Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile
Ad hoc Election Bill Committe

@adcommitte

Official tweter Account of Ad hoc Election Bill Committe of the Parliament

ID: 1172475443351625729

calendar_today13-09-2019 11:42:09

57 Tweet

245 Followers

2,2K Following

Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddiga KMG Ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka qaran oo Maalmahaan Socdaal Shaqo ku Marayay Dowlad Goboleedyada Dalka ayaa Galabta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ah Dowlad Goboleedka Juba-land.Waxaana Halkaasi kusoo dhaweeyay Masuuliyiin Katirsan Maamulkasi.

Guddiga KMG ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay Golaha Wasiirada Ee Dowlad Goboleedka Juba-land. Guddiga ayaa ka dhageystay Aragtidooda ku aadan Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo uu Guddiga Gacanta Kuhayo

Guddiga KMG ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay Golaha Wasiirada Ee Dowlad Goboleedka Juba-land.
Guddiga ayaa ka  dhageystay Aragtidooda ku aadan Sharciga Doorashooyinka Qaranka oo uu Guddiga Gacanta Kuhayo
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddiga KMG Ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Kulan la qaatay Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Juba-land Guddiga ayaa ka dhageystay xubnaha gudig aya ka dhageystay xildhibanada JL aragtidooda iyo taloyinkoda ku aadan sharciga

Guddiga KMG Ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Kulan la qaatay Xildhibaanada Dowlad Goboleedka Juba-land
Guddiga ayaa ka dhageystay xubnaha gudig aya ka dhageystay xildhibanada JL aragtidooda iyo taloyinkoda ku aadan sharciga
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddiga Kmg ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Maanta Magaalada Kismaayo kula kulmay Ururada Bulshada Rayidka.

Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaran ayaa Galabta la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Juba-land. Guddiga ayaa ka dhageystay Madaxweynaha Taladiisa ku aadan sharciga

Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaran ayaa Galabta la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Juba-land.
Guddiga ayaa ka dhageystay Madaxweynaha Taladiisa ku aadan sharciga
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddiga KMG ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa kula kulmay xubno ka tirsan ururada Qareenada somaliyed. Guddiga ayaa ka Dhageystay Qareenada talooyin la Xiriira Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Guddiga KMG ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa kula kulmay xubno ka tirsan ururada Qareenada somaliyed.
Guddiga ayaa ka Dhageystay Qareenada talooyin la Xiriira Sharciga Doorashooyinka Qaranka.
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddiga KMG Ee Soo Diyaarinta Sharciga Dorashooyinka ayaa Maanta Villa Hargeysa kulan kula qaatay Guddiga Madaxbanaan ee Dorashoiyinka Qaranka. Kulanka oo uu Shir-Gudominayay Guddomiyaha Guddiga Xildhibaan Eng.Cabdulaahi Carab ayaa waxaa goobjog ahaa inta badan Xubnaha Guddiga.

Guddiga KMG Ee Soo Diyaarinta  Sharciga Dorashooyinka  ayaa Maanta Villa Hargeysa kulan kula qaatay Guddiga Madaxbanaan ee Dorashoiyinka Qaranka.
Kulanka oo uu Shir-Gudominayay Guddomiyaha Guddiga Xildhibaan Eng.Cabdulaahi Carab ayaa waxaa goobjog ahaa inta badan Xubnaha Guddiga.
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddiga kmg ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Galabta Kulan Balaaran la qaatay Bahda waxbarashada Dalka. Kulanka oo ka Dhacay Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa Bahda Waxbarashada looga Dhageystay Aragtidoda La Xiriirta Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Guddiga kmg ee Soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Galabta Kulan Balaaran la qaatay Bahda waxbarashada Dalka.
Kulanka oo ka Dhacay Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa Bahda Waxbarashada  looga Dhageystay Aragtidoda La Xiriirta Sharciga Doorashooyinka Qaranka.
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa Kulan Kula qaatay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha XFS, Si ay u wargeliyan isbadalada ay ku sameyeen sharciga

Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta Xarunta Villa Hargeysa Kulan Kula qaatay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha XFS, 
Si ay u wargeliyan isbadalada ay ku sameyeen sharciga
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Xildhibanada Golaha Shacabka ee BJFS Ayaa Maanta Ka Dooday Akhrinta Labaad ee Sharciga Doorashooyinka Qaran Kaasi Oo Ay Soo Diyaariyeen Guddiga Doorashooyinka ee Golaha Shacabka youtu.be/z2K0xwXap3g

Xildhibanada Golaha Shacabka ee BJFS Ayaa Maanta Ka Dooday Akhrinta Labaad ee Sharciga Doorashooyinka Qaran Kaasi Oo Ay Soo Diyaariyeen Guddiga Doorashooyinka ee Golaha Shacabka
youtu.be/z2K0xwXap3g
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddiga diyaarinta sharciga Dorashoyinka ayaa waxa uu ka dhageystay warbixin la xiriirta sharciga Sidoo kale waxa uu Guddiga Guddomiyaha fafaahin ka siyay Akhrinta sedaxad ee sharciga Oo uu guddigu ku howlanyahay soo diyarintisa

Golaha Shacabka wuxuu gaaray guul taariikhi ah iyada oo aqlabiyad balaaran lagu ansixiyey sharciga doorashooyinka oo dalka u horseedaya doorasho qof iyo cod ah iyada oo lagu tartamayo hanaan axsaabta siyaasadda badan (multiparty system).

Guddiga KMG ee Diyaarinta Sharciga Dooorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Golaha Aqalka Sare ka hor-akhriyay Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka Doorashooyink Qaranka Heer federal Shirka waxa gudominayay gudomiyaha aqalka sare mudane sen cabdi xashi

Guddiga  KMG ee Diyaarinta Sharciga Dooorashooyinka Qaranka ee Golaha Shacabka ayaa Golaha Aqalka Sare ka hor-akhriyay Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka Doorashooyink Qaranka Heer federal 
Shirka waxa gudominayay gudomiyaha aqalka sare mudane sen cabdi xashi
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka waxay kawada Hadleen Gudiga Madaxbanan ee Doorashoyinka Qaranka nuqulkii u danbeeyay ee Sharciga Doorashooyinka ay dhawaan ansixiyeen Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka JF, ayagoo ka dhageystay taloyinkoda

Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynha JFS ayaa xalay ku hor sixixay sharciga dorashoyinka qaranka oo ay soo ansixiyeen labada Aqal ee barlamanka xaflada xiritanka barlamanka 6aad Somaliaya oo yeelatay sharci doorasho 52 Sano kadib waxan u mahad celineynaa dadkii nagu garab istagay diyarinta sharcigan

Madaxweynha JFS ayaa xalay ku hor  sixixay sharciga dorashoyinka qaranka  oo ay soo ansixiyeen labada Aqal ee barlamanka xaflada xiritanka barlamanka 6aad  
Somaliaya oo yeelatay sharci doorasho 52 Sano kadib waxan u mahad celineynaa dadkii nagu garab istagay  diyarinta sharcigan
Ad hoc Election Bill Committe (@adcommitte) 's Twitter Profile Photo

Waxaan sixiixay heshiis dhexmaray Wasaaradda Waxbarashada Iyo taclinta iyo Sanduuqa maalgelinta dowlada Qatar heshiiskaasoo loogu tala galay in lagu kaalmeeyo arday ka badan 57000 oo aan awoodin inay waxbartaan, shirkaa oo oga qeyb galay aalada fogaan araga