Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile
Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

@somaliainindia

Embassy of the Federal Republic of Somalia, New Delhi. | You can also follow us on @MofaSomalia @MfaSomalia

ID: 1106219940187721729

linkhttps://www.facebook.com/SomaliainIndia calendar_today14-03-2019 15:46:01

55 Tweet

1,1K Followers

76 Following

Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile Photo

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir oo lakulmay dhiggiisa dalka Sudan Ambassador Muawia Elbukhari New Delhi. Labada Safiir ayaa inta badan kawada hadlay xaaladaha dalalka Soomaaliya iyo Sudan iyo guud ahaan arrimaha geeska Afrika .

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir oo lakulmay dhiggiisa dalka Sudan Ambassador Muawia Elbukhari New Delhi.
Labada Safiir ayaa inta badan kawada hadlay xaaladaha dalalka  Soomaaliya iyo Sudan iyo guud ahaan arrimaha geeska Afrika .
Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile Photo

Wafdi uu hogaaminayo Dr Sureh Kumar, Xoghayaha Guud (Galbeedka Aasiya,Waqooyiga iyo Bariga Africa ) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Hindiya, ayaa magaalada Muqdisho kulakulmay, Xoghayaha joogta ah ee Wasaaradda Arrimaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya.

Safiirka Safaaradda J.F Soomaaliyeeed ee dalka Hindiya Mudane Axmed Cali Daahir iyo dhammaan diblomaasiyiinta waxa ay shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan shucuubta Islaamka laqeybsanayaan hambalyada munaasabadda Ciidul Fitriga Happy Eid Mubarak

Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile Photo

Wasiir Dowlaha Wasaarada Ganacsiga mudane Abdisalam Sharif Hussein iyo Warshadaha iyo Siihayaha Safaaradda Soomaaliya dalka Hindiya Mudane Abdifatah Abdullahi Nur oo ka qeybgalay madasha Ganacsiga iyo Dhaqaalaha ee Indian African Conclave New Delhi.

Danjiraha Cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan u soo magacawday dalka Hindiya, Mudane Danjire, Dr. Abdullahi Mohammed Odowa ayaa soo gaaray Magaalada New Delhi ee dalka Hindiya.

Danjiraha cusub ee dhawaan dowladda Federaalka Soomaaliya u soo magacawday dalka Hindiya, mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa ayaa maanta oo taariikhdutahay 07/01/2025, ugubiyay Nuqul kamida Warqadaha Aqoonsiga Danjironimo, Agaasimaha Habmaamuuska Qaranka ee dalka India.

Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Kuwait ee New Delhi, Mudane Meshal Mustafa Jasim Alshemali.

Soomaaliya  ee dalka Hindiya, Mudane  Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa,  ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Kuwait ee New Delhi, Mudane 
Meshal Mustafa Jasim Alshemali.
Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile Photo

Safiirka Safaradda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Tรผrkiye ee New Delhi, Mudane Firat Sunil.

Safiirka Safaradda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya  ee dalka Hindiya, Mudane  Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa,  ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Tรผrkiye  ee New Delhi, Mudane 
Firat Sunil.
Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile Photo

Safaaradda J.F.S ee Hindiya, waxay utaagantahay, u adeegida umadda Soomaaliyeed, si daacad iyo cadaaladi ku dheehantajay. Sidoo kale, xoojinta xidhiidhka labada dal ee saaxiibada ah - India & Somalia.

Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile Photo

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Mudane Dr. Abdullahi Mohammed Odowa, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 17/02/2025 warqadaha aqoonsiga Danjironimo ugudbiyey Madaxwaynaha Dalka Hindiya Smt Droupadi Murmu.

WAQTIYADA SHAQADA: ยท Saacadaha shaqada bisha barakaysan ee Ramadaanta: 10:00 am โ€“ 3:00 pm. ยท Saacadaha shaqada bilaha kale: 10:00 am โ€“ 5:00 pm.

Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile Photo

WARGALIN: Safaaradda JFS ee dalka Hindiya waxay bixisaa adeegyadda ay ka mid yihiin: ยท Bixinta baasabooradda. ยท Warqadda dal-ku-laabashada (Gome Home). ยท Hubinta (Dastiiqinta) dhamaan dukumentiyada ka soo baxa dawladda Federaalka Soomaaliya. ยท Warqada ogolaanshiyaha qaliinada.

Somali Embassy-India ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด (@somaliainindia) 's Twitter Profile Photo

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Caalimaga ee AARDO (African-Asian Rural Development orginasation), oo soo booqdey Safaaradda J.F.S ee Hindiya.