Mohamed Jama (@101guled) 's Twitter Profile
Mohamed Jama

@101guled

If we united we can beat our enemy🇸🇴❤

ID: 2235748860

calendar_today08-12-2013 08:43:09

4,4K Tweet

6,6K Followers

5,5K Following

Abdihakin A. Asir (@abdihakin_a) 's Twitter Profile Photo

Haddii aad Soomaali tahay oo uu qofi ku weydiiyo, waxa ay kula tahay in ciidamo 🇰🇪soo dhexmaray ay ciidamada 🇸🇴ku weeraraan dhul Soomaaliyeed, maxaad ku jawaabi lahayd? Kuwa sheegta mucaaradka 🇸🇴, wax kasta oo 🇸🇴 ka dhaca iyaga DFS ayaa la qaldan? Adigana?

Mohamed Duale (@mdualee) 's Twitter Profile Photo

Aaway naxariistii, aaway dad nimadii ,aaway damiirkii, waxaa nasiib daro wayn ah in boosaso maanta ay haawanayso oo aan wax ganacsi ah jirin kadib markii dadkii cashuur ku sheeg laba jibaaran lagu soo rogay shay kastana qiimihiisa ka badan lagu cashuuray,

Mohamed Duale (@mdualee) 's Twitter Profile Photo

Mudane abdikariim xuseen oo ka hadlaya xiligii uu joogay nabad sugida iyo caqabadihii uu isu casilay fashilkii ku dhacay hayada nabad sugida iyadoo xiligaas uu ahaa kii ugu dhimashada badnaa mogadishu

Mohamed Duale (@mdualee) 's Twitter Profile Photo

It was very surprising and panic when i hear that NISA has threatened to our prominent journalist Harun Maruf, It is disgusting and shameful to threat the hero and role model of somali journalista

Mohamed Duale (@mdualee) 's Twitter Profile Photo

This is how covid-19 pandemic spreads, have you asked your self why doctors recommended to stay homes and avoid gathered people or overcrowd places ?, Please avoid to sit with people Don't put risk your elderly parents

Mohamed Jama (@101guled) 's Twitter Profile Photo

Allah ha u raxamado wqaxaa magaalada london ku geeriyooday wasiirkii ugu mudads dheeraa wasaaradda waxbarashada iyo bar baarinta somalia ahmed saxiid kaarshe allah ha u raxmado qoyskii iyo qaranka somaliyeedna samir ha ka siiyo aamin

Sahra Abdi (@sahracabdi) 's Twitter Profile Photo

Protect yourself from the risk of #Coronavirus, before you lobby for Someone else! No distancing, face masks or even hand gloves! Where is your own personal responsibilities?

Protect yourself from the risk of #Coronavirus, before you lobby for Someone else!

No distancing, face masks or even hand gloves! 

Where is your own personal responsibilities?
Mohamed Duale (@mdualee) 's Twitter Profile Photo

My condolences to the families that lost their loved ones to the senseless massacre in Nova Scotia, Canada. Such a beautiful place for such an ugly act of violence, We are feeling pain with who lost their loved ones in this tragedy senseless incident #CanadaTogether 🇨🇦🇸🇴 #Canada

Jama Ali Dhagacade (@drdhegacade) 's Twitter Profile Photo

Mudane madaxweyne, Naga raali Noqo. Waxaad madax U tahay Dadka dunida ugu anshax xun, waxaad Madax U tahay Dadka Dunida ugu xaasidsan, Waxaad madax U tahay Dadka wanaag kasta oo aad U sameyso xumaan kula daba taaagan😢 Qaado Raaligalinta inta Ku Jecel❣

Mudane madaxweyne, Naga raali Noqo. Waxaad madax U tahay Dadka dunida ugu anshax xun, waxaad Madax U tahay Dadka Dunida ugu xaasidsan, Waxaad madax U tahay Dadka wanaag kasta oo aad U sameyso xumaan kula daba taaagan😢

Qaado Raaligalinta inta Ku Jecel❣
Mohamed Duale (@mdualee) 's Twitter Profile Photo

this is general hajaar somali police commissioner he left here in canada specially ottawa where he live since civil war of somalia started 1990s he had good and quality life he had free health he lived with his family and his beloved children he went somalia to serve his people

this is general hajaar somali police commissioner he left here in canada specially ottawa where he live since civil war of somalia started 1990s he had good and quality life he had free health he lived with his family and his beloved children he went somalia to serve his people
Mohamed Jama (@101guled) 's Twitter Profile Photo

Twitter waxaan ku soo biiray sanadkii 2013 xiligaas dadka aqoonta leh ayaa ku jiray hada wuxuu noqday goob sawir sida instagram oo kale gabdhow sawirada nagadaaya oo meesha loogi tala galay la aada #Somalida wareer badanaa

Mohamed Jama (@101guled) 's Twitter Profile Photo

Somalia maanta ka hor kama rajo dhigin. maandeeq waxaa hilibkeedii ceerinka ku cunay jamhadihii dalka haligay oo calamo qabiil toshay SSDF, SNM, SPM, USC iyo wqx la mid ah oo dugaag ah #Somalia waan ka rajo dhignay waana halkaanu is lahayn aad dib ugu laabateen dalkii hoyO