HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile
HBN Online TV

@hbnonlinetv

Horn Broadcasting Network- Somalia's First Exclusively Digital Media TV, covering Somalia and the Horn of Africa | Got a story? Send [email protected]

ID: 1379085256440045571

linkhttps://hbnonlinetv.com/ calendar_today05-04-2021 14:55:47

5,5K Tweet

17,17K Takipçi

131 Takip Edilen

HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: Iiraan waxey u guurtay heerka gantaaladda tayada sare, Israa’iilna ma heyso xakameynta hawada hbnonlinetv.com/iiraan-waxey-u…

#WAR: Iiraan waxey u guurtay heerka gantaaladda tayada sare, Israa’iilna ma heyso xakameynta hawada
hbnonlinetv.com/iiraan-waxey-u…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

Barnaamijka Falanqeyta Jimcaha caawa waxaan ku eegi doonnaa Dagaalka Bariga Dhexe, Xaaladaha Ku Gadaaman, Saameynta Geeska Afrika & Soomaaliya. Nagu soo biir 9:30-ka fiidnimo saacada Geeska Afrika haddii ALLE idmo.

Barnaamijka Falanqeyta Jimcaha caawa waxaan ku eegi doonnaa Dagaalka Bariga Dhexe, Xaaladaha Ku Gadaaman, Saameynta Geeska Afrika & Soomaaliya.
Nagu soo biir 9:30-ka fiidnimo saacada Geeska Afrika haddii ALLE idmo.
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

Wargellin: Barnaamijka Falanqeynta Jimcaha ee waxaad toos ah ugula socon kartaa baraha Internet-ka aan ku leenahay sida X (Twitter), Facebook & YouTube, haddii ALLE idmo. ⏰9:00pm Saacadda Geeska Afrika

HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: Baarlamaanka Soomaaliya oo galaya Fasax iyadoo uu taagan yahay buuq Siyaasadeed Soo Wajahay hbnonlinetv.com/baarlamaanka-s…

#WAR: Baarlamaanka Soomaaliya oo galaya Fasax iyadoo uu taagan yahay buuq Siyaasadeed Soo Wajahay

hbnonlinetv.com/baarlamaanka-s…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: Alshabaab oo si xoog ah loogala wareegay Deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Shabeellaha Hoose hbnonlinetv.com/alshabaab-oo-s…

#WAR: Alshabaab oo si xoog ah loogala wareegay Deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee Shabeellaha Hoose

hbnonlinetv.com/alshabaab-oo-s…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: Ciidamada Xoogga oo ka hadlay dagalka howlgalka Duufaanta aamusan ee ka dhanka ah Alshabaab hbnonlinetv.com/ciidamada-xoog…

#WAR: Ciidamada Xoogga oo ka hadlay dagalka howlgalka Duufaanta aamusan ee ka dhanka ah Alshabaab
hbnonlinetv.com/ciidamada-xoog…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#WAR: Soomaaliya oo laga saaray galka Qaramada Midoobey ee Askareynta Carruurta oo muddo dheer ay ku jirtay hbnonlinetv.com/soomaaliya-oo-…

#WAR: Soomaaliya oo laga saaray galka Qaramada Midoobey ee Askareynta Carruurta oo muddo dheer ay ku jirtay
hbnonlinetv.com/soomaaliya-oo-…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

#warwanarat : Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xoghayaha fulinta Qaramada Midoobey ee Afrika hbnonlinetv.com/madaxweyne-xas…

#warwanarat : Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xoghayaha fulinta Qaramada Midoobey ee Afrika
hbnonlinetv.com/madaxweyne-xas…
HBN Online TV (@hbnonlinetv) 's Twitter Profile Photo

𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐡𝐚𝐛𝐬𝐡𝐢𝐢𝐥 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩, 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐬𝐡𝐢𝐝 𝐃𝐮𝐚𝐥𝐞, 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐞𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐥𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐆𝐥𝐨𝐛𝐚𝐥 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐀𝐰𝐚𝐫𝐝𝐬 𝟐𝟎𝟐𝟓, 𝐨𝐨