Midowga Haybad Qaran (@haybadqaranhq) 's Twitter Profile
Midowga Haybad Qaran

@haybadqaranhq

Official Account of Union of Haybad Qaran.

ID: 1987867207414808576

calendar_today10-11-2025 12:57:47

12 Tweet

467 Takipçi

0 Takip Edilen

Midowga Haybad Qaran (@haybadqaranhq) 's Twitter Profile Photo

Diyaargarawga Shirweynaha Midowga Haybad Qaran ayaa maalinkii 4aad ka socda Xarunta Muqdisho. Shirkan oo u socday Guddiga Farsamada ayaa waxaa caawa ku biiray Madaxweynihii hore ee Galmudug Abdikarim Hussein Guled iyo Xil Maxamed Abukar Islaw oo labaduba kamid ah aasaaseyaasha Midowga.

Diyaargarawga Shirweynaha Midowga Haybad Qaran ayaa maalinkii 4aad ka socda Xarunta Muqdisho.

Shirkan oo u socday Guddiga Farsamada ayaa waxaa caawa ku biiray Madaxweynihii hore ee Galmudug <a href="/AHGuled/">Abdikarim Hussein Guled</a> iyo Xil Maxamed Abukar Islaw oo labaduba kamid ah aasaaseyaasha Midowga.
Midowga Haybad Qaran (@haybadqaranhq) 's Twitter Profile Photo

Iyadoo wali uu socdo diyaar garawga Shirweynaha Midowga Haybad Qaran, ayaa waxaa kulan xogwareysi ah waxaa xarunta ku yimid Faarax Cali Shire oo kamid ah aasaasayaasha Midowga.

Guddoomiyaha Midowga Haybad Qaran ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Mudane Abdi Farah Shirdon ayaa gaaray magaalada Kismaayo oo uu ka furmayo shir looga tashanayo aayaha dalka. #HanSareIyoHufnaan

Midowga Haybad Qaran (@haybadqaranhq) 's Twitter Profile Photo

Guddoomiyaha Midowga Haybab Qaran Mudane Abdi Farah Shirdon ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid.

Guddoomiyaha Midowga Haybab Qaran Mudane <a href="/AbdiShirdoon/">Abdi Farah Shirdon</a> ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana Garoonka kusoo dhaweeyay Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid.
Midowga Haybad Qaran (@haybadqaranhq) 's Twitter Profile Photo

يدين اتحاد الهيبة الوطنية بشدة الخطوة غير القانونية التي أعلنت فيها إسرائيل اعترافها بإدارة “صوماليلاند”، وهي خطوة تتعارض بشكل واضح مع القانون الدولي الناظم للعلاقات بين الدول.

Xubno ka tirsan aasaaseyaasha Midowga Haybad Qaran ayaa maanta kulan ku wada qaatay magaalada Dhuusamareeb. Masuuliyiintan ayaa ka wada hadlay sidii Midowga uu kaalin mug leh uga qaadan lahaa difaaca madaxbannaanida iyo gobonnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xubno ka tirsan aasaaseyaasha Midowga Haybad Qaran ayaa maanta kulan ku wada qaatay magaalada Dhuusamareeb.

Masuuliyiintan ayaa ka wada hadlay sidii Midowga uu kaalin mug leh uga qaadan lahaa difaaca madaxbannaanida iyo gobonnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.