Amina Mussa Wehelie (@aminawehelie) 's Twitter Profile
Amina Mussa Wehelie

@aminawehelie

Public Figure/ CEO HEYBAD MEDIA/ former BBC WORLD SERVICE PRODUCER/Multi-Media-Senior Journalist, Wellness-Coach.

ID: 212886743

linkhttps://linktr.ee/AminaDigitalNow calendar_today07-11-2010 10:23:51

13,13K Tweet

43,43K Takipçi

8,8K Takip Edilen

Amina Mussa Wehelie (@aminawehelie) 's Twitter Profile Photo

Isku-baraarijinta Caafimaadka Dhimirka: Mudaanaan sii maalin walba, bed-qabkaaga. In aad isku dadaasho, waa muhiim. Amina Sounds Amina Mussa Wehelie #aminasoundspodcast

Isku-baraarijinta Caafimaadka Dhimirka:

Mudaanaan sii maalin walba, bed-qabkaaga.
In aad isku dadaasho, waa muhiim.

Amina Sounds
Amina Mussa Wehelie
#aminasoundspodcast
Amina Mussa Wehelie (@aminawehelie) 's Twitter Profile Photo

Ahlan; Kani waa episode-ka ugu horeeya ee poscastiga Amina Sounds Podcast. Listening to "Episode 1: Astaamaha Narcissim-ka (Narcissism Traits" at buzzsprout.com/2516911/episod…

Amina Mussa Wehelie (@aminawehelie) 's Twitter Profile Photo

Amina Sounds Podcast, Episode 2, Tallabooyinka uu qaado Naarsiistihu, iyo sida uu u kala hormariyo: Listening to "Tallaabooyinka uu qaado Narsiistihu:" at buzzsprout.com/2516911/episod…

Amina Sounds Podcast, Episode 2, Tallabooyinka uu qaado Naarsiistihu, iyo sida uu  u kala hormariyo:

Listening to "Tallaabooyinka uu qaado Narsiistihu:" at  buzzsprout.com/2516911/episod…
Amina Mussa Wehelie (@aminawehelie) 's Twitter Profile Photo

Ahlan, Kali waa Episode-ka 3-aad ee AMina Sounds Podcast, waxaan kaga hadlayaa, Waalidka Narsiistaha ah. Listening to "Episode 3: Waalidka Narsiistaha ah:" at buzzsprout.com/2516911/episod…

Amina Mussa Wehelie (@aminawehelie) 's Twitter Profile Photo

WARGELIN: Maxamed-Deeq Haldhaa, oo ah qoraa, abqari Iyo sugaanyahan ayaa berrito oo bishan August tahay 31 ku soo bandhigaya, buugiisa cusub ee Sayid Maxamed, magaaladda Bermingham, caasimadda labaad ee Britain. Aniga waa casuumanahay, waana tagayaa haddii ilaah yiraahdo, akhyaar

WARGELIN:
Maxamed-Deeq Haldhaa, oo ah qoraa, abqari Iyo sugaanyahan ayaa berrito oo bishan August tahay 31 ku soo bandhigaya, buugiisa cusub ee Sayid Maxamed, magaaladda Bermingham, caasimadda labaad ee Britain.
Aniga waa casuumanahay, waana tagayaa haddii ilaah yiraahdo, akhyaar
EU Delegation Somalia (@eu_in_somalia) 's Twitter Profile Photo

Watch highlights from today’s #EUBeachCleanUp in Mogadishu! Led by EU Ambassador to Somalia, Francesca Di Mauro, the EU family in Somalia teamed up for a clean and sustainable environment.

Amina Mussa Wehelie (@aminawehelie) 's Twitter Profile Photo

Hooyadeey Faaduma Isloow Cumar Cali, allaha u naxariisto, xalay (Saakay xilli hore) 4:00am ayeey ku geeriyootay Luton and Dunstable University hospital, Luton, Bedfordshire, UK. Intiinii naga warqabtay Iyo kulligiina, waad mahadsan tihiin.