Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile
Somaliland Fire & Rescue Service

@slfireservice

This is the official Twitter account of Somaliland Fire Service Department | The most highly skilled emergency response agency | Call 990 Emergency Service. 🔥

ID: 1139023314503028736

linkhttps://fire.govsomaliland.org/ calendar_today13-06-2019 04:14:54

992 Tweet

6,6K Followers

1,1K Following

Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

Alle Haw Naxariistee Wiil dhalinyara oo lagu magacaabi jiray Cabdifataax Aadan Cismaan ayaa mardhawayd ciidanka Dabdemisku ka soo saareen Maydkiisa Dhir ku taala agagaarka Dooxa weyn ee magaaalada Hargeysa, gaar ahaan dhinaca xaafada New Hargeysa.

#Hargeysa: Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo damiyay Dab ka kacay Guri Daar ah Xaafada Sheedaha. Hawlgal adag kadib Ciidanka ayaa damiyay dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa, waxaana badbaaday Jaarkii. Cabdiwahaab Toox-yare

#Hargeysa: Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo damiyay Dab ka kacay Guri Daar ah Xaafada Sheedaha.

Hawlgal adag kadib Ciidanka ayaa damiyay dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guryihii u dhawaa, waxaana badbaaday Jaarkii.
<a href="/Cwahaabtooxyare/">Cabdiwahaab Toox-yare</a>
Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi ayaa booqasho ku yimi taliska guud ee ciidanka Dabdemiska JSL, waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Dabdemiska Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muse Bihi Abdi ayaa xadhigga ka jaray Gaadiid Dabdemis iyo agab cusub oo loo keenay ciidanka Dab-demiska Qaranka, kaas oo wax weyn ka tari doona hawlaha la dagaallanka dabka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane <a href="/musebiihi/">Muse Bihi Abdi</a> ayaa xadhigga ka jaray Gaadiid Dabdemis iyo agab cusub oo loo keenay ciidanka Dab-demiska Qaranka, kaas oo wax weyn ka tari doona hawlaha la dagaallanka dabka.
Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

Wiil dhalinyara oo ku dhintay Balli ku yaala duleedka Koonfureed ee magaalada Hargeysa. Ciidanka Dabdemiska oo maydkii ka soo saaray Balliga.

Wiil dhalinyara oo ku dhintay Balli ku yaala duleedka Koonfureed ee magaalada Hargeysa. Ciidanka Dabdemiska oo maydkii ka soo saaray 
Balliga.
Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

Alle Haw Naxariistee Wiil Dhalinyaro ahaa ayaa ku dhintay Barkad ku taala duleedka Galbeed ee magaalada Hargeysa,gaar ahaan agagaarka Maqaaxida Inanta. Ciidanka Dabdemiska Caasimada Hargeysa u gurmaday Goobtaas, ayaa ciidanku ku guuleysteen inay maydka ka soo saaraan Barkadda,

Alle Haw Naxariistee Wiil Dhalinyaro ahaa ayaa ku dhintay Barkad ku taala duleedka Galbeed ee magaalada Hargeysa,gaar ahaan agagaarka Maqaaxida Inanta.

Ciidanka Dabdemiska Caasimada Hargeysa u gurmaday Goobtaas, ayaa ciidanku ku guuleysteen inay maydka ka soo saaraan Barkadda,
Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka Dabdemiska JSL Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili oo kormeeray xarunta dawlada Hoose Hargeysa ku leedahay degmada Axmed Dhagax oo lagu rakibay nidaamka ka hortagga dabka.

Hargeysa- Ciidanka Dabdemiska magaalada Hargeysa ayaa maanta Buundo ku taala degmada Axmed Dhagax ka saaray Gaadhi yar oo noociisu ahaa Vitz. Ciidanka Dabdemisku wuxuu darawalada ku adkaynayaa inay taxadar badan sameeyaan.

Hargeysa- Ciidanka Dabdemiska magaalada Hargeysa ayaa maanta Buundo ku taala degmada Axmed Dhagax ka saaray Gaadhi yar oo noociisu ahaa Vitz.

Ciidanka Dabdemisku wuxuu darawalada ku adkaynayaa inay taxadar badan sameeyaan.
Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

#BERBERA: Ciidanka Dab-demiska Berbera oo damiyay Dab qabsadey Gaadhi One10 ah Xaafada Moosko kadib Ciidanka ayaa dabkaas ku Bakhtiiyay bartii uu ka bilaabmey dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey Gaadhiga. Ciidanka ayaana gaadhigaa badbaadiyay.

Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa galabta damiyay Transformer dab ka dhashay, gaar ahaan Fooqa Ali Maaweel ee Badhtamaha magaalada Hargeysa. Isla markiiba ciidanka Dabdemiska ayaa goobta gaadhay waxaana ciidanku dabkaa ku hakiyeen halkii uu ka bilaabmay.

Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa galabta damiyay Transformer dab ka dhashay, gaar ahaan Fooqa Ali Maaweel ee Badhtamaha magaalada Hargeysa.

Isla markiiba ciidanka Dabdemiska ayaa goobta gaadhay waxaana ciidanku dabkaa ku hakiyeen halkii uu ka bilaabmay.
Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa ayaa damiyay Dab Qabsaday Guri Daar ah oo ku yaalla degmada 31 May. Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guriga intiisa kale,mana Jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay.

Ciidanka Dab-demiska magaalada Hargeysa ayaa damiyay Dab Qabsaday Guri Daar ah oo ku yaalla degmada 31 May.

Ciidanka ayaa ku guuleystay xakamaynta iyo Daminta dabkaas oo ahaa mid ku fidaayey guriga intiisa kale,mana Jirin khasaare dhaawac iyo dhimasho ah oo uu dabkani sababay.
Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

Congratulations to Cabdiwahaab Toox-yare on earning his Master’s in Disaster Risk Management from the University of Hargeisa! 🎓🔥 #Achievement #ProudMoment

Congratulations to <a href="/Cwahaabtooxyare/">Cabdiwahaab Toox-yare</a> on earning his Master’s in Disaster Risk Management from the University of Hargeisa! 🎓🔥 #Achievement #ProudMoment
Somaliland Fire & Rescue Service (@slfireservice) 's Twitter Profile Photo

Fadlan Muwaadin Moobilkaagaa Habeenkii Markaad Seexanayso hakaga tagin dabka, wuxuu sababi karaa Shoodh Laydh Guriga Qabsada, kaasi oo keeni karta khasaare Naf iyo Maalba leh.Ka taxadar Muwaadin.

Fadlan Muwaadin Moobilkaagaa Habeenkii Markaad Seexanayso hakaga tagin dabka, wuxuu sababi karaa Shoodh Laydh Guriga Qabsada, kaasi oo keeni karta khasaare Naf iyo Maalba leh.Ka taxadar Muwaadin.