Awdalian Warrior(@Prof_NaftiHure) 's Twitter Profile Photo

War deg deg ah 15kii Suldaan ee loo diray Ugaaska oo cawa Yaquub la xidan Suldan Taajaro Suldaanka Reer Maxamedka dib markii ay ku fashilmeen balan qaadkii Ugaaska

War deg deg ah 15kii Suldaan ee loo diray Ugaaska oo cawa Yaquub la xidan Suldan Taajaro Suldaanka Reer Maxamedka dib markii ay ku fashilmeen balan qaadkii Ugaaska
account_circle
Kulan Post(@kulanpost) 's Twitter Profile Photo

WARXBIXIN: In ka badan 10,000 oo qowmiyadda Rendille ah oo qaatay Diinta Islaamka iyo Muslimiinta oo baaq loo diray

account_circle
Geelle Garoomeed(@GeeleGaromed99) 's Twitter Profile Photo

Maxamed Xaji Ibraahim Cigaal Wiil uu dhalay ayaa shidaal Dalka keenay, isagaa laha shidaalka Inanku waxaa maqlay Madaxweyne Cigaal, intu shidaakii ka qaaday ayuu ciidanka Qaranka ku wareejiyay. Markii Inankii odoyaal u diray Aabihi ee yidhi Odayga igalahadla wuxuu Madaxweyne

Abdillahi Arshe(@arshe_ahmed) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Bixi Cabdi, ayaa caddeeyey shirqoolkii lagu dilay aqoonyahan Cabdinaasir in uu dusha u saaran yahay Xasan Sheikh. Madaxweynaha Somaliland ayaa u diray fariin adag Madaxweynaha fashilmay ee Soomaliya iyo maamulkiisa liita.

Shafici Shirwa Gul(@shafici_Gul) 's Twitter Profile Photo

Gudiga madaxa banaan ee ladagaalan ka musuq-maasuqa ee sida adag ushaqeeyay xiligii madaxweyne Mohamed Farmaajo waa lakala diray si aan loo daba galin musuq-maasuq xargaha goostay ee ka socda xafiisyada madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo raisal wasre Hamza Abdi Barre xitaa mashariicdii

Gudiga madaxa banaan ee ladagaalan ka musuq-maasuqa ee sida adag ushaqeeyay xiligii madaxweyne @M_Farmaajo waa lakala diray si aan loo daba galin musuq-maasuq xargaha goostay ee ka socda xafiisyada madaxweyne @HassanSMohamud iyo raisal wasre @HamzaAbdiBarre xitaa mashariicdii
account_circle
survived from isaq genocide lander💚🤍❤(@hamseosmanreal) 's Twitter Profile Photo

Madax dhaqamedka Somaliland oo fariin u diray Madax dhaqamedka Somalia Sidii Marxumka ay the failed State Villa Somalia dishay loo keeni lahaa maykiisa Somaliland si walidki dhalay u aastan uguna sabraan

Hargeysa Somaliland 💚🤍❤💚🤍❤

account_circle
Nasrin Mohamed Ibrahim (Boojo)(@nadarwww1) 's Twitter Profile Photo

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo ku aaddan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda.
RW Barre ayaa ku bogaadiyey Shaqaalaha Soomaaliyeed maskaxda iyo muruqa ay geliyeen horumarinta iyo dib u dhiskiisa

Abdifatah Dubbad(@Abdi_Dubbad) 's Twitter Profile Photo

LAASCAANOOD; Sarreeyo Guuto Siyaad Maxamuud C/Raxmaan Taliyaha guud ee Ciidanka Police SSC-Khaatumo oo Awaamiirro Soo Saaray sidoo kalena Digniino diray .

account_circle
jabir(@carigaabo) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Mud. Cabdiqaadir A. Aw-Cali ayaa shacabka SSC-Khaatumo u diray hambalyo ku aaddan bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan.
Iyo shacbka somaliyeed oo dhan
'

account_circle
Queen Araweelo2009(@Araweelo2009) 's Twitter Profile Photo

Twitter cay iyo sawiro la warejinayo Ban oga qaxi raba fb Ban ku laban 🫣🤦🏽‍♀️
Dadka maxa isku diray?
Tan kale dadka qurbaha joga dal sharci leh bad jogtan qofki qof caya ama wax qaldan oo ben abur ah ka sameya ama sawir ha hado wa lakugu dacweyn kara..! Dhowr qof oo laku xiray Ban

Dunia Farah(@dunia_work) 's Twitter Profile Photo

Qac baa ka yeertay mid Muuse Biixi Adeer u yahay oo warqad u diray xafiiska arrimaha dibbada Dowlada Ingriiska.

Heego Qac baa meel walba uuga dhacday.

Qac baa ka yeertay mid Muuse Biixi Adeer u yahay oo warqad u diray xafiiska arrimaha dibbada Dowlada Ingriiska. 

Heego Qac baa meel walba uuga dhacday.
account_circle
Mr: GB/ SSST(@redsoilman) 's Twitter Profile Photo

Caawa iyo hogaamiye Cali Xaamud ha moogaanina?

Suaal aad waydiin lahayd gudoomiyaha Cali ma jirtaa?

Anigu haa, waxaan waydiin lahaa Madaxtooyada qaranka sababta Muuse uu ciyaalka ku soo diray ee kaaga saaray bal noo sheeg?

Mohamed Farmaajo (Parody Account)(@Mudane_Farmaajo) 's Twitter Profile Photo

Dalkeena waxaa loo soo diray dad badan oo Calmaaniyiin ah oo innaga naga mid ahaa!, Kani waa xayawaan kale oo ku raagay qurbaha siduu cowradda dumarka qaawan ee Western ka u eegayay hadana doonaya inuu iska daawado Cowradda Hablaheenna 🇸🇴!.
socon meydo.

Dalkeena waxaa loo soo diray dad badan oo Calmaaniyiin ah oo innaga naga mid ahaa!, Kani waa xayawaan kale oo ku raagay qurbaha siduu cowradda dumarka qaawan ee Western ka u eegayay hadana doonaya inuu iska daawado Cowradda Hablaheenna #Soomaaliyeed 🇸🇴!.
socon meydo.
#HijabFirst
account_circle
survived from isaq genocide lander💚🤍❤(@hamseosmanreal) 's Twitter Profile Photo

Ciyaal Hassan Gurguurte uu ka soo diray Xamar ayaa Xirsi gaab ku soo dhaweynaya Egal Airport Hargeisa Somaliland. Oo calankii wadanina Sita. Goormaynu halkaa la ina gaadhsiiyey .
Reer Somalilandnow wadankiina difaacda meel aanay Cadowgiinu ifinka soo werarin oo hadhay ma jirte

account_circle
Mohammed Ali(@JanaaleOAli) 's Twitter Profile Photo

Nabadii Odayaasha Habarjeclo u jeed keedu wuxu ahaa Doorashada Soo socota , Raga Dilka Gaystay waxaa soo diray Muse Bixi si aan Doorasho uga dhicin Deganada Hjl iyo Habar Yonis , Gibiley waxa iska diiwan galisay 90kun 😂😂

account_circle