Ministry of Fisheries & Blue Economy, Somalia (@mfbesomalia) 's Twitter Profile
Ministry of Fisheries & Blue Economy, Somalia

@mfbesomalia

Official @X Account for the Ministry of Fisheries and Blue Economy of the Federal Republic of Somalia.

ID: 876393943935713285

linkhttp://www.mfbe.gov.so calendar_today18-06-2017 10:59:33

633 Tweet

9,9K Followers

21 Following

H.E Ahmed Hassan Aden (@ahmedhasanaden) 's Twitter Profile Photo

Bogaadin. waxaan bogaadinayaa shirka maanta uu kuqabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxtooyada qaranka Madaxweynaha oo weli wada kulammadii uu ka furay magaalada Muqdisho ee Gogosha Wadatashiga Qaran, ayaa maanta

Bogaadin.
waxaan bogaadinayaa shirka maanta uu kuqabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud,
Madaxtooyada qaranka Madaxweynaha oo weli wada kulammadii uu ka furay magaalada Muqdisho ee Gogosha Wadatashiga Qaran, ayaa maanta
Abdi Dirshe (@adirshe) 's Twitter Profile Photo

It was an historical day for the Ministry of Fisheries and Blue Economy as we kickoff the construction of the Ministry’s headquarters with the presence of Prime Minister, H.E. Hamza Abdi Barre and Minister, H.E. Ahmed Hassan Aden. The new building will be home for 500+ staff.

Ministry of Fisheries & Blue Economy, Somalia (@mfbesomalia) 's Twitter Profile Photo

RW JFS, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda. Wasiir H.E Ahmed Hassan Aden, oo RW ku soo dhoweeyay munaasabadda dhagax-dhigga, ayaa ka warbixiyay shaqadii laga soo maray ee lagu dhisayo xarunta cusub ee wasaaradda, taasoo ay ku howlgali doonto.

RW JFS, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda. Wasiir H.E Ahmed Hassan Aden, oo RW ku soo dhoweeyay munaasabadda dhagax-dhigga, ayaa ka warbixiyay shaqadii laga soo maray ee lagu dhisayo xarunta cusub ee wasaaradda, taasoo ay ku howlgali doonto.
H.E Ahmed Hassan Aden (@ahmedhasanaden) 's Twitter Profile Photo

I would like to thank the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia HE hamze abdi barre for laying the foundation stone today for the future building of the Ministry of Fisheries and Blue Economy. This milestone comes after nearly three years of hard work and dedication

أود أن أتقدم بالشكر الجزيل إلى معالي رئيس الوزراء السيد/ حمزة عبدي بري Hamza Abdi Barre ، لوضعه حجر الأساس اليوم للمبنى المستقبلي لوزارة الثروة السمكية والاقتصاد الأزرق. يأتي هذا الإنجاز بعد ما يقرب ثلاث سنوات من العمل الجاد والتفاني للوصول إلى هذه المرحلة، وسيشمل المقر الجديد

أود أن أتقدم بالشكر الجزيل إلى معالي رئيس الوزراء السيد/ حمزة عبدي بري Hamza Abdi Barre ، لوضعه حجر الأساس اليوم للمبنى المستقبلي لوزارة الثروة السمكية والاقتصاد الأزرق.

يأتي هذا الإنجاز بعد ما يقرب ثلاث سنوات من العمل الجاد والتفاني للوصول إلى هذه المرحلة، وسيشمل المقر الجديد
H.E Ahmed Hassan Aden (@ahmedhasanaden) 's Twitter Profile Photo

تشرفت اليوم بزيارة سفارة المملكة العربية #السعودية في العاصمة #مقديشو . حيث التقيت بسعادة السفير الفاضل الأستاذ/ أحمد بن محمد المولد، وتناقشنا في تعزيز التعاون بين البلدين الشقيقين في مجال الثروة السمكية والاقتصاد الأزرق. سيكون هذا اللقاء بداية لعهد جديد من التعاون الوثيق الذي

تشرفت اليوم بزيارة سفارة المملكة العربية #السعودية في العاصمة #مقديشو .

حيث التقيت بسعادة السفير الفاضل الأستاذ/ أحمد بن محمد المولد، وتناقشنا في تعزيز التعاون بين البلدين الشقيقين في مجال الثروة السمكية والاقتصاد الأزرق.

سيكون هذا اللقاء بداية لعهد جديد من التعاون الوثيق الذي
Ministry of Fisheries & Blue Economy, Somalia (@mfbesomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka wasaaradda, Mudane H.E Ahmed Hassan Aden, oo uu wehliyo AG Abdi Dirshe, ayaa la kulmay Danjiraha Sacuudiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed bin Maxamed Al-Mowallad. Laba dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada kalluumeysiga & dhaqaalaha badda.

Wasiirka wasaaradda, Mudane H.E Ahmed Hassan Aden, oo uu wehliyo AG Abdi Dirshe, ayaa la kulmay Danjiraha Sacuudiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed bin Maxamed Al-Mowallad. Laba dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada kalluumeysiga & dhaqaalaha badda.
H.E Ahmed Hassan Aden (@ahmedhasanaden) 's Twitter Profile Photo

Waxaan bogaadinayaa madaxda Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ee maanta iska diiwaangeliyay diiwaangelinta doorashooyinka dadweynaha, ayaga oo shacabkana ku dhiirigaliyay in ay ka qayb qaataan nidaamka doorashooyinka tooska ah. Maxdaasi waxa ay muujiyeen midnimo

Waxaan bogaadinayaa madaxda Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Koonfur Galbeed ee maanta iska diiwaangeliyay diiwaangelinta doorashooyinka dadweynaha, ayaga oo shacabkana ku dhiirigaliyay in ay ka qayb qaataan nidaamka doorashooyinka tooska ah. Maxdaasi waxa ay muujiyeen midnimo
Abdi Dirshe (@adirshe) 's Twitter Profile Photo

The Somalia Fisheries Week of 2024 was extremely successful, this year (2025) we are celebrating the efforts, hard work and sacrifices of our fishermen and fisherwomen with our communities across Somalia. The theme this year #EatSafe&QualityFishFromSomalia

The Somalia Fisheries Week of 2024 was extremely successful, this year (2025) we are celebrating the efforts, hard work and sacrifices of our fishermen and fisherwomen with our communities across Somalia. The theme this year #EatSafe&QualityFishFromSomalia
Ministry of Fisheries & Blue Economy, Somalia (@mfbesomalia) 's Twitter Profile Photo

The Ministry of Fisheries and Blue Economy of Somalia held a key meeting with UNTMIS to discuss maritime security and combating IUU fishing. Both parties agreed to strengthen cooperation and share efforts in protecting Somalia’s marine resources.

The Ministry of Fisheries and Blue Economy is pleased to be featured in 5 Magazine, which highlights the leadership of Minister H.E Ahmed Hassan Aden in advancing the fisheries sector and blue economy of Somalia.

The Ministry of Fisheries and Blue Economy is pleased to be featured in 5 Magazine, which highlights the leadership of Minister H.E Ahmed Hassan Aden  in advancing the fisheries sector and blue economy of Somalia.
H.E Ahmed Hassan Aden (@ahmedhasanaden) 's Twitter Profile Photo

The Ministry of Fisheries and Blue Economy proudly highlights its achievements in Issue 045 of "5 Magazine," showcasing its leadership in advancing Somalia’s fisheries sector and contributing to the nation’s economic growth. In just three years, the Ministry has made

The Ministry of Fisheries and Blue Economy proudly highlights its achievements in Issue 045 of "5 Magazine," showcasing its leadership in advancing Somalia’s fisheries sector and contributing to the nation’s economic growth.

In just three years, the Ministry has made
Ministry of Fisheries & Blue Economy, Somalia (@mfbesomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka wasaaradda, Mudane H.E Ahmed Hassan Aden, oo uu wehliyo AG ee wasaaradda, Mudane Abdi Dirshe ayaa casho sharaf iyo shahaado oyin ku maamuusay gudigii ka shaqeeyay xafladda Dhagax-dhigga xarunta dhexe ee wasaaradda iyo ka qeybgalka todobaadka Xoriyadda.

Wasiirka wasaaradda, Mudane H.E Ahmed Hassan Aden, oo uu wehliyo AG ee wasaaradda, Mudane Abdi Dirshe ayaa casho sharaf iyo shahaado oyin ku maamuusay gudigii ka shaqeeyay xafladda Dhagax-dhigga xarunta dhexe ee wasaaradda iyo ka qeybgalka todobaadka Xoriyadda.
Abdi Dirshe (@adirshe) 's Twitter Profile Photo

Somalia asks the IOTC Commission to stand with developing coastal countries instead of representing the voices of the powerful industrial fleets that are causing the depletion of fish stocks in a new formula “depleter pays principle “.

Ministry of Fisheries & Blue Economy, Somalia (@mfbesomalia) 's Twitter Profile Photo

Wasiir H.E Ahmed Hassan Aden, oo uu wehliyo AG Abdi Dirshe, ayaa maanta la kulmay ganacsato isugu jira Soomaali iyo Koonfur Afrikaan. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray fursadaha maalgashi ee ka jira kalluumeysiga dalka, iyado la isla gartay in la sii xoojiyo wada-shaqeynta labada dhinac.

Wafdi uu hoggaaminaayo AG Abdi Dirshe ayaa ka qeybgalay shirka TCAC15 ee IOTC, oo looga hadlay qaybsiga kheyraadka Tuunada. Wasaaradd ayaa soo jeedisay talooyin iyo qorshayaal caddaalad ku saleysan, iyadoo difaaceysa danaha kalluumeysiga Soomaaliya.