Naciima Abwaan Qorane (@naciimaabwaanq) 's Twitter Profile
Naciima Abwaan Qorane

@naciimaabwaanq

Somali poet and activist. Advocate for unity, peace, human rights, and cultural identity. Founder and CEO of @NadiraTrust a non-governmental and nonprofit org

ID: 705977611319644160

calendar_today05-03-2016 04:45:53

11,11K Tweet

183,183K Followers

499 Following

Shamsa Abukar ♎️ (@spotonsomalia) 's Twitter Profile Photo

As a South Westerner, I understand the anger and frustration directed towards us today. It’s difficult to comprehend why anyone would support a country that is so aggressive, to the point of wanting to annex part of 🇸🇴 . What has been done today is un-Somali & hard to understand.

As a South Westerner, I understand the anger and frustration directed towards us today. It’s difficult to comprehend why anyone would support a country that is so aggressive, to the point of wanting to annex part of 🇸🇴 . What has been done today is un-Somali & hard to understand.
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝗪𝗮𝗿𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝘆𝗻𝘁𝗶𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲 𝗙𝗮𝗿𝗺𝗮𝗮𝗷𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗯𝗮𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗲𝗲

𝗪𝗮𝗿𝘀𝗮𝘅𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗸𝘂 𝘀𝗮𝗮𝗯𝘀𝗮𝗻 𝗶𝘀𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗸𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝘆𝗻𝘁𝗶𝗶 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗷𝗶𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗮 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗠𝗮𝗱𝗮𝘅𝘄𝗲𝘆𝗻𝗲 𝗙𝗮𝗿𝗺𝗮𝗮𝗷𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗮𝗺𝗯𝗮𝗾𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗶𝘆𝗮𝗮𝘀𝗮𝗱𝗲𝗲𝗱 𝗲𝗲
Hashi, MD (@sompundit) 's Twitter Profile Photo

For the first time in history of the world’s modern statehood model, a sitting national President has mobilized his own clan to issue threats against the opposition. I don't know whether to cry or laugh, honestly. You couldn't even make this up in a Bollywood comedy sitcom.

Naciima Abwaan Qorane (@naciimaabwaanq) 's Twitter Profile Photo

Imika sidan in dalka lagu difaaco iska daaye, waxa ay sii kala fogaynaysaa shacabka Soomaaliyeed!! Si aynu cadowga isaga difaacno, waxa aynu u baahannay midnimo dhexdeenna ah, taasina kuma iman karto beel u hanjabta beel kale.

Imika sidan in dalka lagu difaaco iska daaye, waxa ay sii kala fogaynaysaa shacabka Soomaaliyeed!!

Si aynu cadowga isaga difaacno, waxa aynu u baahannay midnimo dhexdeenna ah, taasina kuma iman karto beel u hanjabta beel kale.
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Waxaan wada sheekeysi qotodheer la yeeshay Mufakirka Geeska Afrika Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo aan qirayo inuu yahay maskax guuraysa oo hadaf diineed iyo hiigsi ummadeed xanbaarsan. Waxaan la ashqaraaray hal abuurkiisa dhanka diinta, dhanka horumarinta bulshada iyo kobcinta

Waxaan wada sheekeysi qotodheer la yeeshay Mufakirka Geeska Afrika Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir oo aan qirayo inuu yahay maskax guuraysa oo hadaf diineed iyo hiigsi ummadeed xanbaarsan. 

Waxaan la ashqaraaray hal abuurkiisa dhanka diinta, dhanka horumarinta bulshada iyo kobcinta
Abdinur Mohamed (@sherifabdinur) 's Twitter Profile Photo

In late July of this year, reports indicated that the World Bank-Somalia had halted the #Barwaaqo Project for Water and Rural Resilience following intervention from Hirshabelle during the project's implementation. Currently, under the leadership of Ali Gudlawe Hussein, Hirshabelle

Shabelle Media Network (@shabellemedia) 's Twitter Profile Photo

Residents of Qeylo-weyne in Warshiikh district have appealed to Hirshabelle State officials to allow the Alight organization, previously known as the American Refugee Council (ARC), to continue its operations in their area.

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐃𝐮𝐧𝐢𝐝𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐚𝐟𝐚𝐫 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐦𝐢𝐝𝐤𝐨𝐨𝐝 𝐛𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐪𝐨𝐟 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐨𝐝. 𝗞𝗼𝗼𝘄: In Madaxweyne kaligii talis ah uu qabto doorasho, qofkay shacabka doortaanna uu xilka ku wareejiyo. Sidaas waxaa yeelay

Abdirizak Terra (@terraabdirizak) 's Twitter Profile Photo

BREAKING: Musa Bihi, the leader of the separatist Somaliland administration hands over the Egyptian Cultural Library in Hargeisa to Ethiopian intelligence officials. He also ordered out 106 Egyptian nationals consisting of professors, academics, teachers and other professions

BREAKING: Musa Bihi, the leader of the separatist Somaliland administration hands over the Egyptian Cultural Library in Hargeisa to Ethiopian intelligence officials.

He also ordered out 106 Egyptian nationals consisting of professors, academics, teachers and other professions
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐒𝐎𝐎𝐘𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐔𝐔𝐁𝐀𝐍𝐀𝐇𝐀 Maskaxda aadanuhu waxay ugu curin iyo hal abuur sarraysaa marka ay firaaqo noqoto oo shaqooyinka maalinlaha ah ay ka yaraaadaan. Labadii sano ee ina dhaaftay waxaan uga faa’iidaystay xoogeyga iyo waqtigeyga inaan qalinka u qaato qof

𝐒𝐎𝐎𝐘𝐀𝐀𝐋𝐊𝐀 𝐒𝐔𝐔𝐁𝐀𝐍𝐀𝐇𝐀

Maskaxda aadanuhu waxay ugu curin iyo hal abuur sarraysaa marka ay firaaqo noqoto oo shaqooyinka maalinlaha ah ay ka yaraaadaan.

Labadii sano ee ina dhaaftay waxaan uga faa’iidaystay xoogeyga iyo waqtigeyga inaan qalinka u qaato qof
Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

𝐗𝐔𝐒𝐔𝐔𝐒 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 Safarka Baydhabo ee Raysul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee uu ku weheliyay Taliyaha Sirdoonka Cabdullaahi Sanbalooshe wuxuu isoo xusuusiyey 2019 safarkii Kismaayo uu ku tagay Raysul Wasaare Xasan Cali Khayre oo aan kamid ahaa wafidigiisa.

𝐗𝐔𝐒𝐔𝐔𝐒 𝐒𝐈𝐘𝐀𝐀𝐒𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃

Safarka Baydhabo ee Raysul Wasaare Xamse Cabdi Barre ee uu ku weheliyay Taliyaha Sirdoonka Cabdullaahi Sanbalooshe wuxuu isoo xusuusiyey 2019 safarkii Kismaayo uu ku tagay Raysul Wasaare Xasan Cali Khayre oo aan kamid ahaa wafidigiisa.
Abdiwahab Sheikh Abdisamad (@abdiwahabsheik7) 's Twitter Profile Photo

To the people of Somalia, now is the time to put aside your internal differences, stop the focus inwards and unite against the growing threat of Ethiopia’s aggression. Your strength lies in unity of purpose, and must come together, if you are to protect your land and sovereignty.

Naciima Abwaan Qorane (@naciimaabwaanq) 's Twitter Profile Photo

Waaar illeen hadal ax iyo iddaa toona kuma yidhaahdo!! Gafka intaas leeg in loo gaysto ummadda Soomaaliyeed wax la qaadan karo maaha runtii! Xoolahaa wasiirka sheeganaya, halla waydiiyo Ethiopian ku inay Soomaali ilmo ka dhaleen siduu ku ogaaday? Ma isaga ayay naagaysteen?

Naciima Abwaan Qorane (@naciimaabwaanq) 's Twitter Profile Photo

Sawiraantan la naash naashayo waaba na wareeriyeene! Qofkii xilka ku helay Farmaajo waa Marreexaan ayuu ahaa kii maanta reer Koonfur galbeed ku sheegay garacyada!! Hassan waxa uu walaaqdo maba ka warhayo oo qofka wasiir baan u haystay! Qof cay xil ku helay, cay xil kuma waayo!