Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile
Odowaa

@qaran_dumis

Justice is the main component of social stability.βš”οΈ

ID: 1510734609864183821

linkhttp://halqabsi.com calendar_today03-04-2022 21:43:25

12,12K Tweet

8,8K Followers

524 Following

Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

La yaabi maayo farqiga u dhaxeeya ereyada 2dan qof, balse kawaran haddii qaaradda 7ka ee siyaasiyiinta nacasyada ahi doqomeysteen ay kusoo wajahantahey isla amuurtan jeesjeeska ah oo maalin maalmaha soo socda ahi luuqadda eeyaha jiilasheena cusub waajihi doonaan.

Who cares πŸ˜‚ πŸ˜‚ At this time somalis have no choice but to fight, of course the only crisis they know will not be pointed out.

Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

Kadib burburkii dowladda somalia dhaqanka caanka ee soomaalidu isaga mid noqotey wuxuu noqdey, "In ay fashilkooda isku eedeeyaan"! Aryaada garasha yeesha oo sidan wax kabadela xilli adag baa lagu jiraaye.

Kadib burburkii dowladda somalia dhaqanka caanka ee soomaalidu isaga mid noqotey wuxuu noqdey, "In ay fashilkooda isku eedeeyaan"!

Aryaada garasha yeesha oo sidan wax kabadela xilli adag baa lagu jiraaye.
Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

Anigoo awal hore kasoo horjeeday dalalka tababarada #SNA siiya ee turkigu ugu horeeyaan Tuutaha ay bixiyaan calankooda ay ku feer dhajiyaan kan πŸ‡ΈπŸ‡΄, ban arkey muuqaalkan qanacsanaanta loo duubey oo aad ugasii argagaxey. Meel fog yaan laga eegin damacaπŸ‡ͺπŸ‡Ή iyo weeraradeeda halista!

Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

Puntland horey baa uga yaabanaa siyaasadeeda xeerka bisadaha lagu dhaqi jiraye, hadda ma waxay ku darsatey iney noqoto meel labo qoys oo xaabo ka dhiganaya dadkii iyo hantidii reer PL isku eryadaan?! Reer puntlandow hurdada katoosa oo badbaadsada dalkiina inta arinku dhowyahey.

Puntland horey baa uga yaabanaa siyaasadeeda xeerka bisadaha lagu dhaqi jiraye, hadda ma waxay ku darsatey iney noqoto meel labo qoys oo xaabo ka dhiganaya dadkii iyo hantidii reer PL isku eryadaan?!

Reer puntlandow hurdada katoosa oo badbaadsada dalkiina inta arinku dhowyahey.
Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

Wadaniyadda & qiyamkaaga somaalinimo inaad difaacato oo lexjeclo weyn ka qabto dalkaaga, ma ahan cajilad wakhtiyada qaar la shito oo dan lagu qabo ama mansab siyaasadeed lagu raadiyo. Horey baa bulshadaπŸ‡ΈπŸ‡΄ dowladnimadeedi iyo diinteedii u farageliseene ha uga darina qadiyadooda!

Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

Somalida waxa ay ka aaminsanyihiin DOWLADNIMADA, hadba qoladii KURAASTA joogta iney dadka inta kale ka xigaan nidaamka dowladnimo, wada lahaansho & wadaniyadeed. DHAQANKAN maamulgoboleedyada oo dhan ilaa DFS waa ka simanyihiin. Tan waa xaqiiqada aan iska indho tirayno last 20yrs

Edward Snowden (@snowden) 's Twitter Profile Photo

If it were iPhones that were leaving the factory with explosives inside, the media would be a hell of a lot faster to cotton on to what a horrific precedent has been set today. Nothing can justify this. It's a crime. A crime. And everyone in the world is less safe for it.

Elham Ishmael ✍︎ (@eishmael_) 's Twitter Profile Photo

Joke of the year! Honestly, Somalia should suspend #IGAD as soon as possible. Our leaders lack the courage to act. Meanwhile, there’s a genocide happening, with people being killed day and night, but IGAD keeps downplaying the loss of innocent lives in #Ethiopia. Is this some

Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

Way wanaagsantahy wacyiga bulshada in la dhiso, lkn waxaa kasii mudan oo duuliye u noqda wacyigelinta, jiheyn dowladnimo aan ku dhisnayn jaranjaro siyaasaded& mid kooxeed. Oraahdii 'πŸ‡ΈπŸ‡΄ ha noolaato' ayadoo sun cabaysa macquul maaha iney badasho 'πŸ‡ͺπŸ‡Ήwaa cadowgeena' anago isdileyna

Way wanaagsantahy wacyiga bulshada in la dhiso, lkn waxaa kasii mudan oo duuliye u noqda wacyigelinta, jiheyn dowladnimo aan ku dhisnayn jaranjaro siyaasaded& mid kooxeed. 

Oraahdii 'πŸ‡ΈπŸ‡΄ ha noolaato' ayadoo sun cabaysa macquul maaha iney badasho 'πŸ‡ͺπŸ‡Ήwaa cadowgeena' anago isdileyna
Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

Qof soomaali oo dhalashada qowmiyadeed, dalnimo iyo diimeed idinka dhaxayso inaad uga tagto qabiil hebel iyo xisbi hebel buu wataa oo waa cadowgayga, badalkeeda ethiopia maanta qowmiyadaha isku xasuuqaysa baa walaashay ah oo hub ka helayaa, caqliga midabkaas leh ban fahmi waayey!

Odowaa (@qaran_dumis) 's Twitter Profile Photo

When there is a political or financial issue from westerns among us, we are quick to answer each other, until now is there no one (from FGS to State leaders) to respond these issues?πŸ‘‡πŸ½

When there is a political or financial issue from westerns among us, we are quick to answer each other, until now is there no one (from FGS to State leaders) to respond these issues?πŸ‘‡πŸ½