Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile
Ministry of Investment - Somaliland

@ministryofinve1

Ministry of Investment was created on 14/12/2017 by the president of Somaliland HE Muse Bihi to coordinate fragmented investment projects into a single window.

ID: 1030832848251617283

calendar_today18-08-2018 15:04:37

40 Tweet

711 Followers

28 Following

Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Somaliland Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf, ayaa ka war bixisay waxqabadka iyo shaqada ay u igman tahay Wasaaraddu. Agaasimaha ayaa sharraxaad ka bixisay fursadaha maalgashi ee ka... youtube.com/watch?v=T0t8Rb…

Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile Photo

Maanta oo hilaaddu tahay 15/01/2019. Waxa Xarunta Wasaaradda H.Maalgashiga SJL ka bilawday tababar kor loogu qaadayo xirfadda iyo aqoonta shaqaalaha Wasaaradda H.Maalgashiga. Tababarkan oo ay bixinayso... facebook.com/somalilandinve…

Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga, Mudane Cawad ayaa kulan la yeeshay Guddida gacanta ku haysa dhismaha Warshadda Sibidhka ee BERERA. Kulankaas oo daarnaa kala qaadasho xogta iyo halka wax marayaan......... youtube.com/watch?v=pCB31p…

Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaaradda H.Maalgashiga Mudane Maxamed Axmed Maxamuud "Cawad", ayaa maanta furay shir ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda H.Maalgashigu.Kaas oo lagu soo bandhigayay ilaha maalgashi ee Jamhuuriyadda Somalland... youtube.com/watch?v=Ko9QeN…

Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile Photo

Hargaysa” WHM” Agaasimah Guud ee Wasaaradda H.Maalgashiga Somaliland Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf, ayaa maalinkii shalay ahaa "15/04/2019", dalka ku soo dhawaysay Xildhibaan Faadumo Madar oo ka tirsan... facebook.com/somalilandinve…

Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile Photo

Halkan ka dhegayso war bixin uu BBC-da siiyay Wasiirka Wasaaradda H.Maalgashiga Somaliland. Mudane Maxamed Axmed Maxamuud Cawad. Isaga oo faahfaahin ka bixiyay Warshadda sifayn doonta shidaalka ee dhawaan laga dhagax dhigay Magaalada Berbera. bbc.com/somali/bbc_som…

Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile Photo

17/04/2019, Hargaysa{WHM}, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Somaliland, Marwo Deeqa Cabdi Yuusuf, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay madaxda shirkadda SHEMU “SAAP AND DETERGENT... facebook.com/somalilandinve…

Ministry of Investment - Somaliland (@ministryofinve1) 's Twitter Profile Photo

Hargaysa" SWEDEN" Wariye LARS, oo ka tirsan wargayska ka soo baxaya dalka SWEDEN, kuna soo baxa afka dalkaas ayaa waraysi uu la yeeshay Wasiirka Wasaaradda... na.se/artikel/ledare…