Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile
Astaan TV

@astaan_tv

Perfect Cable Provider & TV Bundle Packages | Dedicated to producing Somali high-quality Entertainment.

t.me/astaan

Call: 355
wa.me/252617747421

ID: 988081413399474176

linkhttp://www.astaantv.com calendar_today22-04-2018 15:45:41

758 Tweet

3,3K Takipรงi

14 Takip Edilen

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedinta Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Xil. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya. #SomaliaFisheries #BlueEconomy #SustainableFishing

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedinta Wakiilka Safaarada UK Sara Merchant Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya. #SomaliaFisheries #BlueEconomy #SustainableFishing

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedinta Dr. Robert Mwadime, Chief of Party for the IRiS Program, Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya. #SomaliaFisheries #BlueEconomy #SustainableFishing

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedinta Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka Maryan Maxamed Xuseen Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya. #SomaliaFisheries #BlueEconomy #SustainableFishing

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedinta Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha - Soomaaliya Osman Mohamed Abdi Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya. #SomaliaFisheries #BlueEconomy #SustainableFishing

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedinta Wakiilka Hayadda FAO Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya. #SomaliaFisheries #BlueEconomy #SustainableFishing

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedinta Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga JFS ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐—๐š๐ฌ๐š๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง Daah-furka Dhismaha Guddiga Hubinta Tayada iyo Kormeerka Badqabka Kalluunka Soomaaliya. #SomaliaFisheries #BlueEconomy #SustainableFishing

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

The Launch Event of the Emergency Payment System (SIPS) #๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž #๐’๐๐’ #๐’๐ˆ๐๐’ #๐’๐๐€ #๐‹๐š๐œ๐š๐ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐ƒ๐ž๐ ๐๐ž๐ 

The Launch Event of the Emergency Payment System (SIPS)
#๐๐š๐ง๐ค๐ข๐ ๐š๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž
#๐’๐๐’ #๐’๐ˆ๐๐’
#๐’๐๐€
#๐‹๐š๐œ๐š๐ ๐–๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ง๐ƒ๐ž๐ ๐๐ž๐ 
Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Shaqo bannaan. Waxaan raadineynaa xirfadlayaal karti u leh horumarinta dhamaadka Frontend iyo Backend si ay ugu soo biiraan kooxdeenna. Shuruudaha. โ€ข Ugu yaraan 2 sano oo waayo-aragnimo ah horumarinta software. โ€ข Waa in uu ka soo shaqeeyay ugu yaraan hal mashruuc Haddii aad

Shaqo bannaan.
Waxaan raadineynaa xirfadlayaal karti u leh horumarinta dhamaadka  Frontend iyo Backend si ay ugu soo biiraan kooxdeenna.
Shuruudaha.
โ€ข Ugu yaraan 2 sano oo waayo-aragnimo ah horumarinta software.
โ€ข Waa in uu ka soo shaqeeyay ugu yaraan hal mashruuc
Haddii aad
Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Chinaโ€™s generosity lights up Ramadan! Hon Sayid Ali Isack Mohamed, in partnership with the Chinese Embassy in Somalia, held an inspiring Iftar and Eid clothes distribution for 50 orphans and underprivileged children. Chinese Embassy in Somalia Wang Yu ็Ž‹ๆ˜ฑ CHINA MFA Spokesperson ไธญๅ›ฝๅค–ไบค้ƒจๅ‘่จ€ไบบ Mp.Sayid Ali isack

Chinaโ€™s generosity lights up Ramadan! 
Hon Sayid Ali Isack Mohamed, in partnership with the Chinese Embassy in Somalia, held an inspiring Iftar and Eid clothes distribution for 50 orphans and underprivileged children.

<a href="/ChineseSomalia/">Chinese Embassy in Somalia</a>
<a href="/AmbWangYu/">Wang Yu ็Ž‹ๆ˜ฑ</a> 
<a href="/MFA_China/">CHINA MFA Spokesperson ไธญๅ›ฝๅค–ไบค้ƒจๅ‘่จ€ไบบ</a>
<a href="/HonSayidAli/">Mp.Sayid Ali isack</a>
Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

๐Ÿ“ข Fursadda Ugu Dambeysa! Qiimo dhimista Ciidda waxay ku eg tahay caawa! Ha seegin fursadan dahabiga ah ee aad ku heli karto adeegyo jaban oo tayo leh! ๐Ÿ”ฅ Wac: 355 Ama la xariir: wa.me/252617747421

๐Ÿ“ข Fursadda Ugu Dambeysa! 
Qiimo dhimista Ciidda waxay ku eg tahay caawa!

Ha seegin fursadan dahabiga ah ee aad ku heli karto adeegyo jaban oo tayo leh! ๐Ÿ”ฅ

Wac: 355
Ama la xariir: wa.me/252617747421
Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

โ€œLama arag nin loo aaray oo iil kasoo baxay.โ€ Isbuuca Filimada Gaagaaban - AANO QABIIL ๐ŸŽฌ Ka Daawo Astaan Jimcaha 7:00 PM Directed by Abdisiyaad

โ€œLama arag nin loo aaray oo iil kasoo baxay.โ€

Isbuuca Filimada Gaagaaban - 

AANO QABIIL ๐ŸŽฌ 

Ka Daawo Astaan Jimcaha 7:00 PM

Directed by Abdisiyaad
Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

"Majirto cid iga kiin badbaadin karto." ๐Ÿ“ท Taxanaha cusub ee GAADMO Ka Daawo: Astaan TV Waqtiga: 8:00pm Fiidnimo - isniin #GAADMO #AstaanOriginal #SomaliSeries

"Majirto cid iga kiin badbaadin karto."
๐Ÿ“ท Taxanaha cusub ee GAADMO
Ka Daawo: Astaan TV
Waqtiga: 8:00pm Fiidnimo - isniin
#GAADMO #AstaanOriginal #SomaliSeries
Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

โœจ GAADMO โœจ โ€œSir la ogyahay, sir ma ahaโ€ฆโ€ ๐ŸŽฌ Trailer-ka Musalsalka GAADMO โ€” 28 April 2025! โžก๏ธ Ka daawo Astaan Drama iyo baraheena bulshada! #Gaadmo ๐ŸŽฅ #AstaanDrama ๐ŸŒŸ #28April2025 ๐Ÿ“… #AstaanOriginal ๐ŸŽฌ

Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

"The energy is building up at Decale Hotel, Mogadishu as guests arrive and register for the official launch of the 2nd Phase of Baxnaano. Today, we come together to advance Somaliaโ€™s social protection journey for vulnerable communities. #Baxnaano2025 #SocialProtectionSomalia

"The energy is building up at Decale Hotel, Mogadishu as guests arrive and register for the official launch of the 2nd Phase of Baxnaano.

Today, we come together to advance Somaliaโ€™s social protection journey for vulnerable communities.
#Baxnaano2025 #SocialProtectionSomalia
Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Shir cilmiyeedka 3-aad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. Geeddi socodka koboca dhaqaalaha deeyn cafinta kadib.

Shir cilmiyeedka 3-aad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.
Geeddi socodka koboca dhaqaalaha deeyn cafinta kadib.
Astaan TV (@astaan_tv) 's Twitter Profile Photo

Shir cilmiyeedka 3-aad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. Geeddi socodka koboca dhaqaalaha deeyn cafinta kadib.

Shir cilmiyeedka 3-aad ee siyaasadda dhaqaalaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya.
Geeddi socodka koboca dhaqaalaha deeyn cafinta kadib.