H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile
H.E Said Abdullahi Deni

@hesaidadeni

7th President of the Puntland State of Somalia, 2019 - Present | Former Minister of Planning at Federal Gov't of Somalia | Former Federal Member of Parliament

ID: 1189051015972249600

linkhttps://www.facebook.com/ExcellenceSaidDeni calendar_today29-10-2019 05:28:35

852 Tweet

164,164K Followers

31 Following

H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

Allaah ha u naxariisto oo janadii ha geeyo Hooyo Faadumo Yuusuf Cali Yuusuf, oo ah Hooyada Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo ku geeriyootay Gaalkacyo. marxuumada Allaah ha u danbi dhaafo inagana samir iyo iimaan Allaah ha inaga siiyo.

Puntland State House (@plstatehouse) 's Twitter Profile Photo

1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso kaasi oo looga hadlay Amniga Guud, Puntland Counter-Terrorism Operations #Puntland, Guulaha Ciidanku gaaray,

1/3 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane <a href="/HESaidADeni/">H.E Said Abdullahi Deni</a>, ayaa Shir-Guddoomiyay  Shirka Golaha Wasiirada oo maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso kaasi oo looga hadlay Amniga Guud, <a href="/PL_CTOperations/">Puntland Counter-Terrorism Operations</a>  #Puntland, Guulaha Ciidanku gaaray,
H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

Allaah ha u naxariisto oo janadii geeyo Gen. Cabdi Cali Xasan( Xagaafe) oo geeriyooday, wuxu ahaa masuul waxbadan usoo shaqeeyay dadkiisa, isagoo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka Dowladda Puntland, waxaan tacsida la wadaagaya Shacabweynaha, ciidamada iyo qoyskii uu ka geeriyooday

Puntland Counter-Terrorism Operations (@pl_ctoperations) 's Twitter Profile Photo

20 January 2025: #Puntland President H.E Said Abdullahi Deni , this afternoon bid farewell at #Bosaso Airport to a hero from the Puntland Defense Forces who was injured during the anti-terrorism operations (#ISIS) in Puntland and is now being sent abroad for medical treatment.

20 January 2025: #Puntland President <a href="/HESaidADeni/">H.E Said Abdullahi Deni</a> , this afternoon bid farewell at #Bosaso Airport to a hero from the Puntland Defense Forces who was injured during the anti-terrorism operations (#ISIS) in Puntland and is now being sent abroad for medical treatment.
Puntland Counter-Terrorism Operations (@pl_ctoperations) 's Twitter Profile Photo

We are proud of you – Our women are hardworking and actively participating in all aspects of the Counter-Terrorism Operation in #Puntland. #Hilaacoperation #PLCTO #Calmiskaad

We are proud of you – Our women are hardworking and actively participating in all aspects of the Counter-Terrorism Operation in #Puntland.
#Hilaacoperation
#PLCTO
#Calmiskaad
H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u tacsiyeeynayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha Juxa Farah oo hooyadiis Barni Ibraahim Gambool ay ku geeriyootay Garoowe, marxuumada waxaan Allaah uga baryayaa in uu danbi dhaafo oo hoygeeda janada ka dhigo, Wasiirka iyo dhammaan qoyskana Allah samir iyo iimaan ha kasiiyo,Aamiin

Waxaan u tacsiyeeynayaa Wasiirka Arrimaha Gudaha <a href="/FarahJuxa/">Juxa Farah</a> oo hooyadiis Barni Ibraahim Gambool ay ku geeriyootay Garoowe, marxuumada waxaan Allaah uga baryayaa in uu danbi dhaafo oo hoygeeda janada ka dhigo, Wasiirka iyo dhammaan qoyskana Allah samir iyo iimaan ha kasiiyo,Aamiin
H.E Said Abdullahi Deni (@hesaidadeni) 's Twitter Profile Photo

CIID WANAAGSAN, waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ee Ramadaan ku soomay buuraha (Calmiskaad), ku jiray hawlgalo joogto ah habeeno iyo maalmo, hadana ku ciidaya iyagoo guulo waaweyn gaaray. Hambalyo dhammaantiin idinka & qoysaskiina farxad ku ciida

CIID WANAAGSAN, waxaan si gaar ah ugu hambalyeeynayaa ciidamadeenna geesiyaasha ah ee Ramadaan ku soomay buuraha (Calmiskaad), ku jiray hawlgalo joogto ah habeeno iyo maalmo, hadana ku ciidaya iyagoo guulo waaweyn gaaray. Hambalyo dhammaantiin idinka &amp; qoysaskiina farxad ku ciida
Puntland State House (@plstatehouse) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Puntland H.E Said Abdullahi Deni, oo ku hadlaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowladda & shacabweynaha Puntland, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaah ha u naxariisteen Sarreeye Guuto Axmed Saleebaan Cabdalla (Dafle) oo ku geeriyooday dalka dibadiisa. ↘️ facebook.com/share/p/1Z6XFm…