Seeraha Garashada ๐ŸŒณ #AwdalFirst (@seerahag) 's Twitter Profile
Seeraha Garashada ๐ŸŒณ #AwdalFirst

@seerahag

#SeerahaGarashada is an outlet run by a group of Awdalite intellectuals working on amplifying the voices of #ReerAwdal, with #AwdalFirst political beliefs.

ID: 1461013574655094791

linkhttps://seerahagarashada.blogspot.com/ calendar_today17-11-2021 16:49:40

2,2K Tweet

1,1K Followers

189 Following

Seeraha Garashada ๐ŸŒณ #AwdalFirst (@seerahag) 's Twitter Profile Photo

Urgent Appeal! MP Mohamed Abib faces grave threats for advocating for justice in Awdal. We urge human rights activists to use this letter or create a similar one in their own language to highlight his plight, demand action, and contact human rights organizations and any concerned

Urgent Appeal! <a href="/MohamedAbibMP/">MP Mohamed Abib</a> faces grave threats for advocating for justice in Awdal. We urge human rights activists to use this letter or create a similar one in their own language to highlight his plight, demand action, and contact human rights organizations and any concerned
Seeraha Garashada ๐ŸŒณ #AwdalFirst (@seerahag) 's Twitter Profile Photo

Dhamaan degeenada xeebaha iyo gudaha Gobolka Awdal waxa ka codsanayna in si dhaw ula socdan oo ka war hayan wafdi Ethiopian ah oo sahaminaya goobta laga dhisi karo Dekada Saldhig ciidamo.

Dhamaan degeenada xeebaha iyo gudaha Gobolka Awdal waxa ka codsanayna in si dhaw ula socdan oo ka war hayan wafdi Ethiopian ah oo sahaminaya goobta laga dhisi karo Dekada Saldhig ciidamo.
ุฒูŠู„ุนูŠุงุช (@zaylaiyaat) 's Twitter Profile Photo

ู‡ุฐุง ุงู„ู…ุฑุชุฏ ุงุจูŠ ุฃุญู…ุฏ ุชุฑูƒ ุฏูŠู† ุขุจุงุฆู‡ ู„ุฏู†ูŠุง ูุงู†ูŠุฉ ู„ุง ู…ูƒุงู† ู„ู‡ ููŠ ุณูˆุงุญู„ ุงู„ุตูˆู…ุงู„ ูˆูƒู„ ู…ู† ูŠุณุงู†ุฏู‡ ูŠูˆุงู„ูŠ ูƒุงูุฑุงู‹ ูˆุณุชู„ุนู†ู‡ู… ุงู„ุงุฌูŠุงู„ ุงู„ู‚ุงุฏู…ุฉุŒ ูƒู„ ู‚ุทุฑุฉ ุฏู… ุณุชูƒูˆู† ููŠ ุญุณุงุจ ู…ู† ูŠุณุงู†ุฏู‡ ุจุงู„ุชุบุฑูŠุฏุงุช ูˆุนู„ู‰ ุงู„ุงุฑุถุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุฃุฌู…ุน ู‡ุฐุง ุงู„ู…ุฑุชุฏ ูˆุฃุตุญุงุจ ุงู„ู…ุฐูƒุฑุฉ ููŠ ู†ุงุฑ ุฌู‡ู†ู… ูˆุฃุจุฑู… ู„ุฃู‡ู„ ู‡ุฐู‡ ุงู„ู…ู†ุทู‚ุฉ ุฑุดุฏุงู‹ ูˆุณู„ุงู…ุงู‹

GOFANE๐Ÿ’‚๐Ÿผ (@tolkasom) 's Twitter Profile Photo

Politician Suldaan Abdirisaaq sent a message to Awdal people and the Somali people and said that they should be prepared to defend Awdal region and Lughaya region.โฌ‡๏ธ

GAROWE ONLINE (@garoweonline) 's Twitter Profile Photo

"We will never accept to enable the landlocked Ethiopia to gain access to our sea in Lughaye," politician Mohamed Jama tells Muse Bihi Abdi, adds the local people are ready to take the arms and defend their land and sea. #Somalia

Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile Photo

๐…๐š๐ซ๐ข๐ข๐ง ๐ฌ๐ข ๐ญ๐จ๐จ๐ฌ ๐š๐ก ๐ฎ๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐ข๐ซ๐๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐„๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐š ๐ซ๐ž๐ž๐ซ ๐€๐ฐ๐๐š๐ฅ. 1/2 ๐‘จ๐’‡๐’†๐’†๐’‡ (Wax jawaab ah ma leh shakhsi cayga/magacaabista iyo cabbiridda ama falanqaynta dadka. Shakhsiga cayga iyo

Seeraha Garashada ๐ŸŒณ #AwdalFirst (@seerahag) 's Twitter Profile Photo

Dawlada Somalia waxa ay gashay dadaalo wax ku oola dhanka arimaha dibada iyo diblomaasiyada oo ay iskaga caabinayso damaca Itoobiya ee ku aadan xeebaha somalida. Waxa dhaman ka maqna qorshe gudaha ah iyo in laga qayb galiyo dadka ree Awdal oo ah cida u horaysa ee hor tagan MOU.

Dawlada Somalia waxa ay gashay dadaalo wax ku oola dhanka arimaha dibada iyo diblomaasiyada oo ay iskaga caabinayso damaca Itoobiya ee ku aadan xeebaha somalida. 

Waxa dhaman ka maqna qorshe gudaha ah iyo in laga qayb galiyo dadka ree Awdal oo ah cida u horaysa ee hor tagan MOU.
Gaboose (@guntigaab) 's Twitter Profile Photo

Before going to the question:- ๐‡๐จ๐ฐ ๐„๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐š ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐›๐ข๐ฅ๐ข๐ณ๐ž๐ฌ ๐ญ๐ก๐ž ๐‘๐ž๐ ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ญ๐ฌ ๐๐ž๐ข๐ ๐ก๐›๐จ๐ซ๐ฌ? ๐‘ซ๐’Š๐’… ๐‘ฌ๐’•๐’‰๐’Š๐’๐’‘๐’Š๐’‚ ๐’”๐’‚๐’„๐’“๐’Š๐’‡๐’Š๐’„๐’† ๐’ƒ๐’๐’๐’๐’… ๐’‡๐’๐’“ ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š๐’‚โ€™๐’” ๐’”๐’†๐’„๐’–๐’“๐’Š๐’•๐’š, ๐’๐’“ ๐’…๐’Š๐’… ๐’Š๐’• ๐’„๐’๐’๐’•๐’“๐’Š๐’ƒ๐’–๐’•๐’† ๐’•๐’

Before going to the question:- 

๐‡๐จ๐ฐ ๐„๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐š ๐ƒ๐ž๐ฌ๐ญ๐š๐›๐ข๐ฅ๐ข๐ณ๐ž๐ฌ ๐ญ๐ก๐ž ๐‘๐ž๐ ๐ข๐จ๐ง ๐š๐ง๐ ๐ˆ๐ญ๐ฌ ๐๐ž๐ข๐ ๐ก๐›๐จ๐ซ๐ฌ?

๐‘ซ๐’Š๐’… ๐‘ฌ๐’•๐’‰๐’Š๐’๐’‘๐’Š๐’‚ ๐’”๐’‚๐’„๐’“๐’Š๐’‡๐’Š๐’„๐’† ๐’ƒ๐’๐’๐’๐’… ๐’‡๐’๐’“ ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š๐’‚โ€™๐’” ๐’”๐’†๐’„๐’–๐’“๐’Š๐’•๐’š, ๐’๐’“ ๐’…๐’Š๐’… ๐’Š๐’• ๐’„๐’๐’๐’•๐’“๐’Š๐’ƒ๐’–๐’•๐’† ๐’•๐’
Seeraha Garashada ๐ŸŒณ #AwdalFirst (@seerahag) 's Twitter Profile Photo

Kulan barta X ah oo kaga arrinsanayno xadhiga sharci darrada ah ee xildhibaan Maxamed Abiib, doorka shacabka reer Awdal ka qaadan karaan u qareemidda xildhibaanka, iyo sifooyinka sharci darrada ah ee tacadiga leh ee uu ku xidhan yahay. Caawa Ka soo qayb-galkaagu waa muhiim.

Kulan barta X ah oo kaga arrinsanayno xadhiga sharci darrada ah ee xildhibaan Maxamed Abiib, doorka shacabka reer Awdal ka qaadan karaan u qareemidda xildhibaanka, iyo sifooyinka sharci darrada ah ee tacadiga leh ee uu ku xidhan yahay. Caawa

Ka soo qayb-galkaagu waa muhiim.
Seeraha Garashada ๐ŸŒณ #AwdalFirst (@seerahag) 's Twitter Profile Photo

Sidan ayu mid walba ugu ololaysanaya Xadhiga MP Mohamed Abib. Mid walba dan gaar ah ayuu ka leeyahay, halka ay jirto mid guud oo ay wada dhowrayaan oo aan ahayn xuquuqda iyo xorriyadda Maxamed Abiib, balse ah sumcadda iyo magaca maamulka lagu tartamayo.

Sidan ayu mid walba ugu ololaysanaya Xadhiga <a href="/MohamedAbibMP/">MP Mohamed Abib</a>.

Mid walba dan gaar ah ayuu ka leeyahay, halka ay jirto mid guud oo ay wada dhowrayaan oo aan ahayn xuquuqda iyo xorriyadda Maxamed Abiib, balse ah sumcadda iyo magaca maamulka lagu tartamayo.