Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile
Mohamed Yusuf Bakayle

@mobakayle

Somali Journalist | Former Special reporter at office of the Deputy Prime Minister; SFG | Former director at Kalsantv | Currently Freelancer. LFC FAN

ID: 2576402976

linkhttps://m.facebook.com/mobakayle calendar_today19-06-2014 08:08:25

1,1K Tweet

22,22K Followers

523 Following

Galka Nabadda🕊 (@galkanabadda) 's Twitter Profile Photo

Join our Twitter Space on September 19, 2024, where we’ll discuss fostering patriotism among Somali youth and their role in defending the nation. Our guests is Abdi Iftin, Ahmed Jubba, and Ahmed Ghanem, who will be leading the conversation. #GalkaNabadda”

Join our Twitter Space on September 19, 2024, where we’ll discuss fostering patriotism among Somali youth and their role in defending the nation.

Our guests is <a href="/Abdi_Iftin/">Abdi Iftin</a>, <a href="/wehlie_ahmed/">Ahmed Jubba</a>, and <a href="/ahmedghanem/">Ahmed Ghanem</a>, who will be leading the conversation.

#GalkaNabadda”
Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

Deegaanka GOCONDHAALE ayuu Dagaal ku dhex maray Ciidamada SSC iyo kuwa SSB [Habarjeclo] qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaana lasoo sheegayaa. Wixii faahfaahin kasoo kordha nala joog.

Deegaanka GOCONDHAALE ayuu Dagaal ku dhex maray Ciidamada SSC iyo kuwa SSB [Habarjeclo] qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaana lasoo sheegayaa.

Wixii faahfaahin kasoo kordha nala joog.
Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

Beesha Jibraaciin ee Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa jabhad hubaysan kaga dhawaaqday Gobolka Awdal waxaanay digniin kama dambays ah u direen Taliska Korneyl Biixi.

Beesha Jibraaciin ee Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa jabhad hubaysan kaga dhawaaqday Gobolka Awdal waxaanay digniin kama dambays ah u direen Taliska Korneyl Biixi.
Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

Dadkii xalay Hargeysa ka hadlay ee HARTI Korneyl Biixi taageersan oo Kulmiye ku biiraya iska dhigayay kana soo jeeday Beesha Korneylka ayaa lacagtii lagu soo kireystay lagala baxsaday. - Wareysi.

Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

#DEGDEG: Ciidamada RRU-da ee Somaliland ayaa u daatay oo baadhay guriga ay xaafada Sheikh Madar ee Hargeysa ka degan tahay Fadxiya Abiib oo ah haweenay ay walaallo yihiin Xildhibaanka u afduuban Korneyl Biixi ee Maxamed Abiib. Ciidamadu waxay burburiyeen agabkii guriga oo ay qol

#DEGDEG: Ciidamada RRU-da ee Somaliland ayaa u daatay oo baadhay guriga ay xaafada Sheikh Madar ee Hargeysa ka degan tahay Fadxiya Abiib oo ah haweenay ay walaallo yihiin Xildhibaanka u afduuban Korneyl Biixi ee Maxamed Abiib.

Ciidamadu waxay burburiyeen agabkii guriga oo ay qol
Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

Qoyska Xildhibaan Maxamed Abiib oo markale la dulmiyay & Hooyadii oo markay hiil kale weyday Somaliland illaahay iga dacwootay. - Naceybka Korneyl Biixi u qabo Beelaha Gadabuursi.

Mohamed Yusuf Bakayle (@mobakayle) 's Twitter Profile Photo

Korneyl Biixi ayaa ku hanjabay in Somaliland diyaar u tahay inay iska celiso oo dagaal la gasho weliba ka adkaanayso Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya haddii ay weerar kusoo qaado. Qofka sidaas u hanjabayaa waa Muusihii labada boqol ee kiilomitir [200km] Goojacade ilaa Oog uu

Korneyl Biixi ayaa ku hanjabay in Somaliland diyaar u tahay inay iska celiso oo dagaal la gasho weliba ka adkaanayso Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya haddii ay weerar kusoo qaado.

Qofka sidaas u hanjabayaa waa Muusihii labada boqol ee kiilomitir [200km] Goojacade ilaa Oog uu