Puntland State University (@explorepsu) 's Twitter Profile
Puntland State University

@explorepsu

Official Twitter Page of Puntland State University

ID: 1716124255

linkhttp://www.psu.edu.so calendar_today31-08-2013 16:10:40

980 Tweet

903 Followers

38 Following

Puntland State University (@explorepsu) 's Twitter Profile Photo

Waalidiin, masuuliyiin kala duwan iyo saaxiibada ardayda qalinjabinaysa ayaa ku sugan goobta qalinjabinta si ay farxadda ula qeybsadaan ardayda. #psugraduations2021

Waalidiin, masuuliyiin kala duwan iyo saaxiibada ardayda qalinjabinaysa ayaa ku sugan goobta qalinjabinta si ay farxadda ula qeybsadaan ardayda. 

#psugraduations2021
Puntland State University (@explorepsu) 's Twitter Profile Photo

Waxaa hoolka qalin-jabinta soo gaaray ardayda kulyadaha kala duwan ee dufacadda 15th ee maanta ka qalin-jabinaaya jaamacadda. #psugraduations2021

Dufcadda 15 oo ka kooban Kuliyadaha Culuumta Bulshada, Sharciga iyo qaanuunka, Beeraha, Injeerin, Cilmiga Kumbuyuuterka, cilmiga Maammulka iyo culuumta Caafimaadka ayaa hadda kusoo biiray Hoolka Qalinjabinta. #psugraduations2021

Dufcadda 15 oo ka kooban Kuliyadaha Culuumta Bulshada, Sharciga iyo qaanuunka, Beeraha, Injeerin, Cilmiga Kumbuyuuterka, cilmiga Maammulka iyo culuumta Caafimaadka ayaa hadda kusoo biiray Hoolka Qalinjabinta. 

#psugraduations2021
Puntland State University (@explorepsu) 's Twitter Profile Photo

"Waxaa sannadkaan jaamcadda ka qlainjabinaya 196 arday. Waxaa xusid mudan Saddex Kulliyadood beeraha, Injineerinka iyo Quudinta (Nutrition) ay yihiin dufacadihi u horreeyey ee ka baxa Jaamacadda PSU" Maxamed Buurtinle, madax Diiwaanka Jaamacadda. #psugraduations2021

"Waxaa sannadkaan jaamcadda ka qlainjabinaya 196 arday. Waxaa xusid mudan  Saddex Kulliyadood beeraha, Injineerinka iyo Quudinta (Nutrition) ay yihiin dufacadihi u horreeyey ee ka baxa Jaamacadda PSU"

 Maxamed Buurtinle, madax Diiwaanka Jaamacadda. 

#psugraduations2021
Puntland State University (@explorepsu) 's Twitter Profile Photo

Waxaa hadda masraxa dhammaan ardayda qalinjabinayso. Kulliyad kasta ayaa loo yeerayaa si loogu hambalyeeyo loona shaaciyo qalinjabintooda. #psugraduations2021

Waxaa hadda masraxa dhammaan ardayda qalinjabinayso. Kulliyad kasta ayaa loo yeerayaa si loogu hambalyeeyo loona shaaciyo qalinjabintooda. 

#psugraduations2021
Puntland State University (@explorepsu) 's Twitter Profile Photo

"Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan waalidiintayadii nagu garabtaagnaa Jaamacadda. Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa Hooyooyinkeen oo duruufo adag nagala soo gudbay ilaa aan soo gaarnay heerka aan maanta joogno" Muslim Caydarus, Gudd. Dufcadda 15aad ee ardayda Jaamacadda PSU

"Waan ku faraxsanahay inaan maanta goobjoog ahay xafladdaan qurxoon. Shucuutayda ma cabbiri karo, waxaanse Alle idiinka baryayaa kuwa ka dhabeeya hammigii waalidkiin iyo macallimiintiina inaad noqotaan" Maama Xaawa Yuusuf Jaamac oo ku hadlaysa afka waalidiinta.

"Waxaan baahi weyn u qabnaa Nabadda. Waxaan soojeedinayaa in waxbarashada Nabadda lagu daro heerarka kala duwan iyo manaahijta waxbarashada. Waa arrin aan baahi weyn u qabno, waana in dowladda & bahda waxbarashadu ka wada shaqeeyaan" Dr Suleymaan, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka

PSU conducted its first inter-school cultural art and sports tiered competition series in Garowe. The goal is to promote gender and youth inclusion in peace and state building process through culture, arts, and sports. Thanks to EU Delegation Somalia, Kaalo Aid & Development Organization & Puntland Ministry of Information.

PSU conducted its first inter-school cultural art and sports tiered competition series in Garowe. The goal is to promote gender and youth inclusion in peace and state building process through culture, arts, and sports.
Thanks to <a href="/EU_in_Somalia/">EU Delegation Somalia</a>, <a href="/kaaloorg/">Kaalo Aid & Development Organization</a> &amp; <a href="/moittpuntland/">Puntland Ministry of Information</a>.
Puntland State University (@explorepsu) 's Twitter Profile Photo

PSU in collaboration with MoITTCH of Puntland launched sensitization workshops on the protection and management of tangible and intangible Somali cultural heritage, the workshops will be conducted in the cities of Garowe, Qardho, Bosaso and Galkacyo.