Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile
Ministry of Interior | Republic of Somaliland

@moi_somalilandd

Official Twitter (@X) account of the Ministry of Interior, Republic of Somaliland.

ID: 1580213300280819713

linkhttps://moi.govsomaliland.org/ calendar_today12-10-2022 15:06:43

265 Tweet

1,1K Takipçi

47 Takip Edilen

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Wasiiru-dawlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga RoS Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ( Magaalo) Ayaa Tvga Mmtv Siiyey Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya. facebook.com/share/v/15aaQs…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga RoS, oo Fariin u dirtay Dadka Ajnebiga ah ee ku nool Gudaha Somaliland. Akhri, Qoraalka ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga ROS.

Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga RoS, oo Fariin u dirtay Dadka Ajnebiga ah ee ku nool Gudaha Somaliland. 

Akhri, Qoraalka ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga ROS.
Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Gudoomiyaha Guddida qaban qaabada Munaasibada 18 May, ahna wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland, Mudane Cabdale Maxamed Carab. Link: fb.watch/zxRyUuNWxW/

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

“Waxaanu balan qaadaynaa Xukuumad ahaan inaanu ixtiraamno Saxaafadda, idinkana waxa laydiinka baahan yahay in aad ilaalisaan Shuruucda iyo anshaxa Saxaafadda" . Link: facebook.com/share/v/19R55F…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

The May 18th Commemoration Committee, led by Minister of Interior and Security Abdala Mohamed Arab, held a meeting with civil society organizations in Hargeisa to accelerate participation in Somaliland's National Day celebration.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga RoS Cabdalle Maxmed Carab ayaa Saaka kormeer Shaqo Ku Tagay Taliska Ciidanka Dab-damiska Somaliland. Link: facebook.com/share/v/1AWj4q…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland,Cabdale Maxmed Carab, ayaa maanta kulan la yeeshay Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku-Xigeenka Gobolka Maroodi-Jeex, Prof Axmed Maxamed Cadaad iyo Weli Cabdi Jaamac. Link: facebook.com/share/v/1EAgoC…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland, Mudane Cabdale Maxamed Carab, ayaa maanta ka qayb galay Munaasibada Xadhig ka jarka Dhismaha Waddada Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, Ee Taiwan Avenue Road, facebook.com/share/v/1CAy8e…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

'Caasimadda Hargeysa qofka muddo ka maqnaa ee yimaada ayaa dareemi kara horumarka iyo waxqabadka laga qabtay'' Wasiirka Arimaha gudaha iyo Amniga Cabdalle Maxamed Carrab. facebook.com/share/v/16UUYc…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Wasiiru-dawlaha Wasaarada, Cabdirashiid Maxamed Axmed (Magaalo) iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Maxamed Cali Maxamud, ayaa Maanta Wasaarada ku qaabilay Madaxda Xafiiska Ingiriiska Ee Somaliland. facebook.com/share/v/1EWZag…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

"Gogoshii Nabadeed ee uu dhigay Madaxweynaha Somaliland ee Gobolka Sanaag, ayaa dhawaan ka furmaysa Ceerigaabo " Wasiiru-dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha, Cabdirashiid Maxamed Axmed (Magaalo) Link: facebook.com/share/v/1PE6eW…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

"Mashruucan waxa keenay in lagu aamino $20 Million waa Amniga aad ka shaqayseen" Wasiir Cabdale Maxamed Carab. Link: facebook.com/share/v/1T6F5s…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

" Xukuumadan waxaa ka go,an inay bahda suugaanta si wanaagsan ula shaqeyso ..." Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL Link: facebook.com/share/v/1DGw2S…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Xarunta Maamulka Gobolka Buuhoodle ayaa Laga furay Degmada Qorilugud oo loogu sii shaqaynaayo si ku meel gaadh ah, Link: facebook.com/share/v/1Nfqhr…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Wefti uu Hogaaminaayo Wasiiru-dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Amniga, Mudane,Cabdirashiid Maxamed Axmed (Magaalo), ayaa Gaadhay Deegaanka shidan oo ka Tirsan Gobolka Sanaag. Link: facebook.com/share/r/1BU2T3…

Ministry of Interior | Republic of Somaliland (@moi_somalilandd) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga JSL Cabdalle Maxmed Carab Ayaa Saaka Shir Gudoomiyey kulan muhiim Ah oo ka dhacay xafiiskiisa, Kulankaas Oo Daraanaa Xalinta khilaaf u Dhexeeyey Gudomiyihii hore Ee Degmadda agabar iyo gudomiyaha Link: facebook.com/share/r/1A8oCv…