43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile
43rd Danab Jubaland SNSF

@danabjubaland

dhaman shacabka somaliyad wax wargalinana in ay nagala so xariran hadi ay wax dhib ama la xariro alshabab naga so waca numbarkan
SMS 0618401751

ID: 862993180299591680

linkhttps://www.facebook.com/DanabJubaland calendar_today12-05-2017 11:29:42

1,1K Tweet

3,3K Followers

277 Following

43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile Photo

Somali National Army killed 25 Al-Shabab members and seized weapons and other military equipment in security operations at Ceelbacaad village under Buloburte district of Hiiran region on Tuesday, #SNA Chief, Odawa told to the State media.

Major, Mohamed the Commander the 6th battalion of Somalia’s special forces was killed in a battle between SNA and terrorist group of Al-Shabab The hero who has paid the ultimate price for his country's stability has been in the military service more than 10 years.

43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile Photo

Maleshiyada alshabaab Aya Manta Dad Rayid/Shacab ah Rasas ku Furay Tulada Berxaane Waxana Ku Geriyotay Qof Haweey Ah Allah Ha U Naxaristo

Somali National Armed Forces (@snaforce) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka kumaandooska Xooga dalka ee Danab ayaa hawgallo ka sameeyay degaanada Golashimbi, Beerxaani, libo kuus, cabdi dhoore kuwaasi oo dhinaca galbeed ka xiga magaalada Kismaayo . Hawgalladani ayaa waxa ay ciidanku ku dileen 16 ka tirisan argagixsada AlShabab .

Ciidanka  kumaandooska Xooga dalka ee Danab ayaa hawgallo ka sameeyay degaanada Golashimbi, Beerxaani, libo kuus, cabdi dhoore kuwaasi oo dhinaca galbeed ka xiga magaalada Kismaayo .
Hawgalladani ayaa waxa ay ciidanku ku dileen 16 ka tirisan argagixsada AlShabab .
43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheeysan oo ay kasameeyeen gobolka Shabeelaha hoose kudilay maleeshiyaad katirsan Al-shabaab. 🇸🇴💪

Moj Gen. Odawa Yusuf (@genosmail) 's Twitter Profile Photo

Argagixisada Alshabaab aduunkana waxaa u yaala Dabka iyo Xabada ay Ciidanka XDS ku asqiyaan Aakhirana waxay sugaan waa Cadaabtii Jaxiima hadii aysan ka towbad keenin falalka aadka u xun xun iyo cadaawada ey ummada Soomaaliyeed ku hayaan.

Argagixisada Alshabaab aduunkana waxaa u yaala Dabka iyo Xabada ay Ciidanka XDS ku asqiyaan Aakhirana waxay sugaan waa Cadaabtii Jaxiima hadii aysan ka towbad keenin falalka aadka u xun xun iyo cadaawada ey ummada Soomaaliyeed ku hayaan.
43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile Photo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Oo Gadiid Dagaal kala wareegay Taliska U.S. Africa Command (AFRICOM) Ee Hawlgalka U joogga Somaliya. Gadiidkan ayaa waxa Loogu Talagalay In ay ku Hawlgalaan Ciidanka kumandooska Danab.

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Oo Gadiid Dagaal kala wareegay Taliska <a href="/USAfricaCommand/">U.S. Africa Command (AFRICOM)</a> Ee Hawlgalka U joogga Somaliya.
Gadiidkan ayaa waxa Loogu Talagalay In ay ku Hawlgalaan Ciidanka kumandooska Danab.
43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile Photo

Ciidamadda amniga Qaranka ee ku sugan degaanka Bacaadweyne ayaa saaka fashiliyay weerar ismiidaamin ah oo soo abaabuleen maleeshiyaadka Al-Shabaab , weerarkaan fashilmay ayaa waxa naftiisa ku waayay oo kaliya naftii haligihii weerarka soo qaaday.

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab Ayaa Baryihii Ugu Danbeysay Waxay Hawlgalo Qorsheysan Kafuliyeen Gobolka Shabelaha Hoose Ayagoona Guulo Wax Ku Ool ah Kaso Hooyeen Hawlgaladas Waxayna Sii Wadi Doonaan Baacsiga Argagixisada Al-shabab

Gesiyasha Kumandoska GorGor iyago dalkena dadkena iyo diintena difacaya uu shihiiday qalbiyadenay baqi ayad kusi ahan dontan waa habeen ciida ah walal ducadaadu waa u waxtar An U Wada Duceyno

43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile Photo

The Acting Commander of 16th Battalion of #Somali National Army’s Commandos (DANAB), Major. Hassan Mohamed Osman, has today opened military training for new recruits of Danab in #Balli-Doogle base of #Lower Shabelle region.

Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee U.S. Africa Command (AFRICOM) @GenStephenTownsend, ayaa booqasho ku tagey Xerada Ciidanka Kumandooska Danab ee Bali-doogle, Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey Sarakiil Ka tirsan guutada 16aad ee kumandooska danab XDS🇸🇴 🇺🇸

Taliyaha Ciidammada Mareykanka ee <a href="/USAfricaCommand/">U.S. Africa Command (AFRICOM)</a> @GenStephenTownsend, ayaa booqasho ku tagey Xerada Ciidanka Kumandooska Danab ee Bali-doogle, Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyey Sarakiil Ka tirsan guutada 16aad ee kumandooska danab XDS🇸🇴 🇺🇸
43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile Photo

(warning: graphic images) 31 Al-Shabab militants were killed in a planned operation conducted by Somali National Army in Elba’ad village under Buloburte district of Hiiraan region on Thursday morning, SNA officials confirmed to State media.

Askari somaliyeed oo police ah aya dhabarkisa kaga gudbiyay wiilkan yar dhigada fadlan waxan love ahayn ha sarina Wana dal jire wana dad jire 🇸🇴 😍

Askari somaliyeed oo police ah aya dhabarkisa kaga gudbiyay wiilkan yar dhigada fadlan waxan love ahayn ha sarina 

Wana dal jire wana dad jire 🇸🇴 😍
43rd Danab Jubaland SNSF (@danabjubaland) 's Twitter Profile Photo

Howlgalkan oo ahaa mid Qorsheysan Oo ay Fuliyen Ururka 5aad Gutada 16naad Ciidanka Kumandoska Xoga Dalka Ee Danab Ayaa Maleshiyadka argagixisada alshabaab Laga Sifeyay Tuloyinka kala ah Bura,Xawalo Kofi,Fareydhubow,Yaaq dabeel Ilaa iyo Buula Xaaji gobolka jubalada hoose

SNTV News (@sntvnews1) 's Twitter Profile Photo

#Somali National Army’s commandos ( DANAB) conducted on Friday security operations to flush out terrorist in Bura, Hawalo Kofi, Fareydhubow, Yaaq Dabel and Bula Haji villages in the lower Juba region. #Somalia

#Somali National Army’s commandos ( DANAB) conducted on Friday security operations to flush out terrorist in Bura, Hawalo Kofi, Fareydhubow, Yaaq Dabel and Bula Haji villages in the lower Juba region.

#Somalia