MOGADISHU MUNICIPALITY (@municipalitymog) 's Twitter Profile
MOGADISHU MUNICIPALITY

@municipalitymog

Official Twitter Account of Mogadishu Municipality / Twitter-ka Rasmiga ah ee Dawladda Hoose ee Muqdisho

ID: 3063431039

linkhttp://www.bra.gov.so calendar_today25-02-2015 21:30:04

1,1K Tweet

11,11K Followers

631 Following

MOGADISHU MUNICIPALITY (@municipalitymog) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo Danjiraha Dowlada Sudan Md. Cabdulraxmaan Khaliil Afandi ayaa ka wada hadlay muhiimadda ay leedahay khibrad-wadaagga iyo iskaashiga dhanka dib-u-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha aasaasiga ah.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo Danjiraha Dalka Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Amb. Axmed Jumca Alromithi, ayaa ka wada hadlay taageeridda dadaallada D/H/X ugu jirto dib-u-dhiska, bilic-soo-celinta iyo horumarinta caasimadda.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in maanta ay u tahay maalin weyn oo uu ka mid noqday shacabka Soomaaliyeed ee fursadda u helay in ay wax doortaan ama la doorto, asigoona ku baaqay in ay bulshada isdiiwaangeliyaan oo ay go’aan ku yeeshaan masiirkooda siyaasadeed.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta Md. Cabdullaahi Al-cutaybi ayaa ka wada hadlay taageerida dhinacyada kordhinta aqoonta, karaan-dhiska dhallinyarada iyo iyo xaqiijinta isku-filnaanta heer qaran.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) & Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Amb. Charles King, ayaa ka wada hadlay dardargelinta mashaariicda horumarineed iyo taageerida geeddi-socodka dimuqraadiyeynta dalka.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heliwaa ka dhaggax-dhigay 7 waddo oo interlock ah, asigoona xarigga ka jaray tiro la mid ah oo ay dhismihiisa iska kaashadeen Maamulka Degmada iyo Bulshada.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo Kusimaha Safiirka dalka Libiya Md. Nasar Maxamed Alsanuusi ayaa ka wada hadlay fursadaha iskaashiga ee dhex mari kara labada Caasimadood iyo dardargelinta heshiiskii dhexmaray Tripoli iyo Muqdisho.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Pier Mario Dacco’ Coppi, ayaa ka wada-hadlay muhiimadda ay leedahay iskaashiga Dowladaha Hoose iyo xiriir dhex mara Gobolka Lambardia iyo G/Banaadir.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa deeq lacageed oo dhan ($200,000) ugu yaboohay wax-ka-qabashada abaarta ka jirta Gobolka Awdal, kadib kulan uu maanta la qaatay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan DFS ee laga soo doorto G. Awdal.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax-dhigay dhismaha waddo laami ah oo laga hirgelinayo inta u dhaxeysa waddada Cabdiqaasim iyo Banaadir ee Degmada Hodan, taasi oo qeyb ka ah qorshaha horumarinta kaabayaasha Caasimadda.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa deeq lacageed oo dhan ($200,000) ku wareejiyay Hay’adda (SODMA) si loogu taaageero gurmadka abaaraha ee ka jira Gobolka Awdal, waxa uuna hey’adaha samafalka ugu baaqay in loo gurmado walaalaha.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka tacsiyadeeyay dhibaatadii ka dhalatay dabkii ka kacay Suuq-Bacaad oo ah suuqa 2aad ee ugu weyn Muqdisho, waxa uuna qeybaha bulshada ugu baaqay in loo gurmado dadkii ay dhibaatadu gaartay.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Mashruuca ololaha nadaafada caasimadda ka daah-furay waddada dheer ee wadnaha, gaar ahaan waddada kala qeybisa degmooyinka Shibis iyo Yaaqshiid. Ololaha waxa ka qeyb qaatay Wasiiro & Xildhibaanno.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa xarriga ka jaray afar waddo oo laami ah, taasi oo laga hirgeliyay waaxda Oktoobar ee Deg. Hodan, iyadoona dhismaha waddooyinkaan ay iska kaashadeen bulshada, Maamulka Degmada iyo D/Hoose ee Xamar.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) iyo Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa (UNTMIS) Danjire James Swan ayaa ka wada hadlay joogtaynta taageerada iyo meelmarinta qorshayaasha hortebinta u leh Caasimadda.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa ka qeyb galay munaasabadda shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025 oo ay sanadkan u fadhiisteen arday gaareysa 41,076, oo wax ka barta Dug. Dhexe ee G/Banaadir.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Baarlamaanka Dowlad-Goboleedka Waqooyi Bari, isagoona u rajeeyay in ay door ka qaataan xoojinta dowladnimada, horumarinta sharciyada iyo illaalinta midnimada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa dhagax-dhigay dhismaha Warta Siigaale ee degmada Hodan, taasi oo ah warta ugu weyn caasimadda, islamarkaana biyo-qabad u ah illaa todobo degmo oo ka tirsan magaalada.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kafaalo-qaad nololeed iyo taageero mustaqbalka waxbarasho ah ugu yaboohay Caa'isha Aadan Ugaas, oo ku guuleysatay kaalinta 1-aad ee imtixaanka Fasalka 12-aad Dugsiyada sare ee dalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), & Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Danjire Alper Aktas, ayaa ka wada-hadlay; iskaashiga, khibrad-is-weydaarsiga, xoojinta adeegyada aasaasiga ah iyo taageerida dadaallada dawlad-dhiska Soomaaliya.