Burka Cali Burka (@burkacaliburka) 's Twitter Profile
Burka Cali Burka

@burkacaliburka

🗝️Entrepreneur 💡lacagta mustaqbalka💵 BTC 🏴

ID: 1544783183228669952

linkhttps://hageacademy.com calendar_today06-07-2022 20:40:31

1,1K Tweet

2,2K Followers

295 Following

Burka Cali Burka (@burkacaliburka) 's Twitter Profile Photo

DXY KING Of CURRENCY USD DOLLAR Waxan saka Research ku sameeya lacagta Dollar ka oo ah lacag samayn wayn ku leh Suuqyada financial market waxana isoo baxay wax yaalo badan oo ubahan more Research fundamentals analysis waxan Sameeyay waxay ahayd technical Research

DXY KING Of CURRENCY USD DOLLAR 

Waxan saka Research ku sameeya lacagta 
Dollar ka oo ah lacag samayn wayn ku leh
Suuqyada financial market waxana isoo baxay wax yaalo badan oo ubahan more
Research fundamentals analysis waxan 
Sameeyay waxay ahayd technical Research
Burka Cali Burka (@burkacaliburka) 's Twitter Profile Photo

Market update 20-01-2025 Team m crypto subax wanagsan Saaka waxan idin wadaaa war farxad leh Naxdin tisana wata lkn xasus now waxan Idin lawadaagayo waa aragtidayda Waydhici karaan wax ka duwan 👇

Burka Cali Burka (@burkacaliburka) 's Twitter Profile Photo

Caawa waxan lenahay cashar mihim ah Waxan ku qadan donaa casharka Discord ka Litavo Mowdu caawa aan casharka ku qadan dono How to find Sniper #entry lower Timframe Ku dhufoo ka dhaqaq #Entry

Burka Cali Burka (@burkacaliburka) 's Twitter Profile Photo

Dadka 100%90 waxa ay ku guldaraystan Xirfada #trading sababo badan oo jira aw good waxan haben kaan uga hadli donaa Waa maxay sababta ugu wayn Sidee uga mid noqon kartaa 10% ku gulaysta suuqan Waxan ku wadagi donaa haben kan space Talooyin mihiim ah x.com/i/spaces/1lDxL…

Burka Cali Burka (@burkacaliburka) 's Twitter Profile Photo

Barnamij kaan wuxuu noqon donaa Mid aad uxiiso badan waxan ku lafa guri donaa keee baaa qofka u fcn in uu sameeyo DCA si joogta ah iyo buy the dip iyo in uu hoos udhac walba oo wayn Waxana sifcn ulafa guri donaa sidee ugu fcn Oo DCA loo sameyaa Crypto

Barnamij kaan wuxuu noqon donaa
Mid aad uxiiso badan waxan ku lafa guri donaa keee baaa qofka u fcn in uu sameeyo 
DCA si joogta ah iyo buy the dip iyo in uu hoos udhac walba oo wayn 

Waxana sifcn ulafa guri donaa sidee ugu fcn 
Oo DCA loo sameyaa Crypto
Burka Cali Burka (@burkacaliburka) 's Twitter Profile Photo

WEEKLY REVIEW 📊#Technical analysis Bishan waa bil xogo badan o Mihiim ah ay ka buxan #NEWS Waxan isla falaqayn donaa Maxaa laga filan karaa suuqa Bilaha soo socda iyo coins ka dhaqaqi kara Goobta #Telegram Hage academy Date: 12 Juli-2025 Tim: 8PM waqtiga Somalia

WEEKLY REVIEW 

📊#Technical analysis 

Bishan waa bil xogo badan o
Mihiim ah ay ka buxan  #NEWS 
Waxan isla falaqayn donaa
Maxaa laga filan karaa suuqa 
Bilaha soo socda iyo coins ka dhaqaqi kara 

Goobta #Telegram Hage academy

Date: 12 Juli-2025

Tim: 8PM waqtiga Somalia