

ID: 1599771690220806144

linkhttp://www.scaa.gov.so calendar_today05-12-2022 14:25:04

158 Tweet

3,3K Followers

17 Following

Somali Civil Aviation Authority (SCAA) (@som_caa) 's Twitter Profile Photo

Hay'adda Somali Civil Aviation Authority (SCAA) waxay maanta oo tariikhadu tahay 17/01/2024, hawada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ka celiysay diyaarad ay leedahay shirkada Ethiopian Airlines, noceedu yahay Dash 8-Q400, flight number ET8372 kuna socotay Hargeysa.

Today, on 17/01/2024, the Somali Civil Aviation Authority (SCAA) denied entry to an Ethiopian Airlines plane, type Dash 8-Q400, bearing the flight number ET8372 en route to Hargeisa. The aircraft was turned back before entering Somalia's airspace due to the absence of the necessary permissions.

PRESS RELEASE: The Somali Civil Aviation Authority (SCAA) wishes to confirm that an aircraft type Fokker 50 (F50) Cargo operated by Jet ways, crash landed on runway at Ceel Barde Airport today 18 January 2024 at 11:30 am local time.

PRESS RELEASE: The Somali Civil Aviation Authority (SCAA)
wishes to confirm that an aircraft type Fokker 50 (F50) Cargo operated by Jet ways, crash landed on runway at Ceel Barde Airport today 18 January 2024 at 11:30 am local time.
Somali Civil Aviation Authority (SCAA) (@som_caa) 's Twitter Profile Photo

We congratulate all workers in the civil aviation sector and the brotherly Arab states on the occasion of the #ArabCivilAviationDay, and we thank them for their efforts.

Warsaxaafadeed Muqdisho, February, 19, 2024 - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed; warsaxaafadeed la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday;

Warsaxaafadeed

Muqdisho, February, 19, 2024 - Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , waxay la wadaagaysaa muwaadiniinta Soomaaliyeed; warsaxaafadeed  la xiriira dhacdooyinkii u dambeeyay ee hawada Dalka iyo tallaabooyinka la qaaday;
Somali Civil Aviation Authority (SCAA) (@som_caa) 's Twitter Profile Photo

Maamulka iyo hawlwadeennada hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA), waxay umadda Islaamka iyo gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaan dhambaalka bilasha bisha barakaysan ee Ramadaan.

Maareeyaha guud ee Somali Civil Aviation Authority (SCAA) ,Mudane Ahmed M Hassan ayaa maanta qaabbilay wafdi ka socda Hay’adda Duulista Masar iyo shirkadda Egypt Air, si loo billaabo qiimeynta duulimaadyada isku xiraya Muqdisho iyo Qaahira ee shirkadda EGYPTAIR .

Maanta, waxaa la xarig jaray xarunta dhexe ee Somali Civil Aviation Authority (SCAA) oo ka kooban labo dhisme; 30 xafiis, masaajid, maqaayad iyo goobta gaadiidka la dhigto, loona qalabeeyay si waaqafsan hay’adaha Duulista ee caalamka. Dhismayaasha cusub ayaa door ka qaadanaya horumarinta #SCAA.

.Somali Civil Aviation Authority (SCAA), waxay umadda Soomaaliyeed kula dabaal-deggaysa munaasabadda 26-ka Juun oo ku beegan sannad guurrada 64-aad ee ka soo wareegtey markii ay Gobollada Waqooyi Xorriyadda qaateen, isla markaana calankeenna laga taagey dhul Soomaaliyeed oo xor ah.

.Somali Civil Aviation Authority (SCAA), waxay umadda Soomaaliyeed kula dabaal-deggaysa
munaasabadda 26-ka Juun oo ku beegan sannad guurrada 64-aad ee ka soo wareegtey markii ay Gobollada Waqooyi Xorriyadda qaateen, isla markaana calankeenna laga taagey dhul Soomaaliyeed oo xor ah.
Somali Civil Aviation Authority (SCAA) (@som_caa) 's Twitter Profile Photo

“🚀 Exciting start to the EAC CASSOA technical mission at the Somali Civil Aviation Authority headquarters! Honored to have Minister of Transport and Civil Aviation H.E. Fardowsa Osman Egal leading the way. #Aviation #Collaboration” Ahmed M Hassan, EAC CASSOA

“Join us at our booth to explore the remarkable achievements of the #DanQaran Government in the Transport and Civil Aviation industry from 2022 to 2024. 🛫🌟 #DanQaran #Progress” Fardowsa Osman Egal Ahmed M Hassan