Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile
Codka Ubax

@codkaubax

Platform dedicated to discussing ideas that affect our society the most. Art, culture and storytelling. Host @Ismaaciilubax. Support our podcast grow bigger: ↘️

ID: 1195664521030983681

linkhttps://paypal.me/pools/c/8oHWE3bMcn calendar_today16-11-2019 11:27:04

843 Tweet

2,2K Takipçi

1 Takip Edilen

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Hadhiwaa waa buugga cusub ee uu qoray Maxamed Haldoor, kaas oo uu kaga warramayo waayihiisa caafimaad iyo isbeddelkii ku yimid. Ka daawo Youtube-ka: youtu.be/stklq6IKMXM Ka dhegayso Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/13856331

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waxa aannu magaalada Dhuusamareeb kula kulannay Prof. Axmed Salaad oo aanu kala sheekaysannay isbeddelka dhaqanka ku socda.    Ka daawo Youtube: youtu.be/4g5NfbH-zAY Ka dhegayso adeegga Podcast-ka:  buzzsprout.com/721491/13947751

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan! 👇🏾👇🏾 youtu.be/eri8yfBn_0Q 👇🏾👇🏾 buzzsprout.com/721491/14120379

Waa taxanihii "Waa Layga Guursaday", qaybtii 13-aad. Dhegaysi wacan!

👇🏾👇🏾
youtu.be/eri8yfBn_0Q

👇🏾👇🏾
buzzsprout.com/721491/14120379
Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Siyaabo gurracan ayay Soomaalidu inta badan u adeegsataa baraha bulshada. Waxa aannu sheekaysannay Cabdillaahi Xasan Ganey. Ka daawo: youtu.be/4K_i6yk83CU Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/14878402

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa maanta marti ku ah Rawda Cabdiwahaab "Dhalgobeed". Ka daawo: youtu.be/BfDs81FtvTQ Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/14919789

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Maxaa soo celceliya khilaafyada Soomaalida, taariikh ahaan sidee loo xallin jirey, caqabado noocee ah ayaa se hor taagan in tabashooyinka la xalliyo? Mawduucan waxa aan kala sheekaystay Cabdiraxmaan "Musaabaqo". Ka daawo: youtu.be/UPsoWjF3T1E

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Maxaad ka taqaannaa qanjidhka thyroid-ka la yidhaa? Waa Dr. Mariam oo ka warramaysa isbeddelka ku yimaadda qanjidhkan iyo sida uu dadka u saameeyo. Ka daawo: youtu.be/SroTo-6TzU0 Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/15003533

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa mar kale iyo barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Waxa marti ku ah Cabdirisaaq "Xasiliye" Ka dhegayso adeegga Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/15171246 Ka daawo Youtube-ka: youtu.be/tyuWD8WBfM8

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta, waxana maanta ku casuuman abwaanka da'da yar ee Nimcaan "Qays Galbeed". Ka daawo Youtube: youtu.be/qEVeJQr5ZV8 Ka dhegayso Podcast: buzzsprout.com/721491/15329014

Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad. Ka dhegayso Youtube: youtu.be/J34I1-Fydcc Ka dhegayso adeegga Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/15748180

Waa taxane cusub oo la magac baxay "Waan Is Guursannay". Waxa uu xoogga saarayaa qisooyinka dhegaystayaasha ku xidhan Codka Ubax iyo jacaylada guulaystay. Waa qaybtii kowaad.

Ka dhegayso Youtube:
youtu.be/J34I1-Fydcc

Ka dhegayso adeegga Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/15748180
Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Ka dhegayso Youtube-ka: youtu.be/R7-TU85qCn0 Ama ka dhegayso adeegga Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/15762506

Waa qaybtii labaad ee taxanaheennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!

Ka dhegayso Youtube-ka:
youtu.be/R7-TU85qCn0

Ama ka dhegayso adeegga Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/15762506
Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan! Ka dhegayso Youtube: youtu.be/o_wx_0xwGJE Ama ka dhegayso Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/15801673

Waa qaybtii saddexaad ee barnaamijkeennii "Waan Is Guursannay". Dhegaysi wacan!

Ka dhegayso Youtube:
youtu.be/o_wx_0xwGJE

Ama ka dhegayso Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/15801673
Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan! Ka dhegayso Youtube-ka: youtu.be/8dDmCYN-hyA Ka dhegayso Podcast-ka: buzzsprout.com/721491/episode…

Waa qaybtii 4-aad ee taxanaheenna "Waan Is Guursannay", sidoo kale waa qaybtii u dambaysay ee sheekada Farxaan iyo Rooda. Dhegaysi wacan!

Ka dhegayso Youtube-ka:
youtu.be/8dDmCYN-hyA

Ka dhegayso Podcast-ka:
buzzsprout.com/721491/episode…
Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waxa dib i noogu bilaabmay barnaamijyadii Codka Ubax. Sannad cusub iyo sannadguurada 5-aad. ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya. Ka daawo halkan: youtu.be/YyWBxUIxGn8 Ama ka dhegayso halkan: buzzsprout.com/721491/episode…

Waxa dib i noogu bilaabmay barnaamijyadii Codka Ubax. Sannad cusub iyo sannadguurada 5-aad. 

ABDI ADDE waa muuqaalsameeye ku shaqaysta telefoonkiisa, muuqaallo qurux badanna soo gudbiya.

Ka daawo halkan:
youtu.be/YyWBxUIxGn8

Ama ka dhegayso halkan:
buzzsprout.com/721491/episode…
Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? Ka daawo: youtu.be/f6DVr0jme5k Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/episode…

Dagaalka Suudaan ka qarxan sannadkii 2023-kii, sidee ayuu saameeyay dhallinyarada Soomaalida ah ee halkaas wax ka dhigan jirey? 

Ka daawo:
youtu.be/f6DVr0jme5k

Ka dhegayso:
buzzsprout.com/721491/episode…
Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". Ka daawo: youtu.be/kV9nFSnYZP4 Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/episode…

Waa barnaamijka Fanka & Suugaanta. Waxa ku casuuman Rawda Cabdiwahaab "Dhal Gobeed". 

Ka daawo:
youtu.be/kV9nFSnYZP4

Ka dhegayso:
buzzsprout.com/721491/episode…
Codka Ubax (@codkaubax) 's Twitter Profile Photo

Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa. Ka daawo: youtu.be/NtsLoc8GI2g Ka dhegayso: buzzsprout.com/721491/episode…

Cabsi, murugo, werwer, walbahaar, iskubuuq.. intaasiba waa xaaladaha fudud ee qofka soo wajahi kara, dhanka caafimaadka maanka. Asma Dhamac oo ku takhasustan cilmigan ayaa ka warramaysa.

Ka daawo:
youtu.be/NtsLoc8GI2g

Ka dhegayso:
buzzsprout.com/721491/episode…