The Voice Of SL(@ThevoiceofSL) 's Twitter Profileg
The Voice Of SL

@ThevoiceofSL

Credible & Verified independent media specialises in Horn Of Africa News #ThevoiceofSL

ID:1518714603911499779

calendar_today25-04-2022 22:12:48

3,6K Tweets

7,7K Followers

335 Following

The Voice Of SL(@ThevoiceofSL) 's Twitter Profile Photo

: Madaxweynaha JFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin, iyagoona kawada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiyadeed ee iyo ee dhinacyada muhiimka ah ee labada dal, oo ay ku jiraan…

#UPDATE: Madaxweynaha JFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin, iyagoona kawada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiyadeed ee #Turkiga iyo #Soomaaliya ee dhinacyada muhiimka ah ee labada dal, oo ay ku jiraan…
account_circle

IN: Maayir Mooge, ayaa ku adkaystay in degmada 26 Juun laga dhisayo Suuqa Xisbiga xili Shacabka suuqaasi ku gacansadaa ay si weyn arintani ugasoo hor jeesteen Madaxwayne Biixi-na joojiyay dhismahaasi.

#JUST IN: Maayir Mooge, ayaa ku adkaystay in degmada 26 Juun laga dhisayo Suuqa Xisbiga xili Shacabka suuqaasi ku gacansadaa ay si weyn arintani ugasoo hor jeesteen Madaxwayne Biixi-na joojiyay dhismahaasi.
account_circle
The Voice Of SL(@ThevoiceofSL) 's Twitter Profile Photo

🚨: Somali Government civil servants, who usually receive their salaries on the 25th-26th of each month, have not received their pay for this month yet. Reports indicate that even the salaries for this month have not been processed, suggesting that the backlog of the…

account_circle
The Voice Of SL(@ThevoiceofSL) 's Twitter Profile Photo

: MUSUQ MAASUQII OO GAADHAY HALKII UGU SARAYSAY.

Shaqaalaha rayidka ee Dawladda Soomaaliya oo mushaarkooda 25-26 bisha qaadan jiray ayaan weli bishaan helin mushaar.

ilo xogogaal ah waxay sheegayan xataa mushaarkii bishaan inaan weli la process gareyn, taas oo ka dhigan…

#DEGDEG: MUSUQ MAASUQII OO GAADHAY HALKII UGU SARAYSAY. Shaqaalaha rayidka ee Dawladda Soomaaliya oo mushaarkooda 25-26 bisha qaadan jiray ayaan weli bishaan helin mushaar. ilo xogogaal ah waxay sheegayan xataa mushaarkii bishaan inaan weli la process gareyn, taas oo ka dhigan…

IN:Adey Abeba Stadium construction to restart with UAE funding solicited by PM thereporterethiopia.com/39827/ via @The Reporter Ethiopia

account_circle
The Voice Of SL(@ThevoiceofSL) 's Twitter Profile Photo

IN: The high-profile political analyst's stance on the assassination of Abdinasir Muse Dahable underscores the need to exercise patience and refrain from spreading baseless accusations until all evidence is thoroughly examined. GeopoliticsAfricaTv

What are your thoughts?

: Baarlamanka Soomaaliya oo su'aalo hordhigey Wasiirka Gaashaandhigga, ka dib markii la musuq maasuqay saadkii ciidanka Qaranka.

#DEGDEG: Baarlamanka Soomaaliya oo su'aalo hordhigey Wasiirka Gaashaandhigga, ka dib markii la musuq maasuqay saadkii ciidanka Qaranka.

IN: “Some people should not stand up to the nation, and the mayor does not arrest the officials'' MP Yasin Omar Yare

account_circle
The Voice Of SL(@ThevoiceofSL) 's Twitter Profile Photo

IN: Kenya braces for more rain as flood death toll hits 60

Severe flooding has displaced hundreds of thousands of people across East Africa - and in Kenya rescue workers and authorities are 'bracing' themselves for even more devastation.

'The situation continues to be…

#JUST IN: Kenya braces for more rain as flood death toll hits 60 Severe flooding has displaced hundreds of thousands of people across East Africa - and in Kenya rescue workers and authorities are 'bracing' themselves for even more devastation. 'The situation continues to be…
account_circle