Iqra Hassan (@ikrahassan2) 's Twitter Profile
Iqra Hassan

@ikrahassan2

ID: 1225295094544203776

calendar_today06-02-2020 05:48:27

39 Tweet

365 Followers

887 Following

yasmine Jama (@yaaska23) 's Twitter Profile Photo

Waa inuu hilib qaad yahay, Codkiisana waa inuu sida malabka u macaan yahay, oo wax xabeeb ah uusan laheyn. Waa inuu u dhaxeeyo 25-30. Soo jeedkiisa iyo sii jeedkiisana waa ineey dadka soo jiidan karaan. Fadlan haddi aadan intaan isku heynin numberkan hasoo wicin. +4745...

Samia Mahmet (@samiamahmet) 's Twitter Profile Photo

Dadka uu saameeyo #COVID19 waxaa ka mid ah qofka uu difaaca jirkiisa hooseeyo si looga hortaggo arintaasi wa inaad xoojisaa awooda nidaamka difaaca jirkaaaga. Sidee : 1. Hurdadda oo kugu yaraata waxey keeneysaa qalqal ku yimaada nidaamka difaaca jirka.πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»

Dadka uu saameeyo #COVID19 waxaa ka mid ah qofka uu difaaca jirkiisa hooseeyo si looga hortaggo arintaasi wa inaad xoojisaa awooda nidaamka difaaca jirkaaaga. Sidee : 
1. Hurdadda oo kugu yaraata waxey keeneysaa qalqal ku yimaada nidaamka difaaca jirka.πŸ‘‡πŸ»πŸ‘‡πŸ»
Mohamed Abdullahi (@daljireali) 's Twitter Profile Photo

Talaabo wanaagsan oo wakhtigeedii kusoo aaday. Si loo gaaro ujdeedada, Waa in la xaqiijiyaa ganacsatadu in ayna dhankood qaaliyayn maciishada.

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

In aad dadka u qirto waxa ay kaaga fiican yihiin waa gobannimo iyo dhaqan anbiyo. Nabi Muuse waa kii yiri: "Allow, walaalkey Haaruun ayaa iga aftahansan.." In la dafiro hibada dadka kale waa xaasidnimo iyo dhaqan sheydaan. Ibliis waa kii lahaa "Allow, Aadan aniga ayaa ka fiican"

Aar Aw Fiqi (@aarawfiqi) 's Twitter Profile Photo

"Haweenaydu markii ay diiddo nin han iyo yool leh, ayna oggolaato nin hankiisu kaliya yahay baraha bulshada, fadhi-ku-dirirka, telefishinka iwm, waxa ay nolosheeda ku dhammaysan doontaa in ay ninkii hanka lahaa ka daawato telefishinka." β€” Nelson Mandela.

"Haweenaydu markii ay diiddo nin han iyo yool leh, ayna oggolaato nin hankiisu kaliya yahay baraha bulshada, fadhi-ku-dirirka, telefishinka iwm, waxa ay nolosheeda ku dhammaysan doontaa in ay ninkii hanka lahaa ka daawato telefishinka." β€” Nelson Mandela.
Farxiyo Lama-filaan (@lamafarxiyo) 's Twitter Profile Photo

"Soomaali uunbaa laga helaa nin aan xaas lahayn oo afar raba iyo gabar aan la qabin oo ka masayrsan in lala guursan doono." Dhab ka hadal.

Husein Osman (@husein_osman1) 's Twitter Profile Photo

I’m honored to be appointed as University Registrar at SIMAD University I thank the top management of SU for trusting me this big position and I will try my best to perform well.

I’m honored to be appointed as University Registrar at <a href="/SIMADUniversity/">SIMAD University</a>
I thank the top management of SU for trusting me this big position and I will try my best to perform well.
Sharmake Hassan (@sharmake_ashraf) 's Twitter Profile Photo

If youβ€˜ve foreign passport, youβ€˜ve an access to get highest rank in #Somalia. That's why most somali youth are immigrant their nation. Somali constitution needs a large reform to emphasize Somali nationality. Dual nationalist is behind the crises in Somalia.

Hussein Sabrie (@husseinsabrie) 's Twitter Profile Photo

Markaan mareyno Warshadda Caanaha ayuu igu yiri: ilmahaan ayaan gaynaa ee bajaaj kale qabso. Kama harine waan raacay. Markaan gaynay ee aan soo laabannay ayaan waydiiyay sababta uu ixsaankaas bilaashka ah ugu sameeyay, wuxuuna igu yiri: nolosha ay ku jiraan ayaan soo maray! 2/2

Aato (@abdisalamaato) 's Twitter Profile Photo

I couldn't help but edit/add music to this video because I was a refugee once, it's a difficult thing. I know the feeling of leaving your country behind I tell my #Syrian brothers/sisters that my country #Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ is your countryπŸ‡ΈπŸ‡Ύ Live happily We ❀️ U #Syria 🎢 Nassif Zeytoun