Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile
Abdi Farah Shirdon

@abdishirdoon

The Official account of 16th Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

ID: 1101447860128759813

linkhttps://abdifarah.org/ calendar_today01-03-2019 11:43:28

49 Tweet

4,4K Followers

71 Following

Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

BAAQ Dawladda Federaalka ah (DFS), waxa ay ka il-duuftay in ay, ugu yaraan, xubnaha dawlad-goboleedyada dalka sida dowlad-goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Koofur Galbeed, Hirshabeelle, SSC-Khaatumo iyo Maamulka Gobolka Benadir ay si siman ugu casuunto oo hubiso ka soo

BAAQ

Dawladda Federaalka ah (DFS), waxa ay ka il-duuftay in ay, ugu yaraan, xubnaha dawlad-goboleedyada dalka sida dowlad-goboleedyada Puntland, Jubaland, Galmudug, Koofur Galbeed, Hirshabeelle, SSC-Khaatumo iyo Maamulka Gobolka Benadir ay si siman ugu casuunto oo hubiso ka soo
Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Waxaan goor dhaw soo gaaray Degmada Gaarisa oo aan uga qeyb galayo bandhig dhaqameed ay soo qabanqaabiyeen bulshada Soomaaliyeed ee magaaladan. Waxaan mahad ballaaran u jeedinayaa maamulka deegaanka, bahda dhaqanka iyo abaabulayaasha bandhigan oo si diiirran iigu soo dhaweeyay,

Waxaan goor dhaw soo gaaray Degmada Gaarisa oo aan uga qeyb galayo bandhig dhaqameed ay soo qabanqaabiyeen bulshada Soomaaliyeed ee magaaladan.

Waxaan mahad ballaaran u jeedinayaa maamulka deegaanka, bahda dhaqanka iyo abaabulayaasha bandhigan oo si diiirran iigu soo dhaweeyay,
Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Maanta waxaan ka qeyb-galay Garissa Cultural Festival. Munaasabadda dabaaldegga dhaqanka iyo Is-dhexgalka bulshooyinka oo si heer sare ah loogu qabtay magaalada Gaarisa, xarunta is-maamulka gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

Caawa waxaan kulan xog-wareysi iyo wada-tashi ah la yeeshay Madaxweyne hore Sharif Sheikh Ahmed. Waxaan si fudud isugu af-garanay dhammaan mawaadiicdii aan ka wada hadalnay.

Waxaa goor dhaw noo soo qabagaboobay shirkii noo socday 27-31 May kaasoo ugu dambeyntii aan ku yagleelnay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed (MSS). Ujeedada Madashan waa in maamulka haatan talada haya lagu soo celiyo dhabbaha wadatashiga iyo wada-ogolka, lagana baaqsado

Waxaa goor dhaw noo soo qabagaboobay shirkii noo socday 27-31 May  kaasoo ugu dambeyntii aan ku yagleelnay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed (MSS).

Ujeedada Madashan waa in maamulka haatan talada haya lagu soo celiyo dhabbaha wadatashiga iyo wada-ogolka, lagana baaqsado
Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Annaga oo sii amba qaadayna dadaalka lagu samatabixinayo dalka, waxaan mar kale Madaxweynaha usoo jeedinaynaa inuu kusoo laabto dhabbaha wadatashiga iyo wadar-ogolka.

Soomaaliya maanta waxay ku jirtaa xaalad khatar ah. Cid kastaa way dareemaysaa: shacabka, bulshada rayidka ah, siyaasiyiinta, iyo jaaliyadaha dibadda. Waxaan maanta halkan taaganahay anigoo aan dan shaqsi ah ka lahayn siyaasadda. Ma jecli xukun, mana doonayo awood uun darteed.

Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Xuska sanad guurada 65aad. Waxaan hambalyo udirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda xuska 26-ka Juun, maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.

Xuska sanad guurada 65aad.

Waxaan hambalyo udirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda xuska 26-ka Juun, maalinta xorriyadda gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.
Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, maalinta xorriyadda 1- da luulyo, iyo israaca goballada Koonfur iyo Woqooyi.

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay si adag u canbaaraynaysaa dhul boobka ka socda xaruuntii Kuliyadda Tababarka Abbaanduulka Ciidanka ee Axmed Gurey, Dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), gaar ahaan Xaruuntii Jiifka Ardayda iyo Kulliyadda Caafimaadka.

I paid a courtesy visit to Asmara, accompanied by my delegation, where we were graciously received by President Isaias Afwerki. Our discussions provided an opportunity to express our appreciation for Eritrea’s steadfast support and solidarity with Somalia. This visit represents

I paid a courtesy visit to Asmara, accompanied by my delegation, where we were graciously received by President Isaias Afwerki.

Our discussions provided an opportunity to express our appreciation for Eritrea’s steadfast support and solidarity with Somalia.

This visit represents
Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

I extend my congratulations to the SNA & the brave people of Eel-Dheer, who together repelled the terrorist attack and inflicted a heavy defeat on the enemy. This victory is a testament to the trust, unity, and courage of the Somali people and their armed forces, who stand firm

I extend my congratulations to the SNA & the brave people of Eel-Dheer, who together repelled the terrorist attack and inflicted a heavy defeat on the enemy.

This victory is a testament to the trust, unity, and courage of the Somali people and their armed forces, who stand firm
Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

Waxaa si guul ah noogu soo idlaaday shirkii Madasha Samatabixinta, waxaana madaxda DFS usoo jeedinaynaa in ay kusoo noqdaan dhabbaha sharciga iyo wadar ogolka.

Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

As part of my ongoing engagement with key development partners and stakeholders on critical Somali issues, including inclusive and timely elections, the involvement of Puntland and Jubaland in the National Consultative Council (NCC) dialogue, national unity against Al-Shabaab,

Warsaxaafadeedka wadajirka ah ee Madasha Samatabixinta iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland iyo Jubaland ee xaaladda haatan dalku ku sugan yahay iyo mustaqbalka.

I strongly condemn the heinous attack carried out by the Al-Shabaab terrorist group at the Godka Jilicoow facility in Mogadishu. This cowardly act underscores the persistent threat these hostile groups pose to the peace and stability of the Somali people. I extend my deepest

Abdi Farah Shirdon (@abdishirdoon) 's Twitter Profile Photo

We strongly condemn the arrests and intimidation targeting the displaced people advocating for their stolen rights, as well as the media outlets reporting their grievances, a concerning trend that has been rapidly unfolding in Mogadishu in recent days.