Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profileg
Madaxtooyada JSL

@MadaxtooyadaJSL

Follow for the latest information from the Presidency of the Republic of Somaliland.

ID:934303758896566272

linkhttp://Madaxtooyadajsl.com calendar_today25-11-2017 06:12:29

937 Tweets

55,4K Followers

21 Following

Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

Wareegtooyin Madaxweyne.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 10/03/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda…

Wareegtooyin Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 10/03/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda…
account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhaqangaliyey xeerar muhiim u ah Dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2024 uu soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku dhaqan-gelinaayo laba xeer oo kala…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhaqangaliyey xeerar muhiim u ah Dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2024 uu soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku dhaqan-gelinaayo laba xeer oo kala…
account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan la qaatay Kooxda kubbadda cagta ee Qurbajoogta Reer Somaliland ee dalka UK.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay koox kubbadda cagta ah oo ka socotay qurbajoogta reer…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan la qaatay Kooxda kubbadda cagta ee Qurbajoogta Reer Somaliland ee dalka UK. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay koox kubbadda cagta ah oo ka socotay qurbajoogta reer…
account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Hargeysa-19-02-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada Hadhimo-sharafeed ugu sameeyey…

Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo Hadhimo Sharafeed ku Maamuusay Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland. Hargeysa-19-02-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada Hadhimo-sharafeed ugu sameeyey…
account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

READ THE FULL TRANSCRIPT
The President of the Republic of Somaliland, His Excellency Muse Bihi Abdi (Muse Bihi Abdi), has announced that the agreement between Somaliland and Ethiopia will be simultaneously signed by both nations.

This move aims to ensure seamless implementation of…

account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

Halkan ka daawo Waraysi gaar ah oo Madaxweynaha jamhuuriyadda Mudane Muse Biihi Cabdi ugu waramay Telefishanka Qaranka Somaliland Somaliland National TV.

account_circle
National Defense Force | Somaliland(@NationalDF) 's Twitter Profile Photo

Strengthening Ties: Somaliland Defense Forces proudly participates in the Ethiopian Diplomatic Week and Exhibition today. showcasing collaboration, and mutual respect. Through diplomatic engagement, we forge bonds for regional stability and prosperity.

Strengthening Ties: Somaliland Defense Forces proudly participates in the Ethiopian Diplomatic Week and Exhibition today. showcasing collaboration, and mutual respect. Through diplomatic engagement, we forge bonds for regional stability and prosperity. #Somaliland #Ethiopia
account_circle
MFA Somaliland(@somalilandmfa) 's Twitter Profile Photo

بيان صادر من وزارة الخارجية والتعاون الدولي لجمهورية صوماليلاند ردا علي البيان الصادر من جامعة الدول العربية في اجتماعها الطارئ على مستوى وزراء الخارجية العرب يوم أمس الأربعاء
mfa.govsomaliland.org/article/%D8%A8…

account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Maayarka Iyo Kuxigeenka Degmada Burco Oo Dhawaan La Doortay.

Hargeysa-15-01-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Maayarka cusub ee dhawaan loo doortay…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Maayarka Iyo Kuxigeenka Degmada Burco Oo Dhawaan La Doortay. Hargeysa-15-01-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Maayarka cusub ee dhawaan loo doortay…
account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

CAFIS-MADAXWEYNE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan.

Waxaanay u dhignayd…

CAFIS-MADAXWEYNE Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan. Waxaanay u dhignayd…
account_circle
Saleban Sahal(@salosahal) 's Twitter Profile Photo

The MoU between Somaliland and Ethiopia was joyously celebrated by Thousand of people in Burao. It is worth mentioning that Burao holds significance as the city where Somaliland intellectuals and citizens made the historic decision to dissolve the union with Somalia back in 1991.

The MoU between Somaliland and Ethiopia was joyously celebrated by Thousand of people in Burao. It is worth mentioning that Burao holds significance as the city where Somaliland intellectuals and citizens made the historic decision to dissolve the union with Somalia back in 1991.
account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

Republic of Somaliland and the Fedeal Democratic Republic of Ethiopia signed a Memorandum of Understanding (MoU) today. In the MoU, Ethiopia officially recognises the Republic of Somaliland while Somaliland grants naval and commercial sea access on lease to Ethiopia for 50 years.

account_circle
Dr Charles Tannock(@CharlesTannock) 's Twitter Profile Photo

Great news & paves the way for other AU nations to follow Ethiopia's example & recognise Somaliland sovereignty with full diplomatic relations. UK as former colonial power should take up the case at UN level. Ethiopia being newly today in BRICS will be a powerful advocate there

account_circle
Muse Bihi Abdi(@musebiihi) 's Twitter Profile Photo

Republic of Somaliland and the Fedeal Democratic Republic of Ethiopia signed a Memorandum of Understanding (MoU) today. In the MoU, Ethiopia officially recognises the Republic of Somaliland while Somaliland grants naval and commercial sea access on lease to Ethiopia for 50 years.

Republic of Somaliland and the Fedeal Democratic Republic of Ethiopia signed a Memorandum of Understanding (MoU) today. In the MoU, Ethiopia officially recognises the Republic of Somaliland while Somaliland grants naval and commercial sea access on lease to Ethiopia for 50 years.
account_circle
Madaxtooyada JSL(@MadaxtooyadaJSL) 's Twitter Profile Photo

WAR MURTIYEED. Dowladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Somaliya oo ku heshiiyey in dib loo bilaabo wadahadalkii u dhaxeeyay labada dhinac.

WAR MURTIYEED. Dowladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Somaliya oo ku heshiiyey in dib loo bilaabo wadahadalkii u dhaxeeyay labada dhinac.
account_circle