
SPA Podcasts
@spapodcasts_
SPA Podcasts is home to two flagship @somalipubagenda podcasts: Maamul Wanaag Podcast (hosted by @MahadWasuge) & Adeeg Wanaag Podcast (hosted by @aweisade).
ID: 1919022047742824449
https://somalipublicagenda.org/programmes/spa-podcasts/ 04-05-2025 13:32:05
35 Tweet
20 Takipรงi
19 Takip Edilen


๐ง In this 52nd episode of #MaamulWanaag Podcast of SPA Podcasts @SomaliPubAgenda, I discussed with Dr. Federico Donelli Turkeyโs engagement in Africa, its growing investments in Somalia, and its mediation role in the Somalia-Ethiopia context. youtu.be/ZL_S4FIWx1k?siโฆ


๐ขThis week, weโre releasing a yearlong study on the BRA revenue. Authored by Farhan Isak Yusuf, the report examines BRAโs revenue generationโcovering sources & types of revenue, legal frameworks, tax communication practices, collection challenges & how funds are spent. Stay tuned!


Wasiirka Cadaaladda & Arrimaha Dastuurka Hassan Moallin ayaan si qoto-dheer uga sheekeysannay arrimaha dastuurka, doorashooyinka & wadahadallada u socda dowladda federaalka & mucaaradka. Dhawaan filo qeybta 54-aad ee #MaamulWanaag Podcast ee SPA Podcasts Somali Public Agenda (SPA).




๐๐ฎ๐๐๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ & ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ & ๐ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐ Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddo socotay. Inkastoo

๐๐ฑ๐ฐ. ๐๐ฎ๐๐๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ & ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ & ๐ ๐๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ Qeybtan 54-aad ee Maamul Wanaag Podcast, Mahad Wasuge & Xasan Macallin Maxamuud oo ah Wasiirka Cadaaladda & Arrimaha Dastuurka iyo



Dowladda federaalka wakhtiga u haray oo 10 bil ah ma ku qaban kartaa doorashooyinka golaha deegaanka, dowlad-goboleedyada & federaalka mise muddo kordhin ayay rabtaa? Suโaashaas waxa aan weydiiyay Hassan Moallin Jawaabta wasiirka โคต๏ธ youtu.be/lEPfh1m-BGM?siโฆ


๐ช๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ค๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐ Tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, dalka waxaa ka hanaqaaday warbaahin madax-bannaan oo noocyo

NEW BRIEF | High Electricity Costs in Bosaso: Socioeconomic Impact, Challenges, and Solutions Our Governance Brief No. 36 explores how high electricity prices affect tax collection & impact the daily lives of Bosasoโs communities. ๐ Read the full brief: somalipublicagenda.org/high-electriciโฆ


๐จ๐ฟ๐๐๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ & ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ธ๐ต๐น๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐๐ต๐๐๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐ฏ๐ผ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐บ๐๐น ๐ช๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฃ๐ผ๐ฑ๐ฐ๐ฎ๐๐ Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday daraasad ku saabsan dakhliga Maamulka Gobolka

Xalqadan 55-aad ee Maamul Wanaag Podcast ๐๏ธ ee Somali Public Agenda (SPA), waxaan Farhan Isak Yusuf isla gorfeynay nuxurka daraasad sanad socotay oo ku saabsan canshuuraha Maamulka Gobolka Benaadir. Waxaan ka hadalnay: ๐ฐ Miisaaniyadda gobolka ๐ Noocyada & ilaha dakhli ๐ธ Kharashyada ugu


