Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@caabim) 's Twitter Profile
Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄

@caabim

🧒#NN🧒. CPA, BSC finance. Somalinimo baa ideeqda.πŸ‡ΈπŸ‡΄ PLANT A TREE 🌳. SOMALI. @Chelsea

ID: 967087998708912128

calendar_today23-02-2018 17:25:21

3,3K Tweet

1,1K Followers

1,1K Following

Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@caabim) 's Twitter Profile Photo

OMG 😦, i have never seen a reporter destroyed & humbled in such a way… is she even a journalist though🀣🀣 Ilhan Omar emotionally & psychologically destroyed this #maga lady with her own words. #ILHAN IS REALLY ELOQUENT in what she does.

Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@caabim) 's Twitter Profile Photo

Ma la odhan karaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu ahaa hoggaamiye dulqaad badan oo indheer-garad ah, maaddaama uu marti-gelin jiray mucaarad ka hub & ciidan badan kuwa maanta Xasan kasoo horjeeda. Dib u xasuuso Madaxweyne Deni & Axmed Madoobe, waxay xilligii doorashada Xamar lasoo

Ma la odhan karaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu ahaa hoggaamiye dulqaad badan oo indheer-garad ah, maaddaama uu marti-gelin jiray mucaarad ka hub & ciidan badan kuwa maanta Xasan kasoo horjeeda.

Dib u xasuuso Madaxweyne Deni & Axmed Madoobe, waxay xilligii doorashada Xamar lasoo
Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@caabim) 's Twitter Profile Photo

MW #Hsm maanta in uu uusan ka aqbalin mooryaan #deni & argagixiye #Geedonaar in ey carqaladeeyaan amniga caasimada, oo ey sumcad dilaan sawirka caasimada πŸ’― wuu kusaxanyahay. Shalayna in uu MW #Farmajo arinkaas yeelo wuu kuqaldanaa πŸ’―. Let’s call spade, a spade.

MW #Hsm maanta in uu uusan ka aqbalin mooryaan #deni & argagixiye #Geedonaar in ey carqaladeeyaan amniga caasimada, oo ey sumcad dilaan sawirka caasimada πŸ’― wuu kusaxanyahay.

Shalayna in uu MW #Farmajo arinkaas yeelo wuu kuqaldanaa πŸ’―.

Let’s call spade, a spade.
Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@caabim) 's Twitter Profile Photo

Wxaa maanta si rasmi ah ulawareegay xilkii π“πšπ₯𝐒𝐲𝐚𝐑𝐚 π‚π’π’ππšπ§π€πš 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐝𝐚π₯𝐀𝐚 π’π¨π¦πšπ₯𝐒𝐚 π™±πš›πš’πš. π™ΆπšŽπš—. π™Έπš‹πš›πšŠπš‘πš’πš– π™Όπš˜πš‘πšŠπš–πšŽπš π™ΌπšŠπš‘πš–πš˜πšžπš. Brig. Ibrahim waa nin aan aqoon dheer uleyaahay juhdiga & waqtiga uu galiyey ciidannimada. Waa nin

Wxaa maanta si rasmi ah ulawareegay xilkii π“πšπ₯𝐒𝐲𝐚𝐑𝐚 π‚π’π’ππšπ§π€πš 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐝𝐚π₯𝐀𝐚 π’π¨π¦πšπ₯𝐒𝐚 π™±πš›πš’πš. π™ΆπšŽπš—. π™Έπš‹πš›πšŠπš‘πš’πš– π™Όπš˜πš‘πšŠπš–πšŽπš π™ΌπšŠπš‘πš–πš˜πšžπš. 

Brig. Ibrahim waa nin aan aqoon dheer uleyaahay juhdiga & waqtiga uu galiyey ciidannimada. Waa nin
Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@caabim) 's Twitter Profile Photo

β€˜Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow, Director-General of the Immigration and Citizenship Agency, is involved in facilitating the transfer of around 400 Somali youths to the UAE and then onward to Israel, where they will receive training to act against the country’s interests and pose a

Sidaad ujoogto maistiraahdaa Somalia dadka ilahey talada ugudhiibay oo madaxda uah waa kuwii larabay in ey aheyd in masiirka umada lagailaaliyo, halka kuwii larabay iney taliyaana ey yihiin kuwa talada & masiirka lagailaaliyeyπŸ€·β€β™‚οΈ

Unuka xataa doorashadii qaanuunka tilmaamay ayaan rabnaa #Xassanow. Tii shalay aad rabtay ayaan maantana rabnaa. Tii adiga lagugusoo doortay ayaan rabnaa. Doorasho haa, mudo kororsi maya!! Suumanka haladhuuqsado team β€˜unukaa leh’

Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@caabim) 's Twitter Profile Photo

This is escalatory & reckless from #Hsm . Maxey tahay sababta loocelinayo 2 askari oo lasocoto #shariif iyo madaxda kale hadiiba ey kujiraan meesha min boqol askari oo ey #Deni & #madoobe kalawataan? Caqli xumada #Hsm & teamkiisa ma waxey isleeyihiin ragaan halakalailaaliyo si

This is escalatory & reckless from #Hsm .

Maxey tahay sababta loocelinayo 2 askari oo lasocoto #shariif iyo madaxda kale hadiiba ey kujiraan meesha min boqol askari oo ey #Deni & #madoobe kalawataan?

Caqli xumada #Hsm & teamkiisa ma waxey isleeyihiin ragaan halakalailaaliyo si
Caabi -π™π™π™š π™Žπ™€π™’π™–π™‘π™ž π™Žπ™€π™£πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@caabim) 's Twitter Profile Photo

Macalinkii siyaasada Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ #Farmajo & wxaa maanta kulmay 2da madaxweyne ee maamulada xorta ah!! Waxyaalo badan ayaa laisla meel dhigay, masiirka iyo badbaadada dalkana waa 1️⃣.