Ridwan Hersi Mohamed (@ridwanhersi_dpm) 's Twitter Profile
Ridwan Hersi Mohamed

@ridwanhersi_dpm

Former Deputy Prime Minister & Minister of Endowment and Islamic Affaires

ID: 1315524361609252864

calendar_today12-10-2020 05:27:31

4 Tweet

68 Takipçi

22 Takip Edilen

Ridwan Hersi Mohamed (@ridwanhersi_dpm) 's Twitter Profile Photo

Wajigii labaad ee shirka Golaha Midawga Musharraxiinta uga socda Muqdisho ayaa Maanta oo Sabti ah 5/12/2020 laga wada hadlay xaaladda Dalku marayo iyo Arimaha Doorashooyinka waxaana kasoo Baxay go'aanno aanu la wadaagnay.warbaahinta

Ridwan Hersi Mohamed (@ridwanhersi_dpm) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u hambalyaynayaa ummadda Soomaaliyeed dhamaandood guusha uga soo hoyatay kiiska badda oo maanta ay maxkamadda ICJ ku dhawaaqday

Ridwan Hersi Mohamed (@ridwanhersi_dpm) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maanta la kulmay Danjiraha Maraykanka ee Somalia, waxaanu ka wada hadalay xidhiidhka labada dal, arimaha doorashooyinka Dalka ka socda iyo caqabadaha hortaagan waxaa kale oo ka wada hadalay mustaqnalka wada hadalada Somalia iyo Somaliland