🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴

@mohamedabbi9

🇸🇴NINKII SINAANTAADA DIIDA ADNA SAREYTIISA DIID, SADKA WAA U SIMAN TIHIN🇸🇴

ID: 1478131819539312644

calendar_today03-01-2022 22:31:15

6,6K Tweet

3,3K Followers

384 Following

🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile Photo

2. 6 bilood mishar ah oo loo diyariyay. 3. Badii oo la soo celiyay 4. Amison oo Atmis loo baday oo xili loo qabtay. 5. Deyntii oo decision point mareysa 6. Cunaqabateynka hubka oo asna D point maraya 7. Kursiga UNSC oo la xareyay oo guushu dhiman tahay 8. Nav 4 out 2/2

🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile Photo

XASAN MUXUU WAREJIN DOONA 2026. 1. PL iyo KG oo go ay 2. Ethiopia oo dalkii badankiis xoog ku heysata 3. Qabailadii somalida oo eber iska dhigay. 4. Dhulkii danta guud oo la dhameyay. Ilahay naguma keeno lkn waa saan saanta muuqata

Deeqa 🇸🇴 (@deee_luul) 's Twitter Profile Photo

Somalia’s UN Ambassador Abukar Osman (Baale) delivered a powerful speech at a conference with Somali youth, encouraging them to remain connected to their roots and, through their knowledge and integrity, lead the nation towards the positive change needed to secure a prosperous future

🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile Photo

Leadership is not for everyone. Thank you adeer we forgive who asks but in sha allah we will shape our future and the future of our children 🙏

🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile Photo

Saas oo tahay warqad baa la soo saaray ayadoo la isticmaalayo hayada duulimaadka oo la leeyahay waxba kama jiraan in aan cid celin rbno 🤣🤣🤣🤣

Wadani Warrior ⚖️🇸🇴 (@somali_lawyer) 's Twitter Profile Photo

I am not astounded Villa Somalia has appointed Dahir Hassan who lacks diplomatic skills as new Ambassador to #America. This action affirms #SIMAD cult acolytes have now achieved state capture agendas in #Somalia. PMs and Foreign Ministers were appointed as our past ambassadors.

I am not astounded <a href="/TheVillaSomalia/">Villa Somalia</a> has appointed <a href="/Dahirhasan/">Dahir Hassan</a> who lacks diplomatic skills as new Ambassador to #America. This action affirms #SIMAD cult acolytes have now achieved state capture agendas in #Somalia. PMs and Foreign Ministers were appointed as our past ambassadors.
🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile Photo

Ninkaan soo ninkii lahaa maaha Xasan hal guri Muqdisho kuma laha anaguu nala seexan jiray markuu mucaaradka ahaa 🤣. Ayadoo maalmahaas la yiri Farmajo kiro ayuu ku jira. Ciyaarto waa 1:1 ma ila socotaa 🤣🤣

🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile Photo

Bal ninkaan weyn wuxuu lacag ku soo qatay daawada 🤣 1. Xil lama celin 🤔 2. Xil lagama yelayo boorso hub ah iyo mid dhar ah in ay isku wado 🤣 3. Mw laftagareen baa xaalad dhex galiyay 🤔 4. Madaxdu waa in ay u sheegay xaalada xildhibaanada 🤣 Wali waxan taganahay lama celin

🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile Photo

Marka waxaa ku faraxsan tahay in la soo galiyo dalka hub sharci daro ah oo aan naqaano deni qofka uu yahay iyo siduu u jecel yahay qof walba in uu ku duulo. Marna umada ooga sheekey isbitaalo ayaan fureyna iyo iskuulo, hubkii bulshada lagu xasuuqi lahaana ku farax. 🤷‍♂️

🇸🇴MAXAMED 🇵🇸 CAABI🇸🇴 (@mohamedabbi9) 's Twitter Profile Photo

Mudane iyo Marwooyin ku soo dhawaaday #Puntlandfirst oo ku faraxsan in dalka la soo galiyo hub. Ayagoo horay noogu sheegay waxan ka shaqeyneynaa in isbitaalo iyo iskuul la dhiso 🤣🤣. Absolutely fail of a project. Wale mar dambe idima dhageysto hadii iinan raali galin ka bixin😡

Adeerow Hassan Sheikh Mohamud nimankaas si fiican xiriirka dhinacwalba ugu jar dhaqaale ilaa siyaasada kadaa dalka aad waxashtaa u holaaleyso. Let us have it. Anagaa ku filan amxaradaan. Please dadka somaliyed u fasax fadlan ciidankooda naga saar masarna naga daa. Dadka is difaaca dheh

Wadani Warrior ⚖️🇸🇴 (@somali_lawyer) 's Twitter Profile Photo

This letter issued by Hon. Ahmed FIQI is an abysmal attempt to deflect attention away from Hassan Sheikh Mohamud failures after he appointed #clannish woman as advisor for #arms control. This woman is also wife of Abdullahi M Nor 🇸🇴 who is the #president’s cousin and another of his advisors.

Edo Anisa Ali🇸🇴❤️ (@anisaal43108370) 's Twitter Profile Photo

ALLOW KUU NAXARIISO JANADII FARDOWSANA WAA WARAABI PROFESSOR ALI KHALIF GALAYD❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴AMIIN AMIIN AMIIN YAA ALLAH🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻