Farxiyo Lama-filaan(@LamaFarxiyo) 's Twitter Profileg
Farxiyo Lama-filaan

@LamaFarxiyo

Isaga tag meeshii aad ku kalsooni beesho, intii aad ku karaamo beeli laheyd.❣

ID:1254880126585769985

linkhttps://www.facebook.com/profile.php?id=100009065412379 calendar_today27-04-2020 21:09:02

2,6K Tweets

245,8K Followers

13,8K Following

Farxiyo Lama-filaan(@LamaFarxiyo) 's Twitter Profile Photo

Haddii aad la qabsato khuurada qofkaaga, waxaa macquula in ay kuu sameyso dhawaqa ereyada ay ka kooban yihiin magacaaga.🙈

Galab wanaagsan, inta codka cuddoon.🤣

account_circle
Farxiyo Lama-filaan(@LamaFarxiyo) 's Twitter Profile Photo

Dal, dadka ku nooli 80% ay iskaabulo yihiin, miyaa laga sugayaa wax-soo saar iyo kallahaadda aroortii.🙈

Dowladdu Guur-wadareed ha maalgaliso, wax subixi sii jiifta oo sariiraha ku laabta lama arki doonaan filayaa.🤣

Sabti wanaagsan, saaxiib iyo sokeeyaba.🙏

account_circle
Farxiyo Lama-filaan(@LamaFarxiyo) 's Twitter Profile Photo

Jacaylku waa awoodda ugu sarreysa dunida, kaas oo beddela qofkasta noloshiisa, caadooyinkiisa, hab-dhaqankiisa iyo aragtidiisa.

account_circle
Farxiyo Lama-filaan(@LamaFarxiyo) 's Twitter Profile Photo

Bal ka warran, ninka aad lacagta uga qaadayso si uu kaaga haro, haddii uu isagana u bixinayo si uu kugu helo, xaggeed ku kala dhammaaneysaan?

Waxaay gubtay sariirtii aay ku soo bar'bareen caruurteedii oo lix ahaa, kadib markii aay guursadeen dhamaantood dibna aay ugu soo noqon waayen waxaayna tidhi:

' Waxaan gubay meel markaan fiiriyaba i gubi jirtay.'

'وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَانًا.

Ragoow waalidkiin dib ugu noqda.

Waxaay gubtay sariirtii aay ku soo bar'bareen caruurteedii oo lix ahaa, kadib markii aay guursadeen dhamaantood dibna aay ugu soo noqon waayen waxaayna tidhi: ' Waxaan gubay meel markaan fiiriyaba i gubi jirtay.' 'وَبِالْوَالِدَيْنِ إِحْسَانًا. Ragoow waalidkiin dib ugu noqda.
account_circle
Farxiyo Lama-filaan(@LamaFarxiyo) 's Twitter Profile Photo

Sida dhiigagga qaar aysan isku qaadan karin, baysan dadka qaybtoodna isku qaadan karin, in ay is qasbayaan mooyaane.

Dantaada adaa yaqaan.

account_circle
Farxiyo Lama-filaan(@LamaFarxiyo) 's Twitter Profile Photo

Muhiim ma aha in aad hesho ruux wax walba kaala siman ama aad isku meel ka taagan tihiin, se waxaa habboon in aad is hanataan qofka, adinka oo kala duwanna aad ku heshiisaan sidiinna, iskuna ixtiraamtaan aragtidiinna.

account_circle
Farxiyo Lama-filaan(@LamaFarxiyo) 's Twitter Profile Photo

Ninku waa;

Keenne
Kaalshe
Koolshe
Kaadse
Kaahiye

Dumarku waa;

Karisa
Korisa
Kaaba
Kaafiya
Keydsha

Shaqadu noo kala soocane, sariiraha ka kaca.

Kee/tee tahay?

account_circle