Dawan TV (@dawan_tv) 's Twitter Profile
Dawan TV

@dawan_tv

This is the official twitter account of @Dawan_tv, a television station covering latest updates in the Horn of Africa

ID: 1621834333492318208

linkhttp://dawan.so/ calendar_today04-02-2023 11:33:51

8,8K Tweet

2,2K Followers

3 Following

Dawan TV (@dawan_tv) 's Twitter Profile Photo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa #Muqdisho ka daahfurtay shirka 7-aad ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta iyo maalgashiga kalluumeysiga dalka. #Somalia

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa #Muqdisho ka daahfurtay shirka 7-aad ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga, kaas oo diiradda lagu saarayo horumarinta iyo maalgashiga kalluumeysiga dalka.
#Somalia
Dawan TV (@dawan_tv) 's Twitter Profile Photo

Booliiska Jabuuti oo qabtay nin lagu eedeyay inuu hogaamiye u ahaa koox burcad ah. Halkaan ka aqriso:shorturl.at/0ipzH #Somalia

Booliiska Jabuuti oo qabtay nin lagu eedeyay inuu hogaamiye u ahaa koox burcad ah.
Halkaan ka aqriso:shorturl.at/0ipzH
#Somalia
Dawan TV (@dawan_tv) 's Twitter Profile Photo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixisay Istiraatiijiyadda Qaranka ee La-Dagaallanka Musuqmaasuqa (2026–2030), si loo xoojiyo hufnaanta, isla xisaabtanka, iyo la dagaallanka musuqmaasuqa. Qorshahan oo lagu diyaariyay kulan ka dhacay Muqdisho ayaa diiradda saaraya sharciyo

Puntland ayaa ka digtay in dalka uu galo qalalaase amni, waxayna sheegtay in muddada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah u dhammaatay 14-ka Abriil 2026, sida ku cad qodobka 60-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay

Maamulka talada Galmudug haya oo Ururka JSP masuul uga ah doorashooyinka Qof iyo codka ah ee deegaanadaas lagu wado in laga qabto. #Somalia

Maamulka talada Galmudug haya oo Ururka JSP masuul uga ah doorashooyinka Qof iyo codka ah ee deegaanadaas lagu wado in laga qabto.
#Somalia
Dawan TV (@dawan_tv) 's Twitter Profile Photo

Goormee ayay dhaceysaa doorashooyinka qof iyo codka ah ee dowlad goboleedyada Galmugud, Waqooyi Bari, iyo Hirshabeele? #Somalia