Fatima Ibrahim Malta (@fatimaiaden) 's Twitter Profile
Fatima Ibrahim Malta

@fatimaiaden

So much more was said in the unsaid…..

ID: 1399493306

calendar_today03-05-2013 11:14:04

1,1K Tweet

4,4K Takipçi

1,1K Takip Edilen

G.MulMuli (@ramadan70530344) 's Twitter Profile Photo

Suldaanka Beesha Sacad Suldaan Cabdinaasir Suldaan Jaamac Seed, ayaa kahadlay doorka nabadeed ee qaateen madaxda Puntland iyo Galmudug, isagoo ku ammaanay xasilinta. Sidoo kale, wuxuu ugu baaqay Madaxweynaha Puntland inuu sii xoojiyo badbaadinta iyo mideynta Soomaaliya.

Fatima Ibrahim Malta (@fatimaiaden) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Ugaas Abdirahman Ugaas Mohamed Ugaas Ali-Geesood. Ugaaska guud ee Beesha Leelkase, Tanade Daarood👑 Degmada Galdogob waxay kulmisay madaxdii Dhaqanka iyo Siyaasiyiintii Soomaaliyeed, Wuxuuna ahaa caana-shubkii qarniga. Ugaaska ilahay mas’uuliyadda culus ha u

Omar (@omar_hayier) 's Twitter Profile Photo

#Puntland Xagey Ku Maqneyd? ❇️Midnimaday Daafaceysay ❇️Dalkoo Federal ah Ninkii Dockle u Jiheeya ❇️Dictator Nimuu Wadaaye Somalia ku Daawan mayno! ❇️Puntland ka Daalimayso Dalkeenu in uu Hagaago. 💯 ©️Abwaan Dek Binanle

Fatima Ibrahim Malta (@fatimaiaden) 's Twitter Profile Photo

Aawaye qolyihii taageeraha HSM ku noqday colaadinta labadaan oday? Xagee xaal idiin marayaa maanta?😄 In labadaas oday ay maanta Mogadishu tagaan dad badan ayaa ka careysan! Hadaa u qaadato in quudkaaga ilahay galiyo colaadinta qof kale waa dhibaato weyn!

Aawaye qolyihii taageeraha HSM ku noqday colaadinta labadaan oday? Xagee xaal idiin marayaa maanta?😄
In labadaas oday ay maanta Mogadishu tagaan dad badan ayaa ka careysan! Hadaa u qaadato in quudkaaga ilahay galiyo colaadinta qof kale waa dhibaato weyn!
‏Abdrhmn Sāmāwādē (@philosomalia) 's Twitter Profile Photo

The #UA has transformed into a tool for the current administration in Mogadishu. Here is the method: -It perpetuates the idea of a functioning state in Somalia under President Hassan Sheikh Mohamud. -It overlooks the reality that the president has polarized the nation

The #UA has transformed into a tool for the current administration in Mogadishu. 

Here is the method: 

-It perpetuates the idea of a functioning state in Somalia under President Hassan Sheikh Mohamud. 

-It overlooks the reality that the president has polarized the nation