Abdiqani Triple A (@abdiqanitriplea) 's Twitter Profile
Abdiqani Triple A

@abdiqanitriplea

Proud Dad of two beautiful little kids. Entrepreneur, Stock investor and Crypto VC

ID: 169463555

linkhttps://www.facebook.com/AbdiqaniTripleA calendar_today22-07-2010 11:56:59

1,1K Tweet

9,9K Followers

29 Following

Abdiqani Triple A (@abdiqanitriplea) 's Twitter Profile Photo

Waxaan isku daba riday hanaan uu raaci karo qof weliba oo raba in uu fahmo crypto from A to Z. Waxa ugu muhiimsan waa Mentality-iga oo ah sidee ayuu qofka uu u fakiri lahaa marka suuqan la joogo, sida loo heli lahaa community Supportive ah iyo Albaabka aan ka geli karno suuqan

Waxaan isku daba riday hanaan uu raaci karo qof weliba oo raba in uu fahmo crypto from A to Z.

Waxa ugu muhiimsan waa Mentality-iga oo ah sidee ayuu qofka uu u fakiri lahaa marka suuqan la joogo, sida loo heli lahaa community Supportive ah iyo Albaabka aan ka geli karno suuqan
Abdiqani Triple A (@abdiqanitriplea) 's Twitter Profile Photo

Kadib Codsi gaar ah oo ay soo jeediyeen Walaalaha suuqa ka shaqeysta ee ku nool North America. Waxaan hadda dhameeyey Qeybtii Stock-ga waxaana ku bilaabi doona sida shirkadaha ay ku dhashaan ilaa iyo qaabka ay hawadda uga baxaan. Qofka muxuu u baahan yhy in Company uu ka ogaado

Kadib Codsi gaar ah oo ay soo jeediyeen Walaalaha suuqa ka shaqeysta ee ku nool North America.

Waxaan hadda dhameeyey Qeybtii Stock-ga waxaana ku bilaabi doona sida shirkadaha ay ku dhashaan ilaa iyo qaabka ay hawadda uga baxaan.

Qofka muxuu u baahan yhy in Company uu ka ogaado
Abdiqani Triple A (@abdiqanitriplea) 's Twitter Profile Photo

Fadlan haddi aad xiiseyneyso Course-ka cusub buuxi form-kaan survey-ga ah oo aan rabo inaan ku uruurino fikirka dadka ay ka qabaan qiimaha Course-kan oo dad badan ay ka qeyliyeen. Taladaada waa Muhiim docs.google.com/forms/d/e/1FAIโ€ฆ

Abdiqani Triple A (@abdiqanitriplea) 's Twitter Profile Photo

Stellar XLM waxa ay sameyneyso ma leyska indho tirooyaa. USA coins are on the move. Indhaha ku hay ISO 20022 coins. 8daas coin hal mar ayey isla dhaqaaqaan.

Abdiqani Triple A (@abdiqanitriplea) 's Twitter Profile Photo

Crypto lacag iiga maqan qofkii aan ka maqlo caga ka garaacis u baahan yhy. April 2024, January 2025 labadaas bilood qofkii faโ€™ido qaadan waayey, mar kale ayaad fursad heli doontaa. Sxb Secure the Profit, at least 1x oo lafaha eh kala bax. Pull run-kaan magaca cusub aan ku soo

Abdiqani Triple A (@abdiqanitriplea) 's Twitter Profile Photo

sxbyaal caawa waxaan meeting ku qaban doona Discord-ka halkaas oo aan ku soo bandhigi doono course-ka 1 time payment ah ee qiimaheedu yhy $1,000. Ku dhufo link-igan kadibna taabso interested. waqti hore imow oo yaan lagaa buuxinin qolka. discord.gg/JFchJ8PA?eventโ€ฆ

Abdiqani Triple A (@abdiqanitriplea) 's Twitter Profile Photo

Week-ga soo socda waa mid ka mid ah weeks-ka ugu muhiimsan suuq-yadda dhaqaale - Catalyst aad u fara bdn ayaa jira, filo Volatility weyn:- 1. Macro Calander: Fed rate decision, Q2 GDP, PCE iyo NFP 2. Earnings: kuwa ugu waaweyn ayaa ah Amazon, Apple iyo P&G. 3 Terrif: