Abdishakour Baxnaani (@baxnaani) 's Twitter Profile
Abdishakour Baxnaani

@baxnaani

Freelance Fimmaker| photographer| Editor| base in SOMALIA🇸🇴 |

ID: 1047884549022212098

linkhttp://ABahnaani.wordpress.com calendar_today04-10-2018 16:22:00

80 Tweet

151 Followers

224 Following

Abdishakour Baxnaani (@baxnaani) 's Twitter Profile Photo

Degmadda Iskushuban ee Gobolka bari mid kamid ah Magaaloyinka ugu Taariikhda wayn Soomaaliya. 📸 Abdishakour Baxnaani #isku_shuban #Puntland #Somalia #Dhulka_Hooyo_Wa_Hodan_ #BandhigaDeegaanka

Degmadda Iskushuban ee Gobolka bari mid kamid ah Magaaloyinka ugu Taariikhda wayn Soomaaliya.

📸 <a href="/Baxnaani/">Abdishakour Baxnaani</a>
#isku_shuban
#Puntland
#Somalia
#Dhulka_Hooyo_Wa_Hodan_
#BandhigaDeegaanka
Abdishakour Baxnaani (@baxnaani) 's Twitter Profile Photo

Bosaso Resort Waa goob dalxiiseed casri ah aadna u wanagsan oo dhawaan laga furidoono magalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland. Fadlan sii faafi #share   📸Abdishakour Baxnaani #dhulka_hooyo_wa_hodan_

Bosaso Resort Waa goob dalxiiseed casri ah aadna u wanagsan oo dhawaan laga furidoono magalada Bosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland. 

Fadlan sii faafi #share
  
📸<a href="/Baxnaani/">Abdishakour Baxnaani</a> 

#dhulka_hooyo_wa_hodan_
Abdishakour Baxnaani (@baxnaani) 's Twitter Profile Photo

Baargaal gobolka gardafuu, Magaalo guun ah, leh Taariikh fog, iyo Xeeb quruxbadan waxay tariikh ahaan jirtaa labo Qarni waxayn dhacdaa dhul xebeed ka hooseya heerka bada' waana halkii uu ka talin jiray Boqor Cisman ee boqortoyadii darood. 📸Abdishakour Baxnaani #dhulka

Baargaal gobolka gardafuu, Magaalo guun ah, leh Taariikh fog, iyo Xeeb quruxbadan waxay tariikh ahaan jirtaa labo Qarni waxayn dhacdaa dhul xebeed ka hooseya heerka bada' waana halkii uu ka talin jiray Boqor Cisman ee boqortoyadii darood.

 📸<a href="/Baxnaani/">Abdishakour Baxnaani</a>

#dhulka
Abdishakour Baxnaani (@baxnaani) 's Twitter Profile Photo

Dooxada kurtumo oo ka mid ah Dooxooyinka ugu Quruxda badan ee ku yaala duleedka Magaalada Qardho. Fadlan sii faafi #share 📸 Abdishakour Baxnaani #Dhulka_Hooyo_Wa_Hodan #BandhigaDeegaank

Dooxada kurtumo oo ka mid  ah Dooxooyinka ugu Quruxda badan ee ku yaala duleedka Magaalada Qardho. 
Fadlan sii faafi #share
 📸 <a href="/Baxnaani/">Abdishakour Baxnaani</a>
#Dhulka_Hooyo_Wa_Hodan
#BandhigaDeegaank
Mohamed Salh (@mohamedselh) 's Twitter Profile Photo

Waxa ahayd astaanta Soomaalinnimada, dadnimada, dal iyo diin jacayl ku sifeysan kan u mudan qarnigan! Waxa ahayd saaxiibkeygii weynaa, weligey kuma illoowi doono. Alle hoygaaga Firdowsa haka yeelo. Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi, 1950 - 2023, Gabdhe, Laascaanood, Sool. #Somalia.

Waxa ahayd astaanta Soomaalinnimada, dadnimada, dal iyo diin jacayl ku sifeysan kan u mudan qarnigan! 

Waxa ahayd saaxiibkeygii weynaa, weligey kuma illoowi doono. Alle hoygaaga Firdowsa haka yeelo.

Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi, 1950 - 2023, Gabdhe, Laascaanood, Sool. #Somalia.