Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile
Annual Judicial Conference

@ajconference

The annual Judicial Conference is held annually in January fulfilling with Art. 30 Judicial System Act of 1962, and 1974.

ID: 1466078033769648131

linkhttps://judiciary.gov.so/ calendar_today01-12-2021 16:14:03

115 Tweet

193 Followers

1 Following

Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

"Garsoorku kaalin muhim ah ayuu ku leeyahay xasilloonida dalka sababta oo ah caddaalad in la helo ayaa fure u ah in xasillooni amni, dhaqaale iyo mid bulsho timaaddo". Dr. Axmed Cali M. Kheyre #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023 #Shirkagarsoorka2023

"Garsoorku kaalin muhim ah ayuu ku leeyahay xasilloonida dalka sababta oo ah caddaalad in la helo ayaa fure u ah in xasillooni amni, dhaqaale iyo mid bulsho timaaddo". Dr. Axmed Cali M. Kheyre

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
#Shirkagarsoorka2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

Our first Panel discussion is on " Judicial Services Expansion and its Role in the Stability of the Country." Our Panelists: 1. Hon. Abdukadir Mohamed 2. Hon. Kamal Dahir 2. Prof. Hassan Sh. Ali 3. Ust. Abdi Ahmed Bafo Moderater: Avv. Mohamed O. Ahmed #FederaaleyntaGarsoorka

Our first Panel discussion is on " Judicial Services Expansion and its Role in the Stability of the Country."

Our Panelists:
1. Hon. Abdukadir Mohamed
2. Hon. Kamal Dahir 
2. Prof. Hassan Sh. Ali
3. Ust. Abdi Ahmed Bafo

Moderater: Avv. Mohamed O. Ahmed

#FederaaleyntaGarsoorka
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

“Dib u xoreynta dalka waa inay la socotaa xasilin amni oo heer maamul iyo heer garsoorba leh. Waxa ugu horreeya ee Soomaalidu aaddo xilliga soo kabashada waa Garsoorka iyo Maxkamadaha oo ah aas'aaska dowladnimada. Kamal Dahir Gutale — La-taliye RW #FederaaleyntaGarsoorka

“Dib u xoreynta dalka waa inay la socotaa xasilin amni oo heer maamul iyo heer garsoorba leh. Waxa ugu horreeya ee Soomaalidu aaddo xilliga soo kabashada waa Garsoorka iyo Maxkamadaha oo ah aas'aaska dowladnimada.  Kamal Dahir Gutale — La-taliye RW 

#FederaaleyntaGarsoorka
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

“Amnigu waa garsoor, hadaanu garsoor jirin caddaalad lama helayo taas oo horseedeysa in amniga faraha ka baxo. Soomaalidu si kasta oo dowlad ugu burburtay haddana marnaba meysan noqon garsoor la'aan”. Hon. Abdukadir M. Nor — Wasiirka Difaaca XFS #FederaaleyntaGarsoorka

“Amnigu waa garsoor, hadaanu garsoor jirin caddaalad lama helayo taas oo horseedeysa in amniga faraha ka baxo. Soomaalidu si kasta oo dowlad ugu burburtay haddana marnaba meysan noqon garsoor la'aan”. Hon. Abdukadir M. Nor — Wasiirka Difaaca XFS

#FederaaleyntaGarsoorka
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

"Dadku waxay qabaan malo ku aadan in maxkamadaha aysan cadaalad ka jirin. Waxaa loo baahan yahay in Dadweynaha laga wacyi geliyo dhismaha Jamhuuriyadda oo ay kamid yihiin hay’adaha garsoorka" – Prof Hassan Sheikh Ali. #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023

"Dadku waxay qabaan malo ku aadan in maxkamadaha aysan cadaalad ka jirin. Waxaa loo baahan yahay in Dadweynaha laga wacyi geliyo dhismaha Jamhuuriyadda oo ay kamid yihiin hay’adaha garsoorka" – Prof Hassan Sheikh Ali.

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

“Marka dadku ay helaan Maamul iyo Amni, waxa xiga ay ubaahan yihiin waa garsoor ay ku hirtaan. Waa in tuulo, degmo ilaa caasimad la geeyaa adeeg garsoor oo hufan.” Ust. Cabdi Axmed Baafo — Wasiirkii hore ee Beeraha JFS #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023

“Marka dadku ay helaan Maamul iyo Amni, waxa xiga ay ubaahan yihiin waa garsoor ay ku hirtaan. Waa in tuulo, degmo ilaa caasimad la geeyaa adeeg garsoor oo hufan.” Ust. Cabdi Axmed Baafo — Wasiirkii hore ee Beeraha JFS

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

Our panel discussion entitled "Judicial Services Expansion and its Role in the Stability of the Country" is over. Participants had the opportunity to ask questions to guest panelists. #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023 #Shirkagarsoorka2023

Our panel discussion entitled "Judicial Services Expansion and its Role in the Stability of the Country" is over. Participants had the opportunity to ask questions to guest panelists.

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
#Shirkagarsoorka2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

Our second presentation about "Federal State Laws Unification and Reforms therein" is presenting Saalim Saciid Saalim, Director of SIDRA Research Institute. #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023 #Shirkagarsoorka2023

Our second presentation about "Federal State Laws Unification and Reforms therein" is presenting Saalim Saciid Saalim, Director of SIDRA Research Institute.

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
#Shirkagarsoorka2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

"Dalalka federaalka ah qaabab kala duwan ayay u habeeyaan shuruucdooda, waxaa ugu muhiimsan: 1. Habka Mideynta ay hoggaamiso Dowladda Federalka 2. Habka Mideynta ay hoggaamiyaan DXDF 3. Habka iskaashiga labada heer dowladeed #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023

"Dalalka federaalka ah qaabab kala duwan ayay u habeeyaan shuruucdooda, waxaa ugu muhiimsan:

1. Habka Mideynta ay hoggaamiso Dowladda Federalka
2. Habka Mideynta ay hoggaamiyaan DXDF
3. Habka iskaashiga labada heer dowladeed

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

Our 3rd Presentation of today's Conference titled "federalisation of investigative agencies" brings you Avv. Zakaria Ismail Nor. #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023 #Shirkagarsoorka2023

Our 3rd Presentation of today's Conference titled "federalisation of investigative agencies" brings you Avv. Zakaria Ismail Nor. 

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
#Shirkagarsoorka2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

"Waxaa Jira hay'ado u xilsaaran baarista dembiyada oo uu dalku leeyahay, si cadna loogu sheegay shuruucda dalka, waxaana ka mid ah: Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID), Nabad Sugidda Qaranka iyo Xafiiska Hanti-dhowraha Guud". #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023

"Waxaa Jira hay'ado u xilsaaran baarista dembiyada oo uu dalku leeyahay, si cadna loogu sheegay shuruucda dalka, waxaana ka mid ah: Hoggaanka Baarista Dembiyada (CID), Nabad Sugidda Qaranka iyo Xafiiska Hanti-dhowraha Guud".

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

Waxaa inoo billowday Dood Wadaagga 3aad oo ku saabsan "Federaalaynta Hay'adaha Baarista". Guddiga Doodda: Xiriiriye: Cabdalla C. Aadan (Qaanuuni). 1. Hon. Suleyman M. Maxamuud 2. Hon. Xasan Yusuf Nur 3. Hon. Maxamed Sh. Cismaan. 4. Dr. Xuseen C. Cilmi #FederaaleyntaGarsoorka

Waxaa inoo billowday Dood Wadaagga 3aad oo ku saabsan "Federaalaynta Hay'adaha Baarista". Guddiga Doodda:

Xiriiriye: Cabdalla C. Aadan (Qaanuuni).

1. Hon. Suleyman M. Maxamuud 
2. Hon. Xasan Yusuf Nur
3. Hon. Maxamed Sh. Cismaan.
4. Dr. Xuseen C. Cilmi

#FederaaleyntaGarsoorka
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

"Waxaan ku waafaqsanahay daraasaddii uu soo jeediyay Abukate Sakariye in la madax bannaaneeyo Laanta Baarista Dambiyada oo hadda hoos tagta Hoggaanka Booliiska si ay ugu madaxa banaanaato shaqadeeda". – Hon. Suleymaan M. Maxamuud, Xeer Ilaaliyaha Qaranka #FederaaleyntaGarsoorka

"Waxaan ku waafaqsanahay daraasaddii uu soo jeediyay Abukate Sakariye in la madax bannaaneeyo Laanta Baarista Dambiyada oo hadda hoos tagta Hoggaanka Booliiska si ay ugu madaxa banaanaato shaqadeeda". – Hon. Suleymaan M. Maxamuud, Xeer Ilaaliyaha Qaranka

#FederaaleyntaGarsoorka
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

"Waxaa dhacda Dowladaha xubinta ka ah dowladda Federaalka markii uu ka dhaco dambi lama yaqaano cidda dambigaas baaristiisa leh, sidaas awgeed waxaa muhiim ah in la federaaleeyo hay'adaha amniga". – Hon Xasan Yusuf Nuur, Gudd. Maxkamada Sare Puntland #FederaaleyntaGarsoorka

"Waxaa dhacda Dowladaha xubinta ka ah dowladda Federaalka markii uu ka dhaco dambi lama yaqaano cidda dambigaas baaristiisa leh, sidaas awgeed waxaa muhiim ah in la federaaleeyo hay'adaha amniga". – Hon Xasan Yusuf Nuur, Gudd. Maxkamada Sare Puntland 

#FederaaleyntaGarsoorka
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

"Waaxda Baarista Dambiyada waa in maamul ahaan loo madax banaaneeyaa si aysan faragelin ugu yeelan taliyayaasha booliiska oo saameyn ku yeesha hanaanka baarista dambiyada, iyagoo leexiya shaqada baarista". Hon. Mohamed Sh. Osman, Xeer Ilaliyaha Jubbaland #FederaaleyntaGarsoorka

"Waaxda Baarista Dambiyada waa in maamul ahaan loo madax banaaneeyaa si aysan faragelin ugu yeelan taliyayaasha booliiska oo saameyn ku yeesha hanaanka baarista dambiyada, iyagoo leexiya shaqada baarista". Hon. Mohamed Sh. Osman, Xeer Ilaliyaha Jubbaland 

#FederaaleyntaGarsoorka
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

"Waxaa loo baahan yahay in la qeexaa ikhtisaaska Hay'adaha Baarista iyaga dhexdooda iyo waliba labada heer ee dowladeed, dowlada Federaalka iyo dowlad goboleedka” Dr. Xuseen Cabdi Cilmi Wasiir kuxigeenkii hore ee Dastuurka XFS #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023

"Waxaa loo baahan yahay in la qeexaa ikhtisaaska Hay'adaha Baarista iyaga dhexdooda iyo waliba labada heer ee dowladeed, dowlada Federaalka iyo dowlad goboleedka” Dr. Xuseen Cabdi Cilmi Wasiir kuxigeenkii hore ee Dastuurka XFS

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

We have just concluded our 3rd panel titled "Federalisation of Investigative Agencies" which was the final discussion of the Annual Judicial Conference 2023. #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023 #Shirkagarsoorka2023

We have just concluded our 3rd panel titled "Federalisation of Investigative Agencies" which was the final discussion of the Annual Judicial Conference 2023.

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
#Shirkagarsoorka2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

Finally, a communiqué was issued at the CONFERENCE, read by Chairman of Benadir Appeal Court Avv. Said Ali Mohamed. The Communique acknowledged the efforts of the National Consultative Forum to federalise the Judiciary. #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023

Finally, a communiqué was issued at the CONFERENCE, read by Chairman of Benadir Appeal Court Avv. Said Ali Mohamed. The Communique acknowledged the efforts of the National Consultative Forum to federalise the Judiciary.

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

The Chairman of the Armed Forces Court, Major Ali Nor Shute, praised the Conference and also informed the public to be honest with justice by obeying the laws. #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023 #Shirkagarsoorka2023

The Chairman of the Armed Forces Court, Major Ali Nor Shute, praised the Conference and also informed the public to be honest with justice by obeying the laws.

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023
#Shirkagarsoorka2023
Annual Judicial Conference (@ajconference) 's Twitter Profile Photo

The Annual Judicial Conference 2023 was concluded by Chief J. of the Supreme Court of Somalia, H. E. Hon. Bashe Yusuf Ahmed. Thanked the Organising Team, Conference Partners, top level delegates & participants who attended the Conference. #FederaaleyntaGarsoorka #AnnualJudicialConfrence2023

The <a href="/AJConference/">Annual Judicial Conference</a> 2023 was concluded by Chief J. of the Supreme Court of Somalia, H. E. Hon. Bashe Yusuf Ahmed.  Thanked the Organising Team, Conference Partners, top level delegates &amp; participants who attended the Conference.

#FederaaleyntaGarsoorka
#AnnualJudicialConfrence2023