Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland (@moittpuntland) 's Twitter Profile
Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland

@moittpuntland

Ministry of Information Telecommunication and Tourism

ID: 1170005419772788736

linkhttp://moitt.pl.so calendar_today06-09-2019 16:07:05

72 Tweet

314 Takipçi

49 Takip Edilen

Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland (@moittpuntland) 's Twitter Profile Photo

Garoowe | 27 Oct 2025 Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mohamud Aidid Dirir, ayaa ka qaybgalay ansixinta rasmiga ah ee Qorshaha Horumarinta Puntland-4 (2026–2030) ee lagu qabtay Garoowe.

Garoowe | 27 Oct 2025
Wasiirka Warfaafinta Puntland, <a href="/Mo_Dirir/">Mohamud Aidid Dirir</a>, ayaa ka qaybgalay ansixinta rasmiga ah ee Qorshaha Horumarinta Puntland-4 (2026–2030) ee lagu qabtay Garoowe.
Mohamud Aidid Dirir (@mo_dirir) 's Twitter Profile Photo

Waxaan cawa ka qaybgalay casho sharaf iyo sagootin ay soo qaban-qaabisay Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso, taas oo lagu maamuusay dhammaan ka qaybgalayaashi iyo qaban-qaabiyaashi Bandhigga Dalxiiska Puntland 2025. #Boosaaso #BandhiggaDalxiiska2025 #GobolkaBari #Puntland

Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland (@moittpuntland) 's Twitter Profile Photo

05 November, 2025:Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Mudane Mohamed Isse Osman, ayaa ka qayb galay kulanka wada-hadalka Warbaahinta & Booliska, kaas oo lagu falanqeynayay: -Badqabka Saxafiyiinta -Dhowrista madax-bannanida Warbaahinta -La-dagaalanka Wararka Beenta

Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland (@moittpuntland) 's Twitter Profile Photo

Golaha Wakiilada Dowladda Puntland oo ku jira 𝐅𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐨𝐨𝐝𝐢 𝟗-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐟𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝟓𝟕-𝐚𝐚𝐝 ee Golaha Wakiillada ayaa Bogaadiyay Bandhiggi Dalxiiska Puntland 2025.

UNTMIS (@untmis_) 's Twitter Profile Photo

𝗜𝗖𝗬𝗠𝗜: Catch the latest episode of 𝗧𝘂𝗯𝘁𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗱𝗮 to hear from @MoITTPuntland’s Mohamed Isse Osman and Bilan Media’s Farhia Muraad as they explore the challenging yet inspiring journey of Somali women journalists — their pivotal role in shaping the media

𝗜𝗖𝗬𝗠𝗜: Catch the latest episode of 𝗧𝘂𝗯𝘁𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗮𝗱𝗱𝗮 to hear from @MoITTPuntland’s Mohamed Isse Osman and <a href="/MediaBilan/">Bilan Media</a>’s Farhia Muraad as they explore the challenging yet inspiring journey of Somali women journalists — their pivotal role in shaping the media
Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland (@moittpuntland) 's Twitter Profile Photo

Garoowe, 20-11, 2025; waxaa si ramsi oo loo furay kulliyada saxafada- puntland, iyadoo oo ay ka qaybgaleen mas'uuliyinta wasaradda warfaafinta Dpl iyo labada gole ee dowladda puntland.

Mr President Trump, irrespective Of individual’s color, race, religion,or country of origin anyone who committed a crime is held accountable under the law. The Somali Community is composed of hardworking peace-loving enterprising individuals who have made positive contribution

Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland (@moittpuntland) 's Twitter Profile Photo

Wasaaradda Warfaafinta, dpl waxay ku wargelinaysaa dhammaan Bulshada reer puntland qaybaheeda kala duwan in sannadkii labaad la qabanayo Carwada Tignoolojiyadda Puntland, taas oo ka dhici doonta 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐨𝐰𝐞, 𝟎𝟓–𝟎𝟕 𝐉𝐚𝐧𝐚𝐚𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔,

Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland (@moittpuntland) 's Twitter Profile Photo

#Warbixin- Dawladda Puntland ayaa soo bandhigtay maxaabiista Ajaanibta ah ee Daacish oo lagu qabtay Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad, waxay u kala dhasheen Turkey , Saudi Arabia, Morocco , Ethiopia, Syria Iyo Tanzania.