CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile
CITY UNIVERSITY

@cu_mogadishu

ID: 3103913013

calendar_today22-03-2015 08:32:25

279 Tweet

1,1K Followers

148 Following

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

Video:-Warbixin Xafladda qalin jabinta Ardayda dhamaysay Program-ka Foundation-ka ee Jaamacadda #City. facebook.com/cumogadishu/vi…

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

DAAWO:- Khudbadda Madaxwaynaha Jaamacadda #City Prof. Abdullahi Ahmed Barise uu ka jeediyay Xafladdii qalin jabinta Ardayda Foundation-ka Jaamacadda. facebook.com/cumogadishu/vi…

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

DAAWO:- Muuqaal xiisa gooniya xambaarsan oo laga diyaariyay Foundation Program-ka #City_University_2019. City University ku dooro Tayo waxbarasho oo dhameystiran!!! facebook.com/cumogadishu/vi…

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

DAAWO:- Ardayda Foundation-ka Jaamacadda #City oo si toos ah uga jawaabaya su'aalo ku salaysan Foundation Program-ka Jaamacadda. facebook.com/cumogadishu/vi…

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

TOOS:-Tartanka Kubadda Cagta Iskuulada Gobalka Banaadir, Tartanka waxaa qabanaya Jaamacadda #City iyo Mogadishu #Cable TV. facebook.com/13752260027113…

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

TOOS:-Tartanka Kubadda Cagta ee Dugsiyada Sare ee Gobalka Banaadir, Tartanka waxaa taaba galinaysa Jaamacadda #City waxaana toos u tabinaya Mogadishu #Cable TV. facebook.com/13752260027113…

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

Tartanka Kubadda Cagta Iskuulada Gobalka Baandir Mogadishu City Cup Badda School Vs Macalin Jaamac School facebook.com/cumogadishu/vi…

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

Tartanka Kubadda Cagta Iskuulada Gobalka Baandir Mogadishu City Cup Badda school Vs Karaan school facebook.com/cumogadishu/vi…

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

Maamulka Jaamacadda City oo maanta booqday Dugsiga Daru-salaam International Academic School,lana kulmay Maamulka iskuulka, Ardeyda iyo Waalidiinta.

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

Madasha Kobcinta Mugga Aqooneed iyo Xirfadeed ee Dadka Soomaliyeed maanta Muqdisho ka furantay, Waxaa soo agaasimey Jaamacadda Citt iyo Machadka Cilmi Baadhista ee Heritage. #HumanCapitalForum #HumanCapitalforsomalia

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

Madasha Kobcinta Mugga Aqooneed iyo Xirfadeed ee Dadka Soomaliyeed oo maanta Muqdisho ka furantay, Waxaa soo agaasimey Jaamacadda Citt iyo Machadka Cilmi Baadhista ee Heritage. #HumanCapitalForum #HumanCapitalforsomalia

CITY UNIVERSITY (@cu_mogadishu) 's Twitter Profile Photo

Waxaa goordhow furmay wajigii labaad ee shirka Madasha Kobcinta Mugga Aqooneed iyo Xirfadeed ee Dadka Soomaliyeed, Waxaa soo agaasimey Jaamacadda City iyo Machadka Cilmi Baadhista ee Heritage. #HumanCapitalForum #HumanCapitalforsomalia