Saadaali (@saadaalimj) 's Twitter Profile
Saadaali

@saadaalimj

falanqeeye, xog ogaal u ah wixii lasoo maray, qiyaasina kara waxa soo socda. Senior analyst in SSCKH affairs.

ID: 1288413745493016577

calendar_today29-07-2020 09:59:29

8,8K Tweet

3,3K Takipçi

1,1K Takip Edilen

Saadaali (@saadaalimj) 's Twitter Profile Photo

Dadka HSM taageera caqliga ay ku shaqeeyaan waa midka uu yarkaas Cali Adan Muumin ku dhaqmo. Ninkii shalay dhaqan xumada diiday, maantana diida waxay ku dhahaan ‘shalay wuxuu diiday dowladdii ka horeysay, tanna waa diidanyahay😂

Dadka HSM taageera caqliga ay ku shaqeeyaan waa midka uu yarkaas Cali Adan Muumin ku dhaqmo.

Ninkii shalay dhaqan xumada diiday, maantana diida waxay ku dhahaan ‘shalay wuxuu diiday dowladdii ka horeysay, tanna waa diidanyahay😂
Saadaali (@saadaalimj) 's Twitter Profile Photo

NAFTU WAA MACAANTAHAY. Qoladii aan tolka ahayn, caawa tolnimada macaankeeda ayey aad uga hadlayeen. Waxaa igu soo dhacday maahmaahdii ahayd ‘walaalkay caano ima siin jirine, ma daqsi baa uga dhacay’😂 Tan labaad dhaqdhaqaaqa dagaalka ka socda Sool & wanaaga Harti maxaa

NAFTU WAA MACAANTAHAY.

Qoladii aan tolka ahayn, caawa tolnimada macaankeeda ayey aad uga hadlayeen. Waxaa igu soo dhacday maahmaahdii ahayd ‘walaalkay caano ima siin jirine, ma daqsi baa uga dhacay’😂

Tan labaad dhaqdhaqaaqa dagaalka ka socda Sool & wanaaga Harti maxaa
G.MulMuli (@ramadan70530344) 's Twitter Profile Photo

A concerning trend of press freedom violations in Somalia. Journalists are urging international organisations to intervene and pressure the Somali government to respect the rights of journalists and ensure their safety. The arrests have sparked outrage within the journalistic

Saadaali (@saadaalimj) 's Twitter Profile Photo

HSM wuxuu ku mashquulsanyahay boobka dhulka Xamar, Goobo oo ah meel muhiim ah iskuna xirta Hiran & Galgadud waxaa la wareegay kooxda argagixisada ah ee AS.

HSM wuxuu ku mashquulsanyahay boobka dhulka Xamar, Goobo oo ah meel muhiim ah iskuna xirta Hiran & Galgadud waxaa la wareegay kooxda argagixisada ah ee AS.
Saadaali (@saadaalimj) 's Twitter Profile Photo

I criticized you because your comment went against the interests of Puntland and possibly Somalia. That criticism was justified. But now, Deni has done worse: he didn’t just speak; he released weapons to HSM without consultation. So yes, Omar deserves criticism, but Deni deserves