Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe (@aadanmadobe) 's Twitter Profile
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe

@aadanmadobe

The official Twitter account of the Speaker of the House of the People, Federal Parliament of Somalia.

ID: 1520147953918304258

linkhttps://parliament.gov.so/ calendar_today29-04-2022 21:08:22

276 Tweet

4,4K Takipçi

1 Takip Edilen

Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe (@aadanmadobe) 's Twitter Profile Photo

Maanta waxaan shir guddoomiyay kulanka 17aad ee Labada Aqal ee BJFS oo ajandihiisu ahaa ka doodista soojeedimaha wax-ka-beddelka Dastuurka, Cutubka 2aad, Xuquuqda Aasaasiga ah iyo Waajibaadka Muwaadinka Qodobada 10-aad ilaa 20-aad.

Ramadaan Kariim, Waliba guud haang umédé Islaamké gaar haang shi’ibké Soomaaliyeed ingké hambalyeeyeyi billi barakeysing ee Ramadaang, waliba Ilaahey ku tuugeyi iné soongké niing ké dhamaayi barwaagé ii nebid.

Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe (@aadanmadobe) 's Twitter Profile Photo

Maanta, waxaan shir guddoomiyay kulanka 24-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaana la guda galay ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ah oo ka hadlaya matalaadda shacabka iyo doorashooyinka.

I extend my warmest congratulations on your election as the Speaker of the Parliament of the Republic of Serbia, H.E Ana Brnabić. I look forward to create strong parliamentary ties and mutual cooperation between our countries. 🇸🇴🤝🇷🇸

Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe (@aadanmadobe) 's Twitter Profile Photo

Waxaa maanta inoo soo gaba-gaboobay marxalada labaad ee dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka oo ay Xildhibaanada labada Aqal uga doodayeen soo-jeedimaha wax ka bedelka cutubyada 1aad ilaa 4-aad ee dastuurka KMG ah ee JFS.

Waxaan maanta shir guddoomiyay kulanka wadajirka ah ee Labada Aqal ee BJFS, waxaana uu ajanadaha kulanka ahaa marxalada 3-aad ee dib u eegista dastuurka, qeybinta nuqulka kama dambeysta ah ee soo-jeedimaha wax-ka-beddelka dastuurka cutubyada 1-aad ilaa iyo 4-aad ee Dastuurka.

Ciid Wanaagsan. Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee Ciiddul Fidriga, anigoo Allah ka baryaya inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan.

Ciid Wanaagsan. 

Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee Ciiddul Fidriga, anigoo Allah ka baryaya inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan.
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe (@aadanmadobe) 's Twitter Profile Photo

Bismillaahi Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guuradooda 64-aad, aniga oo farxada munaasabadan la qeybsanaya dhammaan CXD, oo ay ugu horreeyaan saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda, xaasaskooda iyo caruurtooda.

Bismillaahi
 
Waxaan hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guuradooda 64-aad, aniga oo farxada munaasabadan la qeybsanaya dhammaan CXD, oo ay ugu horreeyaan saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda, xaasaskooda iyo caruurtooda.
Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe (@aadanmadobe) 's Twitter Profile Photo

Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa 26-ka Juun oo ah xuska 64-sano guurada kasoo wareegatay markii gobolada waqooyi ee dalkeena ay ka xorreebeen gumeystihii Ingiriiska.

Alle mahadii, waxaa maanta inoo furmay kalfadhiga lixaad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo aan kusii amba qaadi doonno ka howlgelida shuruucda muhiimka u ah dowlad dhiska wadankeena.

Waxaan hambalyo u dirayaa saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo qoysaskooda oo aan ugu hambalyeynaayo sanadguurada 65–aad ee ka soo wareegatay aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.