Puntland Police Force
@plpoliceforce
Official Twitter Account, Puntland Police Force - Emergency Line #999 ~ We are the state body in charge of law enforcement | Police Commissioner @MuminAShire
ID: 1480620552641556480
http://www.police.pl.so 10-01-2022 19:20:47
152 Tweet
998 Followers
5 Following
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntand S/Guuto Gen. Mumin Abdi Shire, ayaa maanta Xarunta Taliska Booliska Puntland ku qaabilay Safiirka Dawladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Ambassador Joachim Waern facebook.com/share/p/GTtJE2… #Puntland #Somalia
Taliyaha ciidamada Booliiska ee Puntland Gen. Gen. Mumin Abdi Shire ayaa ka hadlay hawlgallo dhinaca amniga ah oo ka dhacay maamulka, oo ay kusoo qabteen in ka badan 20 tuhunsane. voasomali.com/a/wareysi-tali… VOA Somali
Taliyaha Ciidanka Booliiska DPL Sarreeye Guuto Gen. Mumin Abdi Shire ayaa ka hadlay dhacdo maanta ka dhacday Saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso iyo arimo kale. facebook.com/share/v/WJYbxx… #Puntland
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Gen. Mumin Abdi Shire ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. m.facebook.com/story.php?stor…