Moj Gen. Odawa Yusuf (@genosmail) 's Twitter Profile
Moj Gen. Odawa Yusuf

@genosmail

XDS

ID: 1171895865134473216

calendar_today11-09-2019 21:19:14

6 Tweet

4,4K Followers

3 Following

Moj Gen. Odawa Yusuf (@genosmail) 's Twitter Profile Photo

Waxaan rabaa in aan u mahadceliyo umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, walaalayaal taageeradiina, garab istaagiina iyo dhiira gelintiinu waxa ay inoo tahay tamar, hadaladiina qiimaha badanne oo dhiira gelinta ah waxaan ka dhiganaa sahay aan cadawga kula dagaalanno.

Moj Gen. Odawa Yusuf (@genosmail) 's Twitter Profile Photo

Argagixisada Alshabaab aduunkana waxaa u yaala Dabka iyo Xabada ay Ciidanka XDS ku asqiyaan Aakhirana waxay sugaan waa Cadaabtii Jaxiima hadii aysan ka towbad keenin falalka aadka u xun xun iyo cadaawada ey ummada Soomaaliyeed ku hayaan.

Mahad oo dhan waxa ay u sugnatay allah sido kale waxan u mahadcelinayaa cidwalba oo gacan ka geeysatay Agabka adka u qiimaha badan ee an lawareegnay maanta agabkaasi oo aan kala wareegnay dawlada Turkiga oo si weyn qayb uga qaadatay dib udhiska CXDS