Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile
Cabdiraxmaan Cirro

@abdirahmanirro

Presidential Candidate, Founder & Former Chairperson of WADDANI National Party & Former Speaker of House of Representative. Republic of Somaliland.

ID: 2397973130

linkhttps://www.xisbigawaddani.com calendar_today19-03-2014 14:35:39

1,1K Tweet

59,59K Followers

10 Following

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan xalay mubaasibad soo dhaweyn ah u qabannay Maareeyihii hore ee Madbacadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Raage Ibraahim oo ah siyaasi miisaan weyn ku leh Jamhuuriyadda SL, gaar ahaanna Gobollada bariga. Walaalkay Maxamuud, waxa aan leeyahay ku soo

Waxa aan xalay mubaasibad soo dhaweyn ah u qabannay Maareeyihii hore ee Madbacadda Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamuud Raage Ibraahim oo ah siyaasi miisaan weyn ku leh Jamhuuriyadda SL, gaar ahaanna Gobollada bariga. 

Walaalkay Maxamuud, waxa aan leeyahay ku soo
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan munaasibad balaadhan ugu qabannay Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Beelweynta Reer Xareed Barre oo Xisbiga WADDANI ee sida rejada Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland u muujiyey taageero balaadhan oo cudud iyo miisaan leh. Deegaankan Xisbiga u muujiyey

Waxa aan munaasibad balaadhan ugu qabannay Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Beelweynta Reer Xareed Barre oo Xisbiga WADDANI ee sida rejada Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland u muujiyey taageero balaadhan oo cudud iyo miisaan leh. 

Deegaankan Xisbiga u muujiyey
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Maanta, waxa aan booqday xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI, si aan u qaato kaadhkii Golaha Dhexe kal-fadhigiisii 4aad, waxa aan soo maray dhammaan Xafiisyadii hawsha baaxadda leh ay ka socotay, anniga oo bogaadiyey Mas’uuliyiintii & howl-wadeenadii howshaas gacanta ku hayey.

Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan xalay Munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn iyo ku soo biiris ah u samaynnay Beesha Maxamed Yuusuf (Ayuub Sh Isaxaaq) oo Xisbiga WADDANI u muujiyey cudud taageero laxaad leh. Deegaankan oo Geedi caano leh u soo raray dhanka WADDANI, waxa ay buuxin doonaan kaalinweyn oo

Waxa aan xalay Munaasibad balaadhan oo soo dhaweyn iyo ku soo biiris ah u samaynnay Beesha Maxamed Yuusuf (Ayuub Sh Isaxaaq) oo Xisbiga WADDANI u muujiyey cudud taageero laxaad leh. 

Deegaankan oo Geedi caano leh u soo raray dhanka WADDANI, waxa ay buuxin doonaan kaalinweyn oo
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan xalay munaasibad balaadhan oo meeqaamkeedu sarreeyo ugu qabannay Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Beel-weynta balaadhan ee Cabdalla Abokor (Samane & Guuulane) iyo Sh Cismaan ee Beelaha ARAB Sh Isaxaaq. Deegaankan oo siyaasadda iyo dhaqankaba hormuud u

Waxa aan xalay munaasibad balaadhan oo meeqaamkeedu sarreeyo ugu qabannay Caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa Beel-weynta balaadhan ee Cabdalla Abokor (Samane & Guuulane) iyo Sh Cismaan ee Beelaha ARAB Sh Isaxaaq. 

Deegaankan oo siyaasadda iyo dhaqankaba hormuud u
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Xisbiga WADDANI ee dalkan ugu weyni, waa u diyaar garoobay doorashada dhan kasta, Berri & Saadambe Shirka Golaha Dhexe-na waxaa lagu soo bandhigi doonnaa Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga WADDANI ee uu dalkan ku hagi doono.

Jamhuuriyadda Somaliland dadkeeda waxa aan u jiheynaynaa dhanka horumarka, dhanka wada-jirkooda, walaalnimadooda iyo wax wada-qabsigooda. Anniga waxaa iga go’an in aan dadkeyga yuhuuntooda mideeyo, qabkoodana soo celiyo, sumcaddii aynu caalamka ku lahaynna kor loo soo qaado.

Jamhuuriyadda Somaliland dadkeeda waxa aan u jiheynaynaa dhanka horumarka, dhanka wada-jirkooda, walaalnimadooda iyo wax wada-qabsigooda. 

Anniga waxaa iga go’an in aan dadkeyga yuhuuntooda mideeyo, qabkoodana soo celiyo, sumcaddii aynu caalamka ku lahaynna kor loo soo qaado.
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan halkan ku hayaa astaanta midnimada, wadajirka, sharafta & kalsoonida Qarankeenna oo dhami ku dhanyahay oo ah ‘Dastuurka Somaliland. Waa buug ku salaysan mabaadi’da caddaaladda, wax-wada lahaansha iyo xasiloonida dadkeenna.

Waxaa maanta si rasmi ah noogu soo xidhmay Shirkii 4aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI oo si habsami leh u socday tan iyo shalay. Shirkan waxaa lagu ansixiyey Anniga oo ah Musharraxa Madaxweynaha & walaalkay Maxamed Cali oo ah Madaxweyne Kuxigeenka ee Xisbiga WADDANI,

Waxaa maanta si rasmi ah noogu soo xidhmay Shirkii 4aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI oo si habsami leh u socday tan iyo shalay. 

Shirkan waxaa lagu ansixiyey Anniga oo ah Musharraxa Madaxweynaha & walaalkay Maxamed Cali oo ah Madaxweyne Kuxigeenka ee Xisbiga WADDANI,
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aannu maanta Komishinka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka guddoonnay Shahaadooyinkii Musharraxnimada Doorashada Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland. Sida Dastuurka dalku dhigayo ee Xeerarkuna tilmaamayaan, waxaa la gelay jawi doorasho, maalmo loollan

Waxa aannu maanta Komishinka Doorashooyinka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka guddoonnay Shahaadooyinkii Musharraxnimada Doorashada Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland. 

Sida Dastuurka dalku dhigayo ee Xeerarkuna tilmaamayaan, waxaa la gelay jawi doorasho, maalmo loollan
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan si rasmi ah u magacaabay Guddida Ololaha Heer Qaran ee Doorashooyinka isku sidkan ee Xisbiga WADDANI. WADDANI; Wadajir & Waxqabad

Waxa aan si rasmi ah u magacaabay Guddida Ololaha Heer Qaran ee Doorashooyinka isku sidkan ee Xisbiga WADDANI. 

WADDANI; Wadajir & Waxqabad
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan si rasmi ah u magacaabay Guddida Isku-xidhka iyo Iskaashiga Ololaha ee Isbahaysiga Urur Siyaasadeedka KAAH iyo Xisbiga WADDANI ay ku bahoobeen ee Doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. Dalkan isbeddel baa ka dhici doona dhawaan. WADDANI & KAAH-nawaxa ay u

Waxa aan si rasmi ah u magacaabay Guddida Isku-xidhka iyo Iskaashiga Ololaha ee Isbahaysiga Urur Siyaasadeedka KAAH iyo Xisbiga WADDANI ay ku bahoobeen ee Doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland. 

Dalkan isbeddel baa ka dhici doona dhawaan. WADDANI & KAAH-nawaxa ay u
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta booqday Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah iyo Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland anniga oo u socda arrinta xadhigga Sharci darrada ah ee Xildhibaan Qaran Maxamed Abiib Yuusuf. Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, iyo Shir Guddoonka Golaha Wakiiladaba waxa aan la

Waxa aan maanta booqday Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah iyo Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland anniga oo u socda arrinta xadhigga Sharci darrada ah ee Xildhibaan Qaran Maxamed Abiib Yuusuf. 

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, iyo Shir Guddoonka Golaha Wakiiladaba waxa aan la
Cabdiraxmaan Cirro (@abdirahmanirro) 's Twitter Profile Photo

Maanta & Gobolka AWDAL. Reer Awdalow, waxa aad noo muujiseen dareenkiinna, doonistiinna, rabitaankiinna, iyo hayaankiinnaba, cod-dheerna waxa aad noogu sheegteen in aad isbeddelka dalkan ka dhacaya aad hormuud ka tihiin. WADDANI; Wadajir & Waxqabad 🟠🧡🟧

Maanta & Gobolka AWDAL.

Reer Awdalow, waxa aad noo muujiseen dareenkiinna, doonistiinna, rabitaankiinna, iyo hayaankiinnaba, cod-dheerna waxa aad noogu sheegteen in aad isbeddelka dalkan ka dhacaya aad hormuud ka tihiin.

WADDANI; Wadajir & Waxqabad 🟠🧡🟧