Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile
Fahad Yasin فهد ياسين

@fahadbinyasin

National Security Advisor & Director of National Intelligence Agency, #Somalia (2018-2022). | مستشار الأمن القومي ومدير المخابرات الوطنية الصومالية.

ID: 1745555979670880256

calendar_today11-01-2024 21:19:40

79 Tweet

39,39K Followers

8 Following

Fahad Yasin فهد ياسين (@fahadbinyasin) 's Twitter Profile Photo

Tan oo kale lama arag lamana maqal!! Waa Madaxweyne aqoonsi ka sugaya Itoobiya oo af muggii ku leh ilaa ay Itoobiya na aqoonsato lama hadlayno. Waa kalmad gef ku ah qaranka, waana gabbaad guri caaro iyo gabood fal qaawan. Tolow marka khudbaddaas loo turjumo Abiy Axmed, sow

Tan oo kale lama arag lamana maqal!!

Waa Madaxweyne aqoonsi ka sugaya Itoobiya oo af muggii ku leh ilaa ay Itoobiya na aqoonsato lama hadlayno.  

Waa kalmad gef ku ah qaranka, waana gabbaad guri caaro iyo gabood fal qaawan. 

Tolow marka khudbaddaas loo turjumo Abiy Axmed, sow